Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Kulan Lagaga Hadlayay Socdaalka Sharcidarada ah iyo dhibaatooyinkiisa

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 15ka March 2017. Kulan ay siwada jir ah usoo agaasimeen xafiiska cadaalada iyo xeerilaalinta DDSI, Xafiiska shaqalaha iyo arrimaha bulshada DDSI iyo waliba Hay’ada socdaalka aduunka ee IOM islamarkaana looqabtay xubno kakala yimid sadexda maamul magaalo ee wajaale, qabribayax iyo mm Jigjiga  ayaa kaqabsoomay xarunta deegaanka.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Hadaba kulankn, ayaaa waxaa kahadlay Wasiirka Xafiiska Cadaalada iyo Xeer Ilaalinta DDSI mudane Jamaal axmed qaloonbi oo sheegay in ay lagama maarmaantahay in bulshada looga digo dhibaatooyinka kaga iman kara socdaalada sharci darada ah gaar ahaan dhalainyarada. Wuxuuna kubooriyay kaqaybgalayaasha in lajoogteeyo wacyigalinada ku aadan socdaalka sharcidarada ah.

Dhanka kale, waxaaisna dhankiisa kahadlay Wasiirka Xafiiska shaqaalaha iyo arrimha bulshada DDSI mudane  Axmed Maxamed Koore oo sheegay in kulankan ujeedadiisu tahay in bulshada fahan buuxa laga siiyo dhibaatooyinka uu leeyahay socdaalka sharcidarada ah iyo waliba wacyigalinada ku’aadan bulshada. Wuxuuna xusay in maalmaha ay casharbixintu socoto sifiican looga faaiidaysto islamarkaana ay kaqaybgalaayshu usii gudbiyaan  goobihii ay kakalayimaadeen.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Sikastaba haatee kulankan ayaan ahayn kulankii ugu horeeyay ee laqabto iyadoo kulamo kaladuwana hada kahor lagu qabtay meelo kaladuwan oo deegaanka. ah


Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>