Kulan Loogu Diyaar Garoobayay Xuska 7aadka Maagaalooyinka Dalka
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 13ka March 2017. Kulan balaadhan oo loogu diyaargaroobayo xuska 7aadka magaalooyinka ee dalkeena itoobiya islamarkaana ay kasoo qaybgaleen kabaneega 6da maamul magaalo ee...
View ArticleMaareeye yaasha Senterada Degmada Qalaafe Oo Tababar Loo Qabtay
Qalaafe (Cakaaranews)Talaado 14ka March 2017. Tababar uu soo agaasimay xafiiska maamulka shaqaalaha CPA ee Degmada qalaafe islamarkaana ay kasooqaybgaleen Kabinetka Degmada qalaafe, loona hayay...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Xaaladaha Abaaraha Oo Ka Dhacay Jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 15ka, March, 2017 Kulan uu soo diyaariyay xafiiska waxbarashada DDSI oo lagu gorfaynayay sidii hay’adaha aan dawliga ahayn ee ay bah-wadaagta yihiin xafiiska...
View ArticleKulanka Qiimaynta Qotada Dheer Oo U Bilaabmay Barayaasha Iyo Hawlwadeenada...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 15ka March 2017. Kulankan oo lagu qiimaynayay geedi socodka shaqo ee shaqaalaha iyo barayaasha jaamacada jijiga oo ah kulanka qiimaynta qotada dheer ee lagu sifaynayo...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Socdaalka Sharcidarada ah iyo dhibaatooyinkiisa
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 15ka March 2017. Kulan ay siwada jir ah usoo agaasimeen xafiiska cadaalada iyo xeerilaalinta DDSI, Xafiiska shaqalaha iyo arrimaha bulshada DDSI iyo waliba Hay’ada socdaalka...
View ArticleMasuuliyiin Ka Socday Hay’ada Qaramada Midoobay Oo Soo Gaadhay Jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews), khamiis, 16ka March, 2017. Waxaa soo gaadhay caasimada DDSI ee jigjiga masuuliyiin ka socday hay’ada qaramada midoobay oo uu hogaaminayo u qaabilsanaha hay’ada qaramada midoobay...
View ArticleMas’uuliyiinta Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Kulan Wacyigalin Ah La Yeeshay...
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 16ka March 2017. Masuuliyiinta xafiiska waxbarashada DDSI oo ay ka mid yihiin wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI mudane Ibraahim Aadan Mahad iyo Wasiir kuxigeenka xafiiska...
View ArticleTababar Loo Qabtay Madax Xafiiseedyada Xafiisyada Ganacsiga Gobolada iyo...
Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 17ka, March, 2017. Tababar uu soo diyaariyay xafiiska Ganacsiga iyo Gaadiidka DDSI oo loo qabtay madax xafiiseedyada xafisyada ganacsiga gobolada iyo degmooyinka DDSI...
View ArticleSoo Dhawayntii Minneapolis Ee Madaxwayne Kuxigeenka DDSI Oon Loo Kala Hadhin
Minneapolis(Cakaaranews) Sabti 18ka March 2017. Qurba joogta udhalatay DDSI ee ku dhaqan cariga waqooyiga America gaar ahaan magaalada minneapolis ayaa si heer sare ah oon loo kala hadhin ugusoo...
View ArticleXafiiska Ganacsiga Iyo Gaadiidka MMj Ayaa Sheegay In Uu Bilaabay Dardargalin...
Jigjiga (cakaaranews)Sabti 18ka March 2017. Xafiiska ganacsiga iyo gaadiidka maamulka magaalada jigjiga ayaa sheegay in uu bilaabay shaqooyin lagu dardargalinayo adeegyada gaadiidka bulshada sida...
View ArticleXukuumada DDSI Oo 2 Milion Oo Birr Ugu Deeqday Qoysaska Dadkii ku Dhintay...
Jigjiga(cakaaranews) Sabti 18ka March 2017 Xukumada DDSI ayaa lacag 2 milion ah ugu deeqday qoysaskii ay kabaxeen dadkii kudhintay Dhacdadii naxdinta lahayd ee 7aad kahor kadhacday xarunta dalka ee...
View ArticleWafti Isku Dhaf ah Oo Kormeer Hawleed Ku Tagay Degmada Fiiq
Fiiq(cakaaranews)Axad 19ka March 2017. Wafti uu horkacyo wasiiru dawlaha wasaarada caafimaadka JDFI mudane amir amaan islamarkaana uu waheliyo wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Xasan Ismaaciil...
View ArticleXafiiska Arrimaha Haweenka Iyo Caruurta DDSI Oo Deeq Kaladuwan Gaadhsiiyay...
Wardheer(cakaaranews)Axad 19ka March 2017. Koox ay hogaaminyso Wasiiradda Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Caruurta DDSI marwo Raxma Suldaan Maxamuud Haybe ayaa deeq kaladuwan gaadhsiiyay bulshada...
View ArticleMW CMC Oo Xafiiskiisa Kuqaabilay Mas’uuliyiin Kasocday Hay’ada UNICEF
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 19ka March 2017. Waxaa garoonka caalamiga ah ee garaad wiilwaal lagu soo dhaweeyay mas'uuliyiin sare oo kasocday hay’ada UNICEF oo ay hogaaminayso madaxa hay’ada UNICEF ee...
View ArticleQiimayntii Waxqabadka 9ka Bilood Ee Kuliyadaha Deegaanka Oo Ka Furmay Jigjiga
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 20ka March 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga si toos ah ooga furmay shirkii qiimaynta waxqabadka 9ka bilood ee kuliyadaha deegaanka oo uu qabtay xafiiska...
View ArticleSenterka Caleen Iyo Deeqihii Kala Duwanaa Ee Bulshada La gaadhsiiyay
Caleen(cakaaranews)Isniin 20ka March 2017. Koox ay horkacayso Wasiirada Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Caruurta DDSI marwo Raxma Suldaan Maxamuud Haybe ayaa maanta deeq kaladuwan gaadhsiiyay bulshada...
View ArticleMunaasbad Loogu Dabaal Dagayay Sanad-guurada 19aad Ee XDSHSI Iyo MW Ku...
Minneapolis,(cakaaranews),Isniin, 20ka March, 2017. Munaasabada loogu dabaal dagayay sanad guurada 19 jirsatay ee ka soo wareegtay markii la aas aasay ee dhidibada loo taagay X.D.SH.S.I, oo si qurux...
View ArticleMas’uuliyiin kasocotay Waaxda Horumarinta Caalamiga ah (DFID) Oo Soo Booqday...
Jigjiga (cakaaranews)Isniin 20ka March 2017. Masuuliyiin sare oo ka socotay waaxda horumarinta caalamiga ah ee dalka UK ee loo soo gaabiyo DFID ayaa maanta soo booqday xafiiska caafimaadka DDSI,...
View ArticleMW CMC Oo Kulan Wada Tashi Ah La Yeeshay Shaqaalaha Iyo Odayaasha Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 21ka March 2017. Kulan wada tashi ah oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar,...
View ArticleMW CMC Oo U Duulay Dhanka Xarunta Dalka.
Addisababa(Cakaaranews) Talaado 21ka March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka xarunta dalka ee magaalada addis ababa. Isagoo hawlo...
View Article