OGEYSIIS: Dhamaan Qurba-joogta DDSI
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 5ta, April 2018. Waxaa dhamaan qurba-joogta DDSI ee kunool dacalada dunideeda la ogaysiinayaa in wakaalada xidhhidhka arrimaha qurba-joogta DDSI la balaadhiyay oo laga...
View ArticleWAFTI BALAADHAN OO KA KOOBAN QARAN-JOOG IYO QURBA-JOOG OO KU WAJAHAN SWEDEN
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 5ta April 2018. Wafti aad ubalaadhan oo ka kooban qaran-joog iyo qurba-joog DDSI ah oo uu hogaaminayo wasiirka xafiiska ganacsiga, gaadiidka iyo warshadaha DDSI ahna...
View ArticleShirkii Caadiga Ahaa Ee Golaha Kabaneega DDSI Oo Qabsoomay
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 5ta April 2018. Waxaa xarunta madaxtooyada DDSI ka qabsoomay shirkii caadiga ahaa ee golaha kaabaneega DDSI oo lagaga wada hadlayay ajandayaal ay kamid ahaayeen sii...
View ArticleMas’uuliyiin Iskudhaf Ah Oo Kormeer Indho-Indhayn Ah Ku Gaadhay Goobaha...
Beercaano(cakaaranews)Khamiis, 5ta April 2018.Masuuliyiin isugujira heer dal, heer-deegaan iyo heer gobol ayaa kormeer indho indhayn ah oo kusaabsan xaqiijinta iyo tayaynta adeeg bixinta ee goobaha...
View ArticleMaamulka Gobolka Doolo Oo Soo Kormeeray Mashaariicaha Qorshaha BBC Ee Kasocda...
Daratoole(Cakaaranews)Khamiis, 5ta April 20-18. Biyo, Baad, Beer, Cilmi iyo Caafimaad ayaa ah mid kamid ah qorshaha Xukuumada DDSI ee sanadkan 2010 T.I loo qaatay in si iskumid ah looga hirgaliyo...
View Articleየፈዴራልና የክልል መንግስታት ከፍተኛ አመራር አባላት ያቀፈ ጥምር ኮሚቴ በሸቤሌ ዞን የተሰሩ የመንደር ማሰባሰብ ፖሮግራም...
ቤርኣኖ(cakaaranews)አርቢ፤መጋቢት 28፤2010ዓ.ም.በኢ.ሶ.ክ.መ.የመስኖና ተፋሰስ ልማት ቢሮ ሃላፊ አቶ ሱልጣን መሀመድ የሚመራና ከፈዴራልና ከዞን ደረጃ የተወጣጡ የመንግስት ከፍተኛ አመራር ጥምር አባላት በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል በአፍዴርና በሸቤሌ ዞኖች ስር የሚገኙ ወረዳዎችና ቀበሌዎች ላይ የተሰሩ የመንደር...
View ArticleWAFTIGII BALAADHNAA EE KA KOOBNAA QARAN-JOOGTA IYO QURBA-JOOGTA DDSI OO...
STOCKHOLM(Cakaaranews) Jumce, 6da April 2018. Waftigii balaadhnaa ee isugu jiray qaran-joogta iyo qurba-joogta DDSI ee uu hogaaminayay wasiirka xafiiska ganacsiga, gaadiidka iyo warshadaha DDSI ahna...
View ArticleRaysal-wasraaha JDFI Iyo Wafti balaadhan uu hogaaminayo Oo Soo Gaadhay...
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 7da April 2018. Wafti balaadhan oo uu hogaaminayay rasal-wasaarha JDFI Dr Abiyu Axmed oo ay ku wehelinayeen rasal-wasaare kuxgeenka JDFI mudane Dembeke Mokenen, madaxa...
View ArticleRaysul-wasaaraha JDFI Oo Kulan Balaadhan La Yeeshay Hogaaminta Iyo Qaybaha...
Jigjiga,(cakaaranews), sabti, 7da April , 2018. Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay raysul wasaaraha JDFI Dr abiyu ahmed ayaa kulan balaadhan kula yeeshay madasha shirarka kaali ee xarunta...
View ArticleLamaanihii Iscalmaday Iyo Habeenka Isniinta.
Jigjiga,(cakaaranews),sabti, 7da, April, 2018. Lamaanihii iscalmaday ee ka koobnaa beesha Gabooyaha iyo beelaha kale ee deegaanka tiradooduna dhantahay 50 qays oo si iskood ah oo xor ah isku soo...
