Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MMJ Oo Wadooyinka Magaalada Ee Halbowlaha ah Kawada Shaqooyin Muhiim Ah

Jigjiga(Cakaaranews) Axad, 20ka May, 2018.Xukuumada DDSI ayaa dadaal dheer oogu jirta siday shacabka deegaanka loo gaadhsiin lahaa adeegyada aas-aasiga ah oo ay kamid yihiin jidadka iskuxidha gobolada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የቀብሪደሀር ከተማ አስተዳደር ከወጣቶች ጋር በሠላምና ልማት ዙሪያ ተወያየ

ቀብሪደሀር(Cakaaranews)እሁድ፤ግንቦት 12/2010 ዓ.ም በአጭር ጊዜ ውስጥ በክልሉ  የተገኘውን የሠላም ፣ የልማትና የመልካም አስተዳደር ተግባራት ለማጠናከር ሁሉም የቀብሪሀደር ከተማ አስተዳደር ወጣቶች የተሳተፉበት የሠላምና የልማት ኮንፈረንስ በቀብሪሀደር ከተማ ተካሄደ። በመድረኩም ላይ የክልሉ ቴክኒክና ሙያ...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doolo-Cado Iyo Mas’uuliyiin Isugujira Heer Deegaan Iyo Heer Gobol Oo Soo...

Dolo-cado(cakaaranews)Isniin, 21ka May 2018. Mas’uuliyyiin uu horkacayo madaxa arrimaha siyaasada Xarunta dhexe ee XDSHSI islamarkaana ay waheliyaan mas’uuliyiin heer deegaan ah iyo waliba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Waqooyiga Jigjiga Ee Harorays Oo Laga Qoday Ceel Riig Ah Oo Cusub

Haroorays(cakaaranews)Isniin, 21ka, May, 2018. Xukuumada DDSI oo mudnaanta siisay fulinta qorshayaasha biyaha 1aad ilaa 5aad si bulshada deegaanka wakhtigaaban gudahood looga haqabtiro baahida biyaha....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

12ኛውን የህዝብ እና መንግሥት የጋራ መድረክ የተሳተፉት የኢ.ሶ.ክ.ተወላጅ ዲያስፖራዎች ክልሉ እያሳየ ባለው ዘርፈ ብዙ...

ጅግጅጋ(cakaaranews)እሁድ፤ግንቦት 12/2010ዓ.ም. በአውበሬ ወረዳ በተዘጋጀው 12ኛው የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የሠላም ፣ የልማት፤የዴሞክራሲ ሥርዓት ግንባታና የመልካም አስተዳደር የህዝብና መንግሥት የጋራ መድረክ ላይ የተገኙ የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች በክልሉ እየታየ ባለው  ዘርፈ ብዙ የልማት ዕድገት...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhismaha Buundo Si Casri Ah Loo Dhisayo Oo Laga Wado Magaalada Dhagaxbuur

Dhagaxbuur(cakaaranews)Talaado, 22ka, May 2018. Waxaa si habsami leh u socda dhismaha buundo si casri ah loo dhisayo islamarkaana laga dul-dhisayo laagta wayn ee biyo mareenka ah ee dhaxmarta magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mas'uuliyiinta MM Qabridahar Oo Xadhiga Kajaray 12 Wado Oo Kobol Stone Ah

Qabridahar(Cakaaranews) Talaado, 22ka May, 2018. Xukuumada DDSI ayaa dadaal dheer oogu jirta sidii shacabka deegaanka loo gaadhsiin lahaa adeegyada aas-aasiga ah iyo kuwa kaabayaasha dhaqaalaha ee ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan Layeeshay Mas’uuliyiinta Gobolada, MM Iyo Degmooyinka Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 23ka May 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee kaali ka furmay kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta 11ka gobol,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan-waynaha Wadatashiga Iyo Qiimaynta Waxqabadka Qorshaha GTP2 Oo...

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 23ka may 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kabilawday Kulanwaynaha wadatashiga iyo qiimaynta waxqabadka qorshaha kobaca iyo isbadalka dhaqaalaha wajigiisa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር የከተማውን ዋና ዋና መንገዶች እድሳት እንደሚያደርግና አዳዲስ መንግዶችም እየሠራ መሆኑን ገለጸ

ጅግጅጋ(Cakaaranews)እሮብ፤ግንቦት 15/2010ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥት የክልሉን ዞኖችና ከተሞች የሚያስተሳስሩ መንገዶችና ትላልቅ ድልድዮች በአፋጣኝ የሚሠራበት ፖሊሲና ስተራቴጅዎች ነድፎ በክልሉ የሚገኙ ትላልቅ ከተሞችና በዞኖች ገጠር አከባቢዎች የመንግድ መሠረተ ልማት አገልግሎት ቀልጣፋ ለማድረግ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

የቀብሪደሃር ከተማ መስተዳደር የሥራ ሃላፊዎች 12 የድንጋይ ንጣፍ መንገዶች አስመርቀዋል

ቀብሪዳሃር (Cakaaranews) እሮብ፤ግንቦት 15/2010 ዓ.ምየኢትዮጵያ ሶማሌ ክልላዊ መንግስት ለክልሉ ህዝብ አስፈላጊውን የመሠረተ ልማት ግንባታ በሁሉም አገልግሎት ተደራሽ ለማድረግ ሌት ተቀን በትጋት እየሠራ ይገኛል። በዚህም የክልሉ መንግሥት የመንገድ መሠረተ ልማት ችግሮችን በመቅረፍ በክልሉ የሚገኙትን ወረዳዎች...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Afur-Sharafeed Ah Oo Loo Sameeyay Qurbajoogta DDSI Ee Kusugun Magaalada...

