Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

WAFTIGII BALAADHNAA EE KA KOOBNAA QARAN-JOOGTA IYO QURBA-JOOGTA DDSI OO KADEGAY STOCKHOLM

$
0
0

STOCKHOLM(Cakaaranews) Jumce, 6da April 2018. Waftigii balaadhnaa ee isugu jiray qaran-joogta iyo qurba-joogta DDSI ee  uu hogaaminayay wasiirka xafiiska ganacsiga, gaadiidka iyo warshadaha DDSI ahna madaxa arrimaha xisbiga ee xarunta dhexe ee XDSHSI mudane Khadar Cabdi Ismaaciil ee kuwajahnaa shirka 7da April kadhacaya magaalada stockholm ee caasimada wadanka Sweden ayaa kadegay magaalada Stockholm ee caasimada wadanka Sweden. Waxaana sidiiran halkaas ugu soo dhaweeyay qurbajoogta DDSI ee kunool wadanka sweden. 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>