Komishinka Anshaxa iyo La Dagaalanka Musuqa DDSI Oo kulan u Qabtay Gudiyada...
Jigjiga,(cakaaranews), jumce, 30ka, March , 2018,Komoshinka anshaxa iyo la dagaalanka musuq maamuqa DDSI oo kaashanaya komishinka anshaxa iyo la dagaalanka musuqa JDFI ayaa kulan wacyigalin ah u qabtay...
View ArticleMW CMC Oo Khadka Telefonka Kaga Qaybgalay Munaasabad Ay Jaaliyada DDSI Ee...
Saudi Arabia(Cakaaranews) Sabti 31da March 2018. Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta jaaliyada DDSI ee Saudi Arabia, xubnaha jaaliyada iyo muwaadiniinta ku...
View ArticleWadanka Australia Iyo Jaaliyada DDSI Oo Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo...
Melbourne(cakaaranews)Sabti, 1da April 2018. Qurbajoogta u dhalatay deegaanka soomaalida itoobiya islamarkaana kudhaqan wadanka Australia ayaa xaflad si heersare ah loo soo agaasimay kuqabsaday...
View Articleክቡር ፕሬዝዳንት አብዲ መሀሙድ በስልክ የተካፈሉበት 20ኛው የኢሶህዴፓ ምስረታ በዓል በሳውዲ አረብያ በደማቅ ስነ-ስርዓት...
ሪያድ(cakaaranews)ቅዳሜ ፤መጋቢት 22 2010. በሳውዲ አረብያ የኢትዮጵያ ባላሙስልጣን አምባሰደር አሚን አብዲቃድር፣ በሳውዲ አረብያ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የዲያስፖራ ኮሚኒቲ አመራር አካላትና የተለያዩ የክልሉ ተወላጅ ህብረተሰብ ክፍሎች በተገኙበትና በአይነቱ ለየት ያለ ሥነ-ስርዓት በማዘጋጀት 20ኛው...
View ArticleSanad Guurada 20aad Ee XDSHSI Oo Si Qurux Badan Looga Xusay Wadanka Jarmalka.
Frankfurt,(cakaaranews), sabti, 31ka, March, 2018. Jaahliyada DDSI ee wadanka jarmalka ayaa si qurux badan ugu xustay magaalad Frankfurt munaasabada sanad guurada 20 jirsatay ee ka soo wareegtay aas...
View Articleበአውስትራሊያ የሚኖሩ የኦ.ሶ.ክ ተወላጆች 20ኛው የኢሶህዴፓ ምስረታ በዓልን አስመልክቶ በደማቅ ስነ-ስርዓት አክብሯል፡፡
ሜልቦርን,(cakaaranews)እሁድ , መጋቢት 23, 2010. በአውስትራሊያ የሚኖሩት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ተወላጆች 20ኛው የኢሶህዴፓ የምስረታ በዓልን አስመልክቶ በደማቅ ስነ-ስርዓት በሜልበርን ከተማ አክብሯል፡፡ በዚሁ መሰረት በርካታ የክልሉ ተወላጆች ከተለያዩ የህብረተሰቡ ክፍሎች የተወጣጡና የዲያስፖራው...
View Articleየኢ.ሶ.ክ.መ.የስነ ምግባርና ፀረ ሙሲና ኮሚሽን በክልል መ/ቤቶች የስነ ምግባር ኮሚቴ አባላት የግንዛቤ ማስጨበጫ ስልጣና...
ጅግጅጋ(cakaaranews)ቅዳሜ መጋቢት 22/2010ዓ.ም. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ስነ ምግባርና ፀረ ሙሲና ኮሚሽን ከኢ.ፌ.ዴ.ሪ. ስነ ምግባርና ፀረ ሙሲና ኮሚሽን ጋር በመተባበር በክልል መ/ቤቶች የሚሰሩ የፀረ ሙሲና ኮሚቴ አባላት በጅግጅጋ ከተማ የግንዛቤ ማስጨበጫ ስልጠና ሰጥቷል፡፡ በመድረኩ መክፈቻ ላይ ንግግር...
View ArticleShir Kusaabsan Kafaa’iidaysiga Fursadaha Shaqo Oo Loo Qabtay Ururada...
Awbare(cakaaranews)Axad, 1da April 2018. Waxaa degmada Awbare ee katirsan Gobolka faafan ka qabsoomay shir ay kasooqayb galeen mas’uuliyiinta gobolka faafan iyo waliba ururada dhalinyarada ee...
View ArticleDegmada Feerfeer Iyo Xarun Caafimaad Oo Cusub Oo Xadhiga Laga Jaray
Feerfeer(cakaaranews)Axad, 1da April 2018. Mas’uuliyiin isugu jira heer gobol iyo heer degmo ayaa si wada jir ah xadhiga uga jaray xarun caafimaad oo cusub. Taasoo laga dhisay senterka baar-magoog ee...