View Articleበኢፈዴሪ ጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ የሚመራ ከፍተኛ የመንግስት ልዑካን ቡድን የኢሶ.ክ. መ.መዲና ደርሷል (2)
ጅግጅጋ(Cakaaranews) ቅዳሜ፣ መጋቢት 29/2010ዓ.ም. በኢፈዴሪ ጠቅላይ ሚኒስትር ክቡር ዶ/ር አብይ አህመድ የሚመራ ከፍተኛ የፈዴራል መንግስት ልዑካን ቡድን በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት ርዕሰ መዲና ደርሷል።በልዕኳን ቡዱኑ መካከል የኢፈዴሪ ም/ጠቅላይ ሚኒስትር ክቡር አቶ ደመቀ መኮንን፣ የኢህኣዴግ...
View ArticleStockholm Iyo Xaflad Heer Sare Ah Oo Lagu Taageerayo XDSHSI Oo Kaqabsoontay
Stockholm(cakaaranews)Axad, 8da April 2018. Waxaa magaalada Stockholm ee wadanka Sweden ka qabsoomay xaflad balaadhan oo ay soo agaasimeen jaaliyada kudhaqan wadanka Sweden islamarkaana ay...
View ArticleDegmada Abaaqoraw Iyo Lacagihii Shaqo Abuurka Oo La Gudoonsiiyay Dhalinyarada
Abaaqoraw (cakaaranews)Axad, 8da, April 2018. Waxaa degmada abaaqarow ee katirsan gobolka shabeele lagu qabtay shir ujeedadiisu tahay gudoonsiinta lacagihii shaqo abuurka loogu samaynayay dhalinyarada...
View ArticleQurba-joogta DDSI ee gobolka Liibaan Ee Jaaliyada Sweden Oo Casho Sharaf...
Stokholm(Cakaaranews) Isniin, 9ka April2018. Qurba-joogta DDSI ee gobolka Liibaan ee jaaliyada DDSI ee wadanka Sweden ayaa waxay casho Sharafeed si heer sare ah loosoo agaasimay Uqabteen Waftigii...
View ArticleSafiirka Dalkeena Itoobiya U fadhiya Sweden Oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay...
Stokholm,(cakaaranews), isniin, 9ka April, 2018. Masuuliyiinta safaarada dalkeena itoobiya ee wadanka Sweden oo ay ka mid yihiin Safiirka dalkeena itoobiya u fadhiya wadanka swedan ambassador...
View Articleበስዊድን የሚኖሩ የኢትዮጵያ ሶማሌ ዲያስፖራ ኮሙኒቲ ለክልሉ ልዕኳን ቡዱን የእራት ግብዣና ደማቅ አቀባበል አድርገዋል
ስቶክሆልም (cakaaranews) ሰኞ፤ሚያዝያ 1ቀን ፤ 2010ዓ.ም በስዊድን ሀገር የሚኖሩ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ዲያስፖራ ኮሙኒቲ አባላት በተለይ የሊባን ዞን ተወላጆች በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥት ንግድ፤ትራንስፖርትና እንዱስትሪ ቢሮ ኃላፊ ፤ የኢ.ሶ.ህ.ዴ.ፓ.ማዕከላዊ ኮሚቴ ፅ/ቤት የድርጅት ጉዳዮች ሃላፊ...
View ArticleWasiirka Qurba Joogta DDSI Oo U Mahad-Celiyay Qurba Joogta DDSI.
Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 10ka, April 10,, 2018. Lataliyaha madaxwaynaha DDSI ee dhinaca xalinta cabashooyinka DDSI ahna wasiirka qurba joogta DDSI mudane Cabdirisaaq Saxane Cilmi oo xafiiskiisa...
View ArticleTababar Kor Loogu Qaadayo Garaadka Aqooneed Ee Shaqaalaha Barnaamijka PSNP...
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 10ka April 2018.Tababar uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah waaxdiisa damaanad qaadka cuntada oo loo qabatay 35 kamid ah shaqaalaha...
View ArticleThe Historical Visit of Ethiopian PM to somali region State
Jigjiga(Cakaaranews) Tuesday 10th April 2018. Ethiopia’s ruling coalition has chosen a new leader Dr. Abiyi Ahmed as the New Prime minister of Ethiopia It was only last Monday when Mr. abiyi Ahmed has...
View Articleየአባቆረው ወረዳ አስተዳደር በወረዳው ለሚኖሩ ወጣቶች ሥራ ፈጠራ የሚውል የብር ድጋፍ ማመቻቸታቸው ተገለጸ
አባቆረው(cakaaranews)ማክሰኞ ሚያዚያ 2ቀን፣ 2010 ዓ.ም እንደሚታወቀው አገራችን ኢትዮጵያ ካሏት የተለያዩ ሃብቶች አንዱ የሰው ሀብት እንደሆነ የሚታወቅ ነው ፤ ከአገሪቱ ህዝብ አብዛኛው ደግሞ ወጣት እንደሆነ ግልፅ ነው፡፡ ይህን የሰው ሀብት በአግባቡ በአገር ደረጃ በተቀረፁ የሙያ መስኮች በገበያ ፍላጎት...
View Article