Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doolo-Cado Iyo Tababar Loo Qabtay Shaqaalaha PSNP Ee Kahawgala Gobolada...

Dolo-cado(cakaaranews)Isniin, 4ta June 2018. Tababar uu soo agaasimay xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah DDSI islamarkaana kuqotama kobcinta garaadka aqoomeed ee shaqaalaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mac'hadka Cilmi Baadhista DDSI Iyo Masuuliyiinta Hay’ada GIZ Oo Kulan Yeeshay

Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 5ta June 2018. Waxaa booqasho ku yimid machadka cilmibaadhista xoolaha iyo beeraha DDSI Safiirka Switzerland u fadhiya dalkeenan itoobiya mudane Daniel iyo madaxa hay’ada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢ.ሶ.ክ.መ. የክልሉ ዞኖችና ወረዳዎች በመንገድ በማስተሳሰር የማህበረሠቡን ልማት ለማሳደግ እየተሠራ መሆኑን ተገለጸ

ቀብሪበየህ(cakaaranews)እሮብ:ግንቦት 29/2010ዓ.ም.በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት ከቀብሪበያህ ከተማ አስተዳደር እስከ ሀርቲሼክ እየተሠራ ያለው የኮንክሪት አስፋልት መንገድ በተያዘለት ጊዜ ውስጥ እንደሚጠናቀቅ ተገለፀ። የክልሉን ዞኖችና ወረዳዎችን በመንገድ መስረተ ልማት ለማስተሳሰር ከሚደረገው የልማት...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xarunta DDSI

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 6da June, 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa dib ugu soo laabtay xarunta DDSI ee magaalada jigjiga kadib markii ay usoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

President Abdi Mohomud Omar A Visionary Leader Of Somali Regional State In...

By Mohamed Abdidhere, Jijiga, Ethiopia, Tigrai Online, June 4, 2018 President Abdi Mohomud Omar a visionary leader of Somali regional state of Ethiopia:  Abdi Mohamud Omar, president of Somali regional...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War murtiyeed Ay Soosaareen Gudiga Fulinta Ee Xisbiga EPRDF

Addisaba(cakaaranews) Arbaco, 6da june, 2018. Shirwaynihii caadiga ahaa ee Gudiga fulinta xisbiga EPRDF uu yeeshay 28kii bishan ginboot, 2010T.I ama 5tii june, 2018  ayaa lagu xaqiijiyey inuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Loogu Diyaargaroobayo munaasbada Ciida oo ka qabsoomay magaalada Jigjiga

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 7da June 2018. Kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha kaladuwan ee bulshada ku dhaqan 20ka xaafadood ee maamulka magaalada jigjiga ujeedadiisuna ahaa sidii loogu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ለ25 ጊዜ የተከበረው የአካባቢ ጥበቃ ቀን በጅግጅጋ ከተማም በተለያዩ ክንውኖች ተከብሯል..

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ሀሙስ፤ግንቦት 30/2010 ዓ.ም. ቀኑ በጅግጅጋ ከተማ የፕላስቲክ ፅዳት የማኔጅመንት ተማሪዎች የግንዛቤ ውይይት ተጀምሮ በካራማራ ተራራ የ400 ችግኞች ተከላ ሥነ ሥረዓት በማድረግም ስለመጠናቀቁ ተገለፀ።  ከአንድ ቀን በፊት ነበረ እ.አ.አ. ጁን 5 በዓለምአቀፍ ደረጃ ለሚከበረው የአካባቢ...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW Kuxigeenka Oo Xadhiga Kajaray Dhismayaasha Bangiga Kaydka Dhiiga Iyo...

Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 8da June 2018. madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI ayaa xadhiga kajaray mashruuca bangiga kaydka dhiiga kaasoo laga dhisay xarunta deegaanka ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት የእንሰሳትእና ከፊል እርሻ ምርምር ተቋም 132 የቴክኖሎጂ ምርምሮች ማዘጋጀቱን አስታወቀ

ጅግጅጋ(Cakaaranews)አርብ፤ሰኔ 01/2010 ዓ.ም. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት የእንሰሳትና ከፊል እርሻ ምርምር ተቋም በ1994ዓ.ም ከተመሰረተ ጀምሮ የክልሉ አርብቶ አደርና ከፊል አርሶ አደር ኑሮ የሚያሻሽል በእንሰሳት፤በሰብል ሀብት ልማት ፣ በግብሪና መካናይዜሽንሽ እንዲሁም ሌሎች ግብሪና የሚያቶክሩ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magacaabis Cusub

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti, 9ka June,2018. Waxaa wasiirka xafiiska dhalinyarta iyo ciyaaraha DDSI loo magacaabay mudane Maxbuub Ismaaciil Xuseen oo horey u ahaa gudoomiyaha ururka dhalinyarta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Kusaabsan Kor Uqaadista barnaamijka Fidinta Caafimaadka Oo Kaqabsoomay...

