Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 23ka March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kadib markuu usoo dhamaaday shaqooyinkii, Shirarkii Iyo howlihii muhiimka ahaa ee uu utagay xarunta dalka ee magaalada addisababa, Wuxuuna madaxwaynuhu wakhti xaadirkan ku suganyahay xarunta deegaanka ee maagaalada jigjiga.
↧
MW CMC Oo Kusoo Laabtay Xarunta Degaanka.
↧