Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mas’uuliyiin Kasocday Waaxda Horumarinta Caalamiga Ah (DFID) UK Oo Kulan La...

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 21ka March 2017. Masuuliyiin sare oo ka socotay waaxda horumarinta caalamiga ah ee dalka UK ee loo soo gaabiyo DFID ayaa maanta kulan ay ujeedadiisu ahayd sida u xafiiska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deegaanka Canfarta Oo 26 gaadhi Oo Calafka Xoolaha ah Soo Gaadhsiiyay DDSI

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 22ka March 2017. Deegaanka Canfarta Itoobiya ayaa Deegaanka soomaalida itoobiya soo gaadhsiiyay Deeq ka kooban 26 gaadhi oo ah baabuurta xamuulka ah oo sidda calafka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Daraasaadka Nidaamka Baris Barasho Ee Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 22ka March 2017. Tababar  ay si wadajir  ah usoo agaasimeen xafiiska waxbarashada DDSI iyo hay'ada UNICEF islamarkaana ujeedadiisu ahayd in daraasaad lagu sameeyo nidaamka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Nidaamka Qiimaynta Iyo Darajasiinta Shaqada Oo La Soo...

Jigjiga,(cakaaranews) Arbaca, 22ka March , 2017. Waxaa lagu soo gabagabeeyay xarunta deegaanka ee jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI tababar ku saabsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kusoo Laabtay Xarunta Degaanka.

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 23ka March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kadib markuu usoo dhamaaday shaqooyinkii,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsanaa Fayadhawrka Dugsiyada Deegaanka Oo Lasoo Gabagabeeyay

Jigjiga (Cakaaranews) Khamiis 23ka March 2017. Tababar kusaabsan nidaamka ilaalinta deegaanka schoolada iyo guud ahaanba nadaafada dugsiga iyo ardayda ee  28ka degmo uu ka howlgalo barnaamijka wash...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Tog-Wajaale Oo Deeq raashin Ah U Qaybiyay Bulshada Danyarta Ah.

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 23ka March 2017.  Maamulka magaalada tog-wajaale ayaa deeqo raashinka noocyadiisa kala duwan gaadhsiiyay bulshada dayrta ah ee ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee maamulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Wacyigalinta Nadaafada Ah Oo kadhacay Degmada Doolo-Bay

Doolo-Bay (cakaaranews)Jumce 24ka March 2017. Shir balaadhan oo ay kasooqaybgaleen masuuliyinta ugu saraysa degmada, qaybaha kaladuwan ee bulshada kudhaqan degmada doolo-Baay, islamarkaana ujeedadiisu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Wadatashi Ah Oo Lala Yeeshay Maamulayaasha, Iyo Kormeerayaasha MM Jigjiga

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 24ka March 2017. Kulan wada tashi ah oo ay kasoo qaybgaleen 66 xubnood oo kala ah maamulayaasha, Kormeerayaasha, iyo maamulada kuxigeenada 38da dugsi ee ka dhisan maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW Kuxigeenka DDSI Oo Dib Ugusoo Laabatay Xarunta Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 24ka March 2017. Madaxwayne kuxigeenka DDSI ahna Wasiirka xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah marwo Sucaad Axmed Faarax ayaa dib ugusoo laabatay xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Wafti Balaadhan Oo Soo Darsaya Xaalada Abaarta

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 25ka March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan oo isugu jira heer federal iyo heer deegaan ayaa socdaal lug ah ooga ambabaxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

K/S Maayorka MMJ Oo Xadhiga Kajaray Huteel Cusub

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 25ka March 2017. Caasimada DDSI ee Magaalada jigjiga oo ah caasimad da’a yar ayaa waxaa maalinba maalinta kadanabaysa kor u sii kacaya huteelada, warshadaha iyo dhamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Xubno Ka Socday Ururada Mucaaradka Ah Ee...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 25ka March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka hor intii uusan ka ambabixin xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Galay Qabridahar.

Qabridahar,(cakaaranews), Axad, 26ka March , 2017. Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo isugu jira mas'uuliyiin heer faderaal iyo heer deegaan ah ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Ka Socday Dalka Jabuuti Oo Booqday Mashaariicaha Horumarineed Ee DDSI

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 27ka March 2017. Wafti balaadhan oo ka socday dalka jabuuti ayaa booqasho ku soo gaadhay deegaanka somalida itoobiya, waxayna waftigani markii ay soo galeen deegaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada DDSI Ee Wadanka Australia

Melbourne(Cakaaranews) `Isniin 27ka March 2017. Waxaa magaalada Melbourne ee wadanka australia kadhacay kulan balaadhan oo ay si heer sare ah usoo qabanqaabiyeen jaaliyada udhalatay DDSI ee kudhaqan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Balaadhnaa Oo Ku Sugan Caleen

Caleen(Cakaaranews)  Isniin 27ka March 2017. waftigii balaadhanaa ee uu hogaaminyay Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka magaalada qabridahar ooga ambabaxay dhanka degmada shilaabo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaaradaha Qumaatiga U Kaca Oo Ay Siteen Wafti heer Deegaan Ah Oo Dawooyin...

Gunagado(cakaaranews)Talaado 28ka March 2017. Gargaarka iyo taageeraha xukuumada DDSI ee kuwajahan Bulshada ay saamaysay isbadalka cimilada aduunka ee roobyaraanta keentay ayaa waxaa isbarbarsocota...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Galay Wardheer.

Wardheer(Cakaaranews) Talaado 28ka March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo ku jira socdaalkii roob-doon ayaa saaka ka anbabaxay tuulada caleen oo ka tirsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW Kuxigeenka DDSI Oo Bulshada Deegaanka Ugu Baaqday Ka Faa'iidaysiga Xili...

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 28ka March 2017. madaxwayne kuxigeenka DDSI ahna Wasiirka horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga marwo Sucaad Axmed Faarax ayaa bulshada deegaanka ugu baaqaday inay...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>