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 9ka june, 2018. Kulan balaadhan oo kusaabsan sii xoojinta iyo dardargalinta barnaamijka fidinta caafimaadka degaanka  islamarkaana ay kasooqaybgaleen madaxwayne kuxigeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Ka Qaybgalay Qalinjabinta Dufcadii 23aad Ee Kuliyada Macalimiinta...

Jigjiga(Cakaranews) Axad, 10ka June 2018. Munaasabad Si Meeqaam Sare leh loosoo agaasimay oo ay ku qalinjabinayeen dufcadii 23aad ee kuliyada macalimiinta tababarada ee Dr. Cabdimajid Xusen ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Qabridahar Iyo Xaflad Qalinjabin Ah Oo Ay Kuqalinjabiyeen Dufcadii...

Qabridahar(cakaaranews)Axad, 10ka, June 2018. Waxaa Hoolka wayn ee kuliyada farsamada iyo xirfadaha ee qabridahar kaqabsoomay xaflad qalin jabin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MAHADCELIN KUSOCOTA JAALIYADKA DDSI EE DALKA DIBADIISA

Jigjiga(Cakaaranews) Axad, 10ka June 2018. Dhalinyarada HEEGO Jaaliyadka DDSI Ee dalka dibadiisa ayaa waxay leeyihiin "Horumarka DDSI Wuu waarayaa abid" Dhalinyarada HEEGO ee Jaaliyadka DDSI ee dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢ.ሶ.ክ. ም/ፕረዝዳንት የደም ባንክና ዘመናዊ የመድሃኒት መስጫ ማዕከላት አስመረቀ

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ቅዳሜ፤ሰኔ 02/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህብረተሠቡን ጥራት ያለውን የጤና አገልግሎት ተጠቃሚ ለማድረግ የክልሉ መንግሥት በትኩረት እየሠራ መሆኑን የክልሉ ምክትል ርዕሰ መስተዳደር እና የጤና ቢሮ ሃላፊ ገለፁ። ምክትል ርዕሰ መስተዳድሩ በጅግጅጋ የተገነባውን የደም ባንክ አገልግሎት...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

በዶ/ር አብዱልመጂድ መምህራን ኮሌጅ ለ23ኛ ጊዜ የተማሪዎች ምርቃት ላይ የኢ.ሶ.ክ. ፕሬዝዳንት ተካፈሉ

ጅግጅጋ(Cakaranews) እሁድ፤ሰኔ 03/2010. በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት የዶ/ር አብዱልመጂድ ሁሴን መታሰቢያ መምህራን ኮሌጅ ለ23ኛ ጊዜ ያስመረቃቸውን ተማሪዎች በጅግጅጋ ከተማ በሰይድ መሀመድ መሰብሰቢያ አዳራሽ ደማቅ የምረቃ ሥነ-ስርዓት አድርጎላቸዋል። በምርቃት ሥነ-ስርዓቱ ላይም የኢ.ሶ.ክ.መ.ከፍተኛ...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Xafiiska Arrimaha Socdaalka Iyo Jinsiyada Laantiisa...

Jigjiga(cakaaranews)Talado, 12ka June 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud cumar iyo maareeyaha Guud xarunta arrimaha socdaalka JDFI ayaa si wada jir ah xadhiga uga jaray xafiiska arrimaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መዲና ጅግጅጋ የኢሚግሬሽንና ዜግነት ጉዳዮች ቅርንጫፍ ፅ/ቤት ተከፈተ

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ማክሰኞ፤ሰኔ 05/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥት የኢሚግሬሽንና ዜግነት ጉዳዮች 8ኛ ቅርንጫፉን መክፈቱ ተገለፀ። በምርቃት ስነ-ሥርዓቱ ላይ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር በክብር እንግድነት በተገኙበት እንዲሁም የመንግሥት ከፍተኛ አመራር...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Dhagaxmadaw Iyo Kulan Loo Qabtay Shaqaalaha Dawliga ah

Dhagaxmadaw(cakaaranews)Arbaco, 13ka June, 2018. Kulan balaadhan oo ay kasooqaybgaleen Gudoomiyaha Gobolka Jarar mudane muxumed xasan suufi, mas’uuliyiinta degmada dhagaxmadaw iyo waliba dhamaan...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>