Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mas’uuliyiinta Degmada Hudhet Oo Kawarbixiyay Faaiidooyinka Laga Helay...

Hudhet(Cakaaranews) Arbaco 12ka April 2017.  XDSHSI Ayaa Xooga Saaray Sanooyinkii Oogu Danbeeyay Sidii Ay Bulshadu Oogu Dhiiran Lahayd Waxsoosaarka Dhulka Iyo Kafaaiidaysiga Khayraadka Dihin Ee uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad Lagu Sagootinayay Dhakhaatiirtii Deegaanka Axmaaradu U Soo Diray...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 13ka April 2017.  Munaasabad balaadhan oo lagu sagootinayay dhakhaatiirtii iyo xirfadlayaashii caafimaadka ee dawlad deegaanka axmaaradu u soo diray oo ka soo shaqeeyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan Layeeshay Mas’uuliyiinta Heer Deegaan Iyo Odayaasha

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 13ka April 2017. Kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, Qaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo U Duulay Xarunta Dalka Ee Addisababa

Addisababa(Cakaaranews) Jumce 14ka April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka xarunta dalka ee magaalada addisababa, Isagoo hawlo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Hudhet Oo Lagusoo Gabagabeeyay Qalitaankii Indhaha Iyo Daawaynta...

Hudhet(Cakaaranews) Jumce 14ka April 2017. Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay hawlihii qalniinka iyo daawaynta indhaha ee Maalmahan Kasocotay Degmada Hudhet ee gobolka Daawa halkaas oo ay dib uheleen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Siti Oo Bilaabay Goynta Calafka Xoolaha Oo Ay Ugu Deeqayaan Gobolada...

Qabalaha Gabi(Cakaaranews)sabti 15ka Aprill 2017. Maamulka gobolka siti ayaa bilaabay Goynta Calafka xoolaha ee looyaqaano sudan Garass kaasoo mudayar kahor ay maamulada 8da degmo ee hoosyimaada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Wacyigalinta Guurka Degdega Ah

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 15ka April 2017. Tababar ay kasoo qaybgaleen gabdhaha barayaasha ah iyo xubno ka socday maxkamadaha shareecada iyo golaha arrimaha islaamka ee gobolada qoraxey, Shabeele,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cuspitaalka MM Godey Oo Ay Ka Qalinjabiyeen 20 Umuliso Dhaqameed

Godey(Cakaaranews) Axad 16ka April 2017. Waxaa cusbitaalka MM Godey ka qalinjabiyay 20 umuliso dhaqameed oo kakala yimaaday degmooyinka qalaafe iyo mustixiil islamarkaana tababar loogu hayay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MMJ iyo Kal-fadhigii 8aad Ee Golaha Xildhibaanada

Jigjiga (cakaaranews)Axad 16ka April 2017. Waxaa Saaka si habsamileh uga furmay Hoolka shirarka ee Xafiiska  Arrimaha Haweenka DDSI Kalfadhigii 8aad Ee Golaha Xildhibaanada Mamulka Magaalada Jigjiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaaminta XDSHSI Ee Diri-dhabe Oo Lacag 800,000 ah Ugu Deeqay Gobolada Ay...

Jigjiga(cakaaranews)Axad 16ka april 2017. Hogaaminta XDSHSI ee ismaamulka Diridhaba ayaa bulshada deegaanka ee ay saamaysay isnbadalka cimilada aduunka ee roobyaraanta keentay ugu deeqay deeq lacageed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Filtu Oo Uu Ka Bilowday Ololaha Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Ee Bilaashka Ah

Filtu(Cakaaranews) Axad 16ka April 2017.  Waxaa Maanta La Daahfuray ololihii Qalniinka Iyo Daawaynta Indhaha Oo Ka Bilaabmay Hospitalka Wayn Ee Degmada Filtu Ee Xarunta Gobolka Liibaan Kaasoo Looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartan Aqoomeed Loo Qabtay Ardayda Dugsiyada MMJ

Jigjiga(cakaaranews)Axad 16ka April 2017. Tartan balaadhan oo uu soo agaasimay xafiiska waxbarashada Maamulka magaalada Jigjiga islamarkaana ay kasooqaybgaleen ardayda dugsiyada oo laga soo kala xulay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololihii Qalniinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ah Ee Gobolka Liibaan Oo...

Filtu(Cakaaranews) Isniin 17ka April 2017. Bulshada Kunool 7da Degmo Ee Gobolkani Liibaan oo Kafaaiidaysanaya adeegani qalniinka ayaa Bogaadiyay Adeegani Kaasoo Juhdi Badan Ay Ku Bixisay Xukuumada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Nidaamka Maamulka Maaliyada (PFM) Oo Loo Qabtay Xubnaha...

Jigjiga(cakaaranews), talaado, 18ka April, 2017. Tababar  uu soo diyaariyay Komishinka Anshaxa iyo La Dagaalanka Musuqa DDSI oo kaashanaya Bangiga aduunta ayaa  loo qabtay xubnaha anshaxa  oo ka kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Wacyigalin Ah Oo Loo Qabtay Culumo Owdiinka MMJ

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 18ka April 2017. Tababar uu soo agaasimay xafiiska caafimaadka DDSI oo ay kaso qaybgaleen boqolaal culumo owdiinka maasaajidada 20ka xaafadood ee maamulka magaalada jigjiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar, Wacyigalin Iyo Aqoon Iswaydaarsi Ku Saabsanaa Saamaynta Uu Qoxootigu...

Dooloadow(Cakaaranews) Khamiis 20ka April 2017. Waxaa degmada doolo adow ka qabsoomay tababar, Wacyigalin iyo aqoon iswaydaarsiga isku jira ee mashruuca (DRDIP) oo ujeedadiisu ahaa sidii bulshada fahan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeegii Qalniinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ah Ee Gobolka Liibaan Oo...

Filtu(Cakaaranews) Khamiis 20ka April 2017. Waxaa Maalintii 4aad Galay Ololahii Qalniinka Iyo Daawaynta Indhaha Ee Bilaashka Ahaa Kaasoo Kasocday Hospitalka Degmada Filtu Ee Xarunta Gobolka Liibaan Oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Ku Saabsan Hirgalinta Xidhmaha Horumarinta Dhalinyarada Oo Ka Dhacay MM...

Wajaale(Cakaaranews) Khamiis 20ka April 2017. Waxaa ka furmay hoolka shirarka ee maamulka magaalada tog wajaale kulan balaadhan oo lagaga hadlayay sidii loo xoojin lahaa xidhmaha horumarinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololo Balaadhan Oo dhanka Nadaafada Ah Oo Kadhacday Degmada Qalaafo

Qalaafo(cakaaranews)khamiis 20ka April 2017.Ololo balaadhan oo ay isugu soo baxeen bulshada qaybaheeda kala duwan ee kudhaqan xaafadaha  degmada qalaafo ee gobolka shabeele islamarkaana lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Filtu Oo Lagusoo Gabagabeeyay Adeegii Qalniinka Iyo Daawaynta Indhaha...

Filtu(Cakaaranews) Khamiis 20ka April 2017. Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay hawlihii qalniinka iyo daawaynta indhaha ee Maalmahan Kasocotay Degmada Filtu  ee xarunta gobolka liibaan halkaas oo ay dib...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live