Addis-ababa(Cakaaranews) Talaado, 29ka May 2018. Raisal wasaaraha JDFI Dr Abiyi Ahmed ayaa maalinta bari ah kulan qaabilaad iyo afur sharefeed isugujira ugu qaban doona xarunta madaxtooyada ee dalka wafti balaadhan oo ka kooban 200 oo xubnood oo isugujira hoogaaminta sare ee deegaanka oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, odayaal dhaqameedka deegaanka, iyo dhalinyarada.
↧
RW Dr. Abiyyi Ahmed Oo Kulan Qaabilaad Iyo Afur Sharafeed Ku Qaabilay Wafti 200 Oo Xubnood Oo DDSI Ah Kakooban
↧