Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Kasocday Safaarada Maraykanka Iyo Hay’ada USAID Ayaa Kulan Laqaatay MW CMC

Qabridahar(Cakaaranews) Arbaco 5ta April 2017. Waftigan isugu jiray safaarada maraykanka iyo hay’ada USAID oo ugu horayn kadagay magaalada wardheer ee xarunta gobolka doolo islamarkaana soo kormeeray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xubnihii Ka Socday Midawga Axsaabta siyaasadeed ee dalka Oo kulan la Yeeshay...

Jigjiga,(cakaaranews), Arbaca, 5ta, April, 2017. Xubnihii  ka socday golaha midawga asaxaabta  siyaasadeed ee dalka oo maal-mihii ugu danbeeyay socdaal ku marayay qaarka mid ah Gobolada iyo degmooyinka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan Balaadhan La Yeeshay Dhalinyarada Ku Dhaqan Qabridahar.

Dhanaan(Cakaaranews) Khamiis 6da April 2017. Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo kugada jira socdaalkoodii dheeraa ay ku marayeen qaar kamid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mooyaale Iyo 1,095 Ruux Oo Aragoodii Indhaha Dib Uhelay

Moyaale(Cakaaranews) Khamiis 6da April 2017. Waxaa maalintii 3aad galay qalitaanka indhaha iyo daawaynta ee degmada mooyaale iyo nawaaxigeeda iyadoo maalmahii ugu danbeeyayba laga waday howlaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Xoolaha, Beeraha iyo Ilaalinta Deegaanka MMJ Oo Beeralayda Ugu...

Jigjiga(cakaaranews)Jumce 7da April 2017. Madaxa Xafiiska Xoolaha, Beeraha iyo Ilalinta Deegaanka Maamulka magaalada jigjiga marwo Ayaan Maxamuud  Cabdi oo u warantay warbaahinta degaanka ayaa sheegtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Galinta Magaalada Dhanaan

Garbo(Cakaaranews) Jumce 7da April 2017. Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ku guda jira socdaalkoodii dheeraa ee ay ku marayeen qaar kamid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha Xafiiska Waxbarashada DDSI iyo Doorasho ay ku Dooranayeen Gudiyada...

Jigjiga(cakaaranews)Jumce 7da April 2017. Shir balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan shaqaalaha heerarkooda kaladuwan ee xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana ujeedadiisu tahay doorashada gudiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mooyaale Iyo Qalitaankii Indhaha Iyo Daawaynta Oo Lasoo Gabagabeeyay

Mooyaale(Cakaaranews) Sabti 8da April 2017. Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay qalniinkii iyo Daawayntii indhaha ee maalmahanba kasocday degmada mooyaale kaasoo looga faaiidaynayay bulshada kunool degmada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Deeqo Raashin Ah Gaadhsiiyay Bulshada...

Gosoolalay(Cakaaranews) Sabti 8da April 2017. Xafiiska waxbarashada DDSI ayaa deeq raashinka noocyadiisa kaladuwan ah gaadhsiiyay bulshada ku dhaqan qabalaha gosoolalay ee degmada bilcilbuur gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Ceel-biyoodkii 7aad Xadhiga Ka Jaray

Dhagaxmadow(Cakaaranews) Sabti 8da April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo sii wata socdaalkii dheeraa ee lagu darsayay xaaladaha abaarta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Jigjiga Oo Talaalka Iyo Daawaynta Xoolaha Ka Fuliyay Tuulooyinka Hoosyimaada.

Jigjiga,(cakaaranws), Axad, 9ka April , 2017. Xafiiska beeraha, xoolaha iyo ilaalinta deegaanka ee maamulka magaalada jigjiga ayaa maanta ka fuliyay tuulooyinka hoosyimaada maamulka magaalada jigjiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Ka Jaray Buundada Korucelis

Dhagaxbuur(Cakaaranews) Axad 9ka April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo wali ku jira socdaalkii dheeraa ee ay ku marayeen qaar ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashruucyadii Waa waynaa Oo Gabagaboobay iyo Political leaderskii...

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 9ka April 2017. Sida lawada ogsoon yahay, waxay si rasmi ah xukuumadu udhamaystirtay 4tii mashruu ee waa waynaa ee waraabka ee kala ahaa : beka, goomaar, wijiwaaji iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlad Deegaanka Axmaarada oo Deeq Raashin Ah soo gaadhsiiyay DDSI

Jigjiga,(cakaaranews),Isniin, 10ka April, 2017. Waxaa maanta garoonka diyaaradaha caalamiga ah  ee garaad wiil-waal lagu soo dhaweeyay wasiirka ka hortaga iyo u diyaar garowga masiibooyinka deegaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaliinka iyo Daawaynta Indhaha Oo Degmada Hudhat Si Rasmi Ah Uga Socota

Hudhat (cakaaranews)Isniin 10ka April 2017. Qalitaanka iyo daawaynta indhaha oo looga faa’iidaynayo bulshada kudhaqan degmada hudhat ee gobolka Dhawa  ayaa si rasmi ah uga bilaabatay xarunta degmada ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo KuSoo Laabtay Xarunta Deegaanka.

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 10ka April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo socdaal dheer ku soo maray 6 gobol oo ka mid ah gobolada DDSI...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtixaanka Tijaabada Ah (Model Exam) Oo Ka bilawday Dugsiyada Sare Ee Deegaanka

Jigjiga,(cakaaranews),Talaado, 11ka April, 2017. Waxaa maanta ka bilawday dugsiyada sare ee deegaanka gaar ahaan kuwa ku yaala maamulada magaalooyinka jigjiga, dhagaxbuur, qabridahar, goday iyo labada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hudhet Oo Uu Qalitaankii Iyo Daawayntii Indhaha Maalintii 2aad Galay.

Hudhet(Cakaaranews)Talaado 11ka April 2017. Waxaa maalintii 2aad galay qalitaanka indhaha iyo daawaynta ee degmada hudhet iyo nawaaxigeeda iyadoo maalmahii ugu danbeeyayba laga waday howlaha bulshada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Godey Iyo Tababar Kusaabanaa Tacadiyada Kadhanka Ah Ee Jinsiga

Godey(Cakaaranews) Arbaco 12ka April 2017. Tababar ay kasoo qaybgaleen barayaal ka kala yimid qaarkamid ah degmooyinka gobolka shabeele, MM godey, MM qabridahar,MM dhagaxbuur iyo degmada qabridahar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimaynta SM 2009 T.I Oo Kabilaabatay MMJ

Jigjiga (cakaaranews)Arbaco 12ka April 2017. Shir kusaabsan qiimaynta waxqabadka 9kii bilood ee u danbaysay sanad miisaaniyadeedka 2009T.I islamarkaana ay kasoo qaybgaleen dhamaan masuuliyiinta...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>