MW CMC Oo Kulan Layeeshay Mas’uuliyiinta Heer Deegaan Iyo Odayaasha
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 13ka April 2017. Kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, Qaar...
View ArticleMW CMC Oo U Duulay Xarunta Dalka Ee Addisababa
Addisababa(Cakaaranews) Jumce 14ka April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka xarunta dalka ee magaalada addisababa, Isagoo hawlo...
View ArticleDegmada Hudhet Oo Lagusoo Gabagabeeyay Qalitaankii Indhaha Iyo Daawaynta...
Hudhet(Cakaaranews) Jumce 14ka April 2017. Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay hawlihii qalniinka iyo daawaynta indhaha ee Maalmahan Kasocotay Degmada Hudhet ee gobolka Daawa halkaas oo ay dib uheleen...
View ArticleGobolka Siti Oo Bilaabay Goynta Calafka Xoolaha Oo Ay Ugu Deeqayaan Gobolada...
Qabalaha Gabi(Cakaaranews)sabti 15ka Aprill 2017. Maamulka gobolka siti ayaa bilaabay Goynta Calafka xoolaha ee looyaqaano sudan Garass kaasoo mudayar kahor ay maamulada 8da degmo ee hoosyimaada...
View ArticleTababar Kusaabsan Wacyigalinta Guurka Degdega Ah
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 15ka April 2017. Tababar ay kasoo qaybgaleen gabdhaha barayaasha ah iyo xubno ka socday maxkamadaha shareecada iyo golaha arrimaha islaamka ee gobolada qoraxey, Shabeele,...
View ArticleDire Dawa Oo Si Balaadhan Loogu Xusay Sanad Guurada 19aad Ee X.D.SH.S.I.
Dire-dawa(cakaaranews)Arbaca, 8da, March, 2017. Waxaa si meeqaam sare ah loogu xusay caasimada ismaamulka magaalada diredhawa gaar ahaan stadium wayn ee deridawa munaasabada xuska 19aad ee ka soo...
View ArticleXuska Sanad-guurada 41aad Ee Maalinka Haweenka Aduunka Oo Siwayn Looga Xusay...
Dhagaxbuur (cakaaranews)Arbaco 8da March 2017. Munaasabad lagu maamusayo maalinka Haweenka Aduunka oo sanad walba la xuso 8 march islamarkaana ay kasooqaybgaleen kabinetka maamulka magaalada...
View ArticleMunaasabada Maalinta Haweenka Aduunka Oo JigJiga Laga Xusay.
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 8da March 2017. Waxaa maanta guud ahaanba caalamka laga xusay munaasabada 106 aad maalinta haweenka aduunka oo ku beegay 8da March , 2017taasi oo dalkeena itoobiyana laga...
View ArticleMM Qabridahar Oo Si Balaadhan Looga Xusay Maalinka Haweenka Aduunka
Qabridahar (cakaaranews)Arbaco 8da March 2017. Munaasabad lagu maamusayo Xuska Sanad Guurada 41aad ee maalinka Haweenka Aduunka Ee 8da march ayaa maanta si wayn looga xusay maamulka magaalada...
View ArticleKhibrad Wadaag Ay Wada yeesheen Masuuliyiinta Cilmibaadhista Deegaanka Iyo...
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 9ka March 2017.Iyadoo maalmahan Macadka cilmibadhiista ee degaanku ku guda jiray wakhtigii la qorsheynayey hawlaha cilmibadhiista cusub ee sanadka miisaaniyeedka 2010 T.I....
View ArticleDegmada Qalaafo Oo Lagu Qabtay Tababar Kusaabsan Ladagaalanka Caadooyinka Xunxun
Qalaafe(cakaaranews)Khamiis 9ka March 2017. Tababar uu soo agaasimay xafiiska arrimaha Haweenka Iyo Caruurta ee Degmada Qalaafo islamarkaana ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa degmada oo...
View ArticleSocdaalo Deeqo Lagu Gaadhsiinayo Bulshada Abaaruhu Saameeyeen.
Qoraxey(Cakaaranews) Khamiis 9ka March 2017. Waxaa dhawaan ka an-babaxay xarunta deegaanka ee jigjig masuuliyin isugu jira hogaaminta sare xukuumada DDSI iyo hogaaminta XDSHSI kuwaasi oo u baxay...
View ArticleKulan Ay Yeesheen Xafiiska Beeraha DDSI, Kooxo Ka Socday Wasaarada Beeraha Ee...
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 10ka March 2017. Kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga DDSI xafiiska maaliyada horumarinta dhaqaalaha DDSI xafiisyada...
View ArticleSocdaalka Gurmadka Abaaraha Iyo Doolo.
Wardheer(cakaaranews),Sabti, 11ka, March, 2017. Masuuliyiin heer deegaan ah oo ay hogaaminayso wasiirka horumarinta khayraadka biyaha ahna madaxa xarunta dhexe ee XDSHSI marwo Fartuun Cabdi Mahdi oo uu...
View ArticleNidaamka Rimay Gacmeedka Oo Tababar Lagu Siiyay Macalimiinta Kuliyada TVET ka...
Godey(cakaaranews)Sabti 11ka March 2017. Tababar kusaabsan nidaamka rimay gacmeedka ee afka qalaad lagudhaho (artificial assimilation) islamarkaana ay ka soo qaybgaleen macalimiinta kuliyada farsamada...
View ArticleDeeqaha Xukuumada DDSI Gaadhsiinayso Shacabka Abaaruhu Saameeyeen.
Hargeele(Cakaaranews) Sabti 11ka March 2017. Sida aan ku sheegnay wararkaanagii hore qaarka mid ah masuuliyiinta xukuumada DDSI ugu saraysa ayaa socdaalo dhaadheer ku maraya gobolada iyo degmooyinka...
View ArticleMW CMC Oo Kusoo Laabtay Xarunta Deegaankka
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 12ka March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kadib markuu usoo dhamaaday howlihii shaqo iyo...
View ArticleMW CMC Oo Kulan Layeeshay Mas’uuliyiin Kasocday Qaramada Midoobay
Jigjiga(Cakaaranews) Axad, 12ka March 2017. Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sidaaduu socdaalka ugasoo galayba wuxuu xafiiskiisa kulan kulaqaatay mas’uuliyiin sare oo kasocday...
View ArticleMM Qabridahar Iyo 526 Arday Oo Ka Qalinjabisay Kuliyada Xirfadaha Iyo...
Qabridahar(cakaaranews)Axad 12ka March 2017. Xaflad ay si wada jira ah usoo agaasimeen kuliyada xirfadaha iyo farsamooyinka gacanta iyo kuliyada caafimaadka MM Q/dahar islamarkaana ay ku...
View ArticleMM Godey Iyo 600 oo Arday Oo Ka Qalinjabisay Kuliyada Xirfadaha Iyo...
Godey(cakaaranews)Axad 12ka March 2017. Xaflad qalinjabin ah oo ay ku qalinjabinayeen 600 oo arday oo waxkabaranaysay kuliyada xirfadaha iyo farsamooyinka kaladuwan islamarkaana bartay xirfadaha...
View Article