Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Mas’uuliyiin kasocotay Waaxda Horumarinta Caalamiga ah (DFID) Oo Soo Booqday Xafiiska Caafimaadka DDSI

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Jigjiga (cakaaranews)Isniin 20ka March 2017. Masuuliyiin sare oo ka socotay waaxda horumarinta caalamiga ah ee dalka UK ee loo soo gaabiyo DFID ayaa maanta soo booqday xafiiska caafimaadka DDSI, islamarkaana kulama kalduwan layeeshay xafiiska caafimaadka.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Hadaba, Wafdigan oo uu hogaaminayay Mr.Richard Arden, Team Leader, Human Development for DFID, ayaa ujeedada booqashadoodu tahay si ay indha indhayn ama qiimayn ugu sameeyaan mashaariicda ay iyagu (DFID) maal galiyeen sida; Mashruuca dhimista dhimashada hooyada iyo dhalaanka (RIF) iyo Mashruucii 2 bilood kahor dhamaaday ee la odhanjiray Peace and development programme  (PDP).

Sidookale, Wafdigan oo kulan layeeshay masuuliyiinta xafiiska caafimaadka DDSI oo uu ugu horeeyo mudane Maxamed Ayaanle, kusiisimaha xafiiska caafimaadka DDSI ahna agaasinka waaxda qorshaynta, dabagalka, iyo xidhiidhka hay'adaha ee xafiiska caafimaadka DDSI, wuxuuna u soo jeediyay warbixin kooban oo ku saabsan labadaas Mashruuc een kor ku soo xusnay ugana mahad celiyay maal galinta ay DFID ee deegaanka soomaalida itoobiya iyo guud ahaanba dalkeena itoobiya.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Ugudanbayna, Wafdigan ayaa booqday xarunta caafimaadka degmada Tuli-guuleed iyo xafiiska caafimaadka degmada Tuli-guuleed halkaas oo ay shirarkaladuwan kulaqaateen masuuliyiinta degmadaas.

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>