Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 23ka March 2017. Maamulka magaalada tog-wajaale ayaa deeqo raashinka noocyadiisa kala duwan gaadhsiiyay bulshada dayrta ah ee ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee maamulka magaalada tog-wajaale. Masuuliyiinta maamulka magaalada tog-wajaale oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in deeqtan raashinka ah ee lagaadhsiiyay bulshada danyarta ah tahay mid loogu talagalay bulshada danyarta ah eek u dhaqan mm isalamarkaana lagu kabayo baahida aasaasiga ah ee bulshada..
dhankooda bulshada Danyarta ee la gaadhsiiya raashinka oo la hadlayay warbaahinta ayaa aad u soo dhaweeyay deeqay raashinka ah e ay dawladu soo gaadhsiiyay kuwaasi oo siwayn ugu mahadnaqay maamulka magaalada tog wajaale.