View ArticleESRS DIASPORA COMMUNITY IN AUSTRAILIA HAVE CELEBRATED THE 20TH ANNIVERSARY OF...
Melbourne (Cakaaranews) Sunday, April 1st, 2018. ESRS Diaspora Community in Melbourne Australia have Hosted the 20th anniversary of Ethiopian Somali peoples democratic party(ESPDP) Ethiopian Somali...
View ArticleMW CMC Oo u baxay xarunta Dalka ee Adis Ababa
Addis-ababa(Cakaaranews) Axad, 01 Aprl 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kusugan xarunta dalka ee magaalada addis-ababa iyagoo halkaas kaga qaybgalaya...
View ArticleDr. Abiyi Ahmed Oo Ay Golaha Wakiilada Shacabka Ee JDFI U Ansixiyeen RW Dalka...
Addis Ababa(cakaaranews)Isniin, 2da April, 2018. Golaha wakiilada shacabka ee JDFI ayaa fadhi ay yeesheen maanta Dr. Abiyi Axmed u ansixiyay xilka raisal wasaarenimada cusub ee dalka inuu hogaanka...
View ArticleJaaliyada DDSI Ee Wadanka Canada Oo Si Heer Sare Ah U Xusay Sanadguurada...
Canada(Cakaaranews) Isniin, 2da April 2018. Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta jaaliyada DDSI ee wadanka canada, xubnaha jaaliyada iyo muwaadiniinta ku...
View Articleበግብርናና በምግብ ዋስትና አመርቂ ውጤቶች ያስመዘገቡ ሞዴል ሴት አርሶ አደሮች በድሬደዋ ከተማ ሽልማት ተበረከተላቸው
ድሬደዋ(Cakaaranews) ሰኞ ፤መጋቢት 24/2010በግብርናዘርፍተሰማርተውሃብትያፈሩና ከኢትዮጵያ ሶማሌ ፤ ከድሬደዋ መስተዳድርና ከሐረሪ ክልሎችና የተወጣጡ ሞዴል ሴት አርሶአደሮች በድሬደዋ ከተማ ተሸለሙ። የሽልማት ስነ-ስርዓቱ በጋራ ያዘጋጁት የኢ.ፌ.ደ.ሪ. ግብርናና ተፈጥሮ ሀብት ሚኒስቲሪ፣ ኦክስፎምና ሴራ ሀገር...
View Articleየኢፈዴሪ የህዝብ ተወካዮች ም/ቤት ሁለተኛው አስቹኳይ ስብሰባቸው ዶር አቢይ አህመድ የሀገሪቱ ጠቅላይ ሚንስትር አደርጎ ሰይሟል
አዲስ አበባ(Cakaaranews)ሰኞ፤ መጋቢት 24፣ 2010 ዓ.ም.የኢህአዴግ ምክርቤት ዶር አቢይ አህመድ የድርጅቱ ሊቀመንበር አደርጎ መምረጣቸውን ተከትሎ የኢህአዴግ ማዕከላዊ ኮሚቴ ጽ/ቤት ሃላፊ ክቡር አቶ ሽፈራው ሽጉጤ የዶር አቢይ አህመድ ህይወት ታሪክና የስራ ልምድ ለኢፈዴሪ የህዝብ ተወካዮች ም/ቤት ሁለተኛው...
View ArticleNew Health-center inauguration In Barmagog Kebele
feer-feer(Cakaaranews) Sunday, April 2nd, 2018. A new health-center built by regional state in barmagog kebele under feer-feer district of shabele zone was inaugurated today so as to cover the in need...
View ArticleMW CMC Oo Kusoo Laabtay Xarunta Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado, 3da April, 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu weheliyo afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq...
View ArticleMaamulka Gobolka Afdheer Oo Xadhiga Ka Jaray Rug Caafimaad.
Doolo’bay,(cakaaranews), Talaado, 3da April, 2018. Masuuliyiinta maamulka gobolka afdheer oo ay wehelinayaan masuuliyiinta degmada doolo bay ayaa xadhiga ka jaray Rug caafimaad oo laga hirgaliyay...
View Articleየኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ወደ ክልሉ መዲና ተመለሱ
ጅግጅጋ(Cakaaranews)ማክሰኞ፤መጋቢት 25/2010ዓም.የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመርና የክልሉ ም/ቤት አፈጉባኤና የኢ.ሶ.ህ.ዴ.ፓ.ሊቀመንበር አቶ መሀመድረሺድ ኢሳቅ በአዲሱ ጠቅላይ ሚንስትር የሹመት ሥነ-ስርዓት ላይ የነበራቸው ተሳትፎና በኢፈዴሪ ጠቅላይ ሚኒስትር ዶር...
View ArticleFafan Zone Youth Consultancy conference In Benefiting Job Creations
Awbare(cakaaranews) Monday 3, April 2018. Fafan zone youth consultancy conference concerned youth's benefiting job creations and emphasizing youth's taking part in developmental affairs, security and...
View Article