Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Sanadguurada 27aad ee 20ka Ginbood Oo Si Heer Sare Ah Looga Xusay...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin, 28ka May,2018. Xuska Munaasabadii 27aad ee 20ka Ginbood oo  si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

27ኛው የግንቦት 20 የድል በዓል ለላቀ ብሔራዊ መግባባትና ዴሞክራሲያዊ አንድነት ለላቀ ሃገራዊ ስኬት በሚል መሪ ቃል...

ጅግጅጋ(cakaaranews)ሰኞ፤ግንቦት 20/2010ዓ.ም.27ኛው የግንቦት 20 የድል በዓል ለላቀ ብሔራዊ መግባባት እና የዴሞክራሲያዊ አንድነት ለላቀ ሃገራዊ ስኬት በሚል መሪ ቃል በመላው ሃገሪቱ የተከበረ ሲሆን በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መዲና በጅግጅጋ ከተማ በሰይድ መሀመድ አብዱሌ መሰብሰቢያ አዳራሽ በደማቅ ሁኔታ...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW Dr. Abiyyi Ahmed Oo Kulan Qaabilaad Iyo Afur Sharafeed Ku Qaabilay Wafti...

  Addis-ababa(Cakaaranews) Talaado, 29ka May 2018. Raisal wasaaraha JDFI Dr Abiyi Ahmed ayaa  maalinta bari ah kulan qaabilaad iyo afur sharefeed isugujira ugu qaban doona xarunta madaxtooyada ee dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Kusaabsan Mashruuca One Health Program Oo Ka Qabsoomay Magaalada Jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 29ka may 2018. waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga lagu qabtay kulan kusaabsan mashruuca lagu magaacaabo Hal caafimaad (one healthy) kaasoo ah mashruuc ay iska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtaxaanka Heer Qaran Ee Fasalka 10aad Oo Si Rasmi Ah Uga Bilawday Guud Ahaan...

Jigjiga (cakaaranews)Arbaco, 30 May 2018. Waxaa si rasmi ah dhamaan deegaanka soomaalida itoobiya uga bilawday imtaxaanka heerqaran ee fasalka 10aad. Iyadoo, mas’uuliyiinta xafiiska waxbarashada DDSI...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqolaal Gu’yaal Dabadood Baad Fahmi Doontaan

Adhisababa(Cakaaranews)Arbaco, 30ka May, 2018. Kulankii khaaska ahaa ee qaabilaada iyo afur-sharafeedka isugu jiray oo uu Raisal wasaaraha dalka Dr. Abiy Axmed uu xarunta madaxtooyada dalka ugu qabtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Waynaha Caafimaadka Deegaanka Oo Kaqabsoomay Magaalada Jigjiga

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis, 30ka may 2018. Waxaa hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan si habsami leh uga bilawday shirwaynaha caafimaadka deegaanka kaasoo lagaga wada arrinsanayay heerka ay marayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የጤና ሽፋን 62 በመቶ መድረሱን የክልሉ ጤና ቢሮ ገለፀ

ጅግጀጋ(Cakaarnews) ሐሙስ ፤ ግንቦት 23/2010 ዓ.ም በኢ.ሶ.ክ የእናቶችና ህፃናት ሞት በሚታይ መልኩ በጉልህ መቀነስ የቻለ ሲሆን ቀድሞ ከ1ሺህ ወላድ እናቶች ውስጥ 871 የሚሆኑት በሞት አደጋ ውስጥ ነበሩ። ዛሬ ላይ ይህ ቁጥር በእጥፍ ቀንሷል። የክትባትና ሌሎች ግልጋሎቶችም እንዲሁ የማህበረሠቡን የአኗኗር...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የ10ኛ ክፍል ብሔራዊ ፈተና መውሰድ ተጀምሯል

ጅግጅጋ (Cakaaranews) እሮብ፤ግንቦት 22/2010ዓ.ም.በዛሬው እለት በአጠቃላይ በኢ.ሶ.ክ በክልሉ በሚገኙ በሁሉም የፈተና ጣቢያዎች የ10ኛክፍልብሔራዊፈተና መስጠት ተጀምሯል። በፈተና አሰጣጡ ሂደት ላይ የኢ.ሶ.ክ.መ ት/ቢሮ ሃላፊ ፣ ምክትል ቢሮ ሃላፊ ፣ የክልሉ ት/ቢሮ የፈተና ዳይሬክቶሬት ዳይሬክተር እና...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Declarations from the traditional elders of Ethio-Somali Regional State about...

Jigjiga(Cakaaranews) Thursday, 31th May, 2018. Amnesty International has recently  (on 31 May 2018) issued a report with the intent of creating hastily between the two  brotherly and neighboring...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baaq ay Odayaal Dhaqameedka DDSI Kasoo saareen warbixintii beenta ahayd ee ay...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 31ka may, 2018. KU: Gudiga Command Postiga Xaalada Degdega ah Ee Dalka Itoobiya Amnesty international ayaa waxay qortay warbixin been cad ah oo haldhinac ah taasoo iskahor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adhisababa iyo Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Deegaanada Taageerada Gaarka Ah...

