Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhakhaatiirta iyo xirfadlayaasha caafimaadka ee inooga timid deeganka amxaarada

Jarar(Cakaaranews) Talaado 28ka March 2017.Dhakhaatiirta iyo xirfadlayaasha caafimaadka ee bulshada ay abaartu saamaysay ee deegaankeena uga soo gurmaday deegaanka walaalaheen ah ee amxaarada oo wata...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xubno Ka Socday Ururada Mucaaradka Ah Ee Dalka Oo Booqasho Kutagay Qaar kamid...

Godey(Cakaaranews) Arbaco 29ka March 2017. Xubno kascoday axsaabta siyaasadeed ee dalka oo ay kamid yihiin xisbiga talada haya ee EPRDF iyo 8 xisbi oo ah axsaabta mucaaradka ah islamarkaana ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Adeega Shacabka Iyo Horumarinta Cududa Shaqaalaha DDSI Oo Kulan...

Jigjiga,(cakaaranews), Arbaca, 29ka March, 2017. Wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI marwo Maajida Maxamed Maxamuud ayaa kulan dar-daaran ah kula yeelatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danood Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay MW CMC

Danood.(Cakaaranews),Arbaca 29ka March, 2017. Waftigii balaadhnaa ee uu  hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo xalay u hoyday xarunta gobolka doolo ee wardheer ayaa saaka kulan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kor Loogu Qaadayo Awooda Fulineed Ee Fudaydiyayaasha ABE yada

Godey (cakaaranews)Arbaco 29ka March 2017. Tababar kor loogu qaadayo aqoonta Hawl fudaydiyayaasha ABE yada islamarkaana ay kasooqaybgaleen xubno kasocday  qaarkamid ah degmooyinka gobolka shabeele,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir balaadhan Oo loo Qabtay Ururada Federtionka Ee Dhalinyarada Koonfurta...

K-jigjiga(cakaaranews)khamiis 30ka March 2017. Shir balaadhan oo looqabtay ururada fedhereeshinka ee dhalinyarada degmada koonfurta jigjiga islamarkaana lagagawada arrinsanayay shaqo abuurka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Nidaamka Maamulka Maaliyada Oo Loo Qabtay Qaarka Mid Ah...

Jigjiga,(cakaaranews),khamiis, 30ka March, 2017. Tababar uu soo diyaariyay xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI loo qabtay shaqaalaha xafiisyada heer deegaan gaar ahaan masuuliyiinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Soo Galay Marsin

ceelbaxay(Cakaaranews) Khamiis 30ka March 2017. Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kadib markay saaka kulan la yeesheen qaybaha kaladuwan ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiyada Dib U Meelaynta Shaqaalaha Xafiisyada Heer Deegaan Oo Tababar Loo...

Jigjiga(cakaaranews),khamiis, 30ka March, 2017. Tababar uu soo diyaariyay xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI  ayaa  loo soo gabagabeeyay  gudiga dib u meelaynta shaqaalaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Kusaabsan Ganacsiga Sharcidarada Ah Oo Loo Qabtay Ganacsatada MM Wajaale

M.M Wajaale(cakaaranews)Jumce 31ka March2017.Kulan lagaga hadlayay ganacsiga sharci-darada ah oo ay kasooqaybgaleen maayorka MM  Wajaale oo uu waheliyo Hogaanka Nabadgalayada MM wajaale iyo heerarka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaashaamo Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay MW CMC.

Gaashaamo(Cakaaranews) Jumce 31ka March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo wali ku guda jira socdaalkii lagu darsayay xaaladaha abaarta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Soo Galay Awaare

Awaare(Cakaaranews) Sabti 1da April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo wali ku jira socdaalkii roob-doon iyo u kuurgalida xaaladaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Xoojinta Hawlaha Horumarka Oo Ka Dhacay MM Wajaale.

Wajaale(Cakaaranews) Axad 2da April 2017. Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay sii xoojinta hawlaha horumarka nabadgalyada iyo maamulka suuban ayaa ka dhacay maamulka magaalada tog-wajaale. Waxaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qabridahar Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay MW CMC.

Qabridahar(Cakaaranews) Axad 2da April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo socdaal dheer ku maraya qaarka mid ah gobolada iyo degmooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dood Cilmiyeed Kusaabsan Geedka Garanwaaga Ah Oo Kadhacay Magalada Jigjiga

Jigjiga (cakaaranews)axad  2da April 2017. Aqoon is waydaarsi  kusaabsan geedka garanwaaga ah islamarkaana ay kasooqaybgaleen xubno kasocday wasaarada  xoolaha iyo kalumaysiga, xafiiska xoolaha iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Wasiirka Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Dalka Germany Ku Soo Dhaweeyay...

Qabridahar (Cakaaranews) Isniin 3da April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayaan qaarka mid ah golaha wasiirada DDSI ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Lagu Qiimaynayo Mashruuca PCDP Oo Kadhacay Degmada Hargeele

Hargeele (cakaaranews)Isniin 3da April 2017. Shir qiimayn ah oo lagu qiimaynayo waxqabadka mashruuca Horumarinta bulshada reerguuraaga ah ee (PCDP) islamarkaana ay kasooqaybgaleen shaqaalaha mashruuca...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Booqday Mashaariicaha Horumarineed.

Qabridahar(Cakaaranews) Talaado 4ta April 2017.. Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ee socdaalka dheer kumarayay qaar kamid ah gobolada iyo degmooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxa Xafiiska Beeraha Degmada Koonfurta Jigjiga Oo Ku Boorisay Shacabka In...

jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 5ta April, 2017. Madaxa xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka Dabiiciga ah ee Degmada  Koonfurta Jigjiga Marwo Faaduma Nuur Barkhad oo xafiiskeeda ugu waramasay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Kasocday Safaarada Maraykanka Iyo Hay’ada USAID Ayaa Kulan Laqaatay MW CMC

Qabridahar(Cakaaranews) Arbaco 5ta April 2017. Waftigan isugu jiray safaarada maraykanka iyo hay’ada USAID oo ugu horayn kadagay magaalada wardheer ee xarunta gobolka doolo islamarkaana soo kormeeray...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>