Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Kulan Kusaabsan Ganacsiga Sharcidarada Ah Oo Loo Qabtay Ganacsatada MM Wajaale

Image may be NSFW.
Clik here to view.
M.M Wajaale(cakaaranews)Jumce 31ka March2017.Kulan lagaga hadlayay ganacsiga sharci-darada ah oo ay kasooqaybgaleen maayorka MM  Wajaale oo uu waheliyo Hogaanka Nabadgalayada MM wajaale iyo heerarka kaladuwan ee ganacsatada MM Wajaale ayaa kaqabsoomay hoolka shirarka ee maglaada.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Hadaba, kulankan ayaa waxaa ugu horayn kahadlay maayorka MM Wajaale  mudane Maxamuud Cabdi Muxumed oo sheegay in kulankan lagaga wada hadlayo la dagaalanka ganacsiga sharci darada ah  ee MM Wajaale islamarkaana ay lagama-maarmaantahay in si wadajir ah loola wada dagaalamo maadaama oo ganacsiga sharcidarada ahi uu dhibaato kuyahay dalka iyo deegaankaba.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Sidookale. waxaa iyana dhankooda kahadlay qaarkamid ah  Ganacsatada MM Wajaale  oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay halmeel uga soowada jeedsadaan ganacsiga sharcidarada ah islamarkaana ay raacayaan shuruucda u yaala kontrobaanka. Waxayna balan ku qaadeen in la halgamayaan ganacsiga sharcidarada ah.

Ugudanbayna shirka ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan oo farxadi ku dheehantahay.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>