Jigjiga (cakaaranews)Khamiis, 24ta May 2018. Xafiiska qurbajoogta DDSI ayaa kulan afursharafeed ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay uqabtay qurbajoogta udhalatay DDSI ee kakala timid dacalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MMJ Iyo Tartan Aqoomeedkii ‘Kadis’ Ee Ardayda Dugsiyada Oo Lasoo Gabagabeeyay

Jigjiga(cakaaranews)25ka May 2018. Waxaa xarunta deagaanka ee magaalada jigjiga lagu soogabagabeeyay tartan aqoomeedkii ‘Kadis’ islamarkaana ay ku tartamayeen qaarkamaid ah ardayda waxkabarata...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

በደጋህቡር ከተማ አስተዳደር እየተገባ ያለው ድልድይ በማፋጠን ላይ እንደሚገኝ የቸረር ዞን አስተዳዳሪ አስታወቀ

ደጋህቡር(Cakaaranews)ሀሙስ፤ግንቦት 16/2010ዓ.ም. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥት ህዝብ ለዘመናት መሠናክል ሆነውበት የቆዩትን የሃገር ውስጥ ፀረ-ሠላም ሃይሎች እንደ ኡቦ (ኦብነግ) ፣ አልኢትሃድ ፣ አልሸባብ እና የመሳሰሉትን በሃገር መከላኪያና በክልሉ ልዩ ኃይል አማካኝነት ካስወገደ ወዲህ ዓመታት...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

JAWAAB OFFICIAL AH OO KUSAABSAN BEEN ABUURKII MAGAFAYAASHA

Adhisababa(cakaaranews)Sabti, 26ka May 2018. Dawlada deegaanka soomaalida itoobiya waa dawlad sharci ah oo u jirta si lamid ah dawlad deegaanada kale ee dalka, waxaana jira sharci, xeer iyo nidaam...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

በጅግጅጋ ከተማ በ40 ትምህርት ቤቶች መካከል ለ1 ወር ሲካሄድ የነበረው የትምህርት ውድድር ተጠናቋል

ጅግጅጋ(cakaaranews)አርብ፤ግንቦት 17/2010.ውድድሩ እየተጠናቀቀ ባለው የትምህርት ዘመን የተማሪዎችን አቅም ከመፈተሽ ባለፈ በግል እና በመንግሥት ትምህርት ቤቶች መካከል ያለውን ግንኙነትም የተሻለ ያደርገዋል ተብሏል። የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ትምህርት ቢሮና የጅግጅጋ ትምህርት ጽ/ቤት በጋራ ያዘጋጁት በከተማው...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska ganacsiga,gaadiidka iyo warshadaha DDSI Oo Tababar uqabtay...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti, 26ka May,2018.Tababar ay ujeedadiisu ahayd Sidii loo tayeyn lahaa adeeg bixinta gaadiidka maamulka magaalada jigjiga,islamarkaana looga jawaabi lahaa baahida shacabka loona...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢ.ሶ.ክ ዲያስፖራ ማስተባበሪያ ቢሮ ከተለያዩ የዓለም አገራት መጥተው በጅግጅጋ ለሚገኙ ዲያስፖራዎች የጾም አፍጥራ ግብዣ...

ጅግጅጋ (cakaaranews)እሁድግንቦት 19/2010.የዲያስፖራ ማስተባበሪያ ቢሮው ያዘጋጀው የጋራ የጾም መፍቻ ዝግጅት ከተለያዩ የዓለም አገራት ወደ እናት አገራቸው በመምጣት አሁን በክልሉ ላለው የሠላም ፣ ልማት እና የመልካም አስተዳደር እንዲሁም የልማት ተሳታፊ በመሆናቸው የምስጋና ፕሮግራም እንደሆነም ተገልጿል።...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Xalinta Khilaafaadyada Deegaanada Dariska Ah Oo Kabilawday...

Jigjiga(cakaaranews)Axad, 27ka may 2018. Tababar uu soo agaasimay xafiiska xuduudaha iyo xalinta khilaaafaadyada deegaanada dariska ah islamarkaana ujeedadiisu tahay xalinta khilaafyada, kahortaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ayaa U Anba Baxay Xarunta Dalka Ee Adhisababa

Jigjiga(cakaaranews)Isniin, 28ka may 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga anba baxay dhanka xarunta dalka ee...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>