Adhisababa(cakaaranews)jumce, 1da, June 2018. Waxaa si rasmi ah uga furmay xarunta dalka ee magaalada adhisababa shirkii deegaanada bourdhiga ee horumarinta gaarka ah lasiiyo islamarkaana ay shir...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI ayaa sheegay inuu imtixaankii fasalka...

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce, 1da june, 2018.  Wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI mudane Ibraahim Aadan Mahad ayaa sheegay inuu imtixaankii heer qaran ee  fasalka  10aad si nabadgalyo ah ku dhamaaday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የቀብሪበየህ ከተማ መስተዳደር 376 ተማሪዎች የ2010 ሀገር አቀፍ እየተፈተኑ መሆኑን አስታውቋል

ቀብሪበየህ(cakaaranews)ሀሙስ፤ግንቦት 23/2010. የዘንድሮ ሀገር አቀፍ  ፈተና በተመለከተ የቀብሪበየህ ከተማ ትምህርትና አቅም ግንባታ ጽ/ቤት በተለይም ከተማሪዎች ከወላጆች፤ከመምህራንና በአጠቃላይ በየደረጃው ከሚገኙ አካላት ጋር ጥልቅ ውይይቶችን በማድረግ በተግባርና በስነ-ልቦና ዝግጅቶች መደረጉንም የትምህርት...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Casho Sharafeed Ah Oo Loo Sameeyay Madaxwaynayaasha Deegaanada...

Addis-ababa(Cakaaranews) Jumce 1da June, 2018. Waxaa kulan casho sharafeed ah wada yeeshay mas’uuliyiinta secterka caafimaadka iyo mas’uuliyiinta deegaanada taageerada gaarka lasiiyo oo ay kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ትምህርት ቢሮ የ10ኛ ክፍል ብሔራዊ ፈተና በጥሩ ሁኔታ መጠናቀቁ ገለፀ

ጅግጅጋ (Cakaaranews) አርብ፤ግንቦት24/2010 ዓ.ም.በዛሬው እለት በአጠቃላይ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል በሚገኙ በሁሉም የፈተና ጣቢያዎች የ10ኛክፍልብሔራዊፈተና በሰላምና ጥሩ ሁኔታ መጠናቀቁን የክልሉ ትምህርት ቢሮ ኃላፊ አቶ ኢብራህም አደን መሀድ ገልፀዋል። የ12ኛ ክፍል መልቀቂያ  ፈተና ደግሞ ግንቦት...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakaalada Ilaalinta Deegaanka Iyo MMJ Oo Si Wada Jir Ah Magaalada Uga Fuliyay...

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 3da June, 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kaqabsoomay Ol'olo nadaafadeed oo ay si wada jir ah ufulinayaan Wakaalada ilaalinta deegaanka, kaymaha, macdanta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ ከስዊዘርላንድ ጋር በመተባበር የዋን ሄልዝ ኢኒሼቲቭ ፕሮጀት ይፋ መደረጉ ተገለፀ

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ቅዳሜ፤ግንቦት 25/2010ዓ.ም የጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ ከስዊዘርላንድ መንግሥት ጋር በመተባበር የሚተገብረው ዋን ሄልዝ ኢኒሼቲቭ የተባለ ፕሮጀክት በመጀመሪያ ምዕራፍ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል በሸበሌ ዞን አዳድሌ ወረዳ የተሠሩ የጥናትና ምርምር ሥራዎች ይፋ አደርገዋል። ለፕሮጀክቱ የተሠሩ የምርምር...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtaxaanka Fasalka 12aad Oo Si Rasmi Ah Uga Bilawday Dhamaan Deegaanka

Jigjiga(cakaaranews)Isniin, 4ta, June 2018. Kadib markii uu si nabadgalyo ah uga soo dhamaaday deegaanka imataxaakii heer qaran ee fasalka 10aad ayaa Waxaa maantana si rasmi ah dhamaan dalka iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢ.ሶ.ክ.አከባቢ ጥበቃ᎓ማዕደን᎓አኔርጂና ደን ልማት ኤጄንሲ ከጅግጅጋ ከተማ መስተዳድር ጋር በመሆን በጅግጅጋ ከተማ...

ጅግጅጋ (Cakaaranews) እሁድ፤ግንቦት 26/2010ዓ.ም. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል አከባቢ ጥበቃ᎓ማዕደን᎓አኔርጂና ደን ልማት ኤጄንሲ ሰረተኞች ከጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር  አመራር አካላትና ሰረተኞች ጋር በመተባበር  በክልሉ መንግስትርዕሰ መዲና በሆነችው በጅግጅጋ የአለምአቀፍ የአከባቢጥበቃ ቀንን ምክንያት በማድረግ...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>