Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar, Wacyigalin Iyo Aqoon Iswaydaarsi Ku Saabsanaa Saamaynta Uu Qoxootigu...

Boqolmaayo(Cakaaranews) jumce 21ka April 2017. Waxaa degmada boqolmaayo ka qabsoomay tababar, Wacyigalin iyo aqoon iswaydaarsiga isku jira ee mashruuca (DRDIP) oo ujeedadiisu ahaa sidii bulshada fahan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kusoo Laabtay Caasimada Deegaanka.

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 21ka April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga, kadib markay usoo dhamaadeen howlihii shaqo,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Faahfaahiyay Heshiiskii Soohdinta Labada Shacab

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 21ka April 2017. Sida lawada ogsoonyahay waxaa jiray khilaafaadyo dhanka soohdinta udhexeysa labada shacab ee kasoo jeeda dawlad deegaanada soomaalida iyo oromada balse...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoonka Caalamiga Ah Ee Sida Casriga ah Loo Dhisayo Oo Si Habsamileh Usocda

Jigjiga(cakaaranews) Sabti 22ka April 2017. Garoonka caalamiga ah ee sida casriga ah loo dhisayo islamarkaana ay siwada jir ah shaqada dhismihiisa ay ufulinayaan wakaalada dhismaha iyo adeegyada gaarka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kahadlay Hirgalinta Heshiiska iyo Digniin kuwajahan

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 22ka April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa guud ahaanba dawlada federalka ah oo uu ugu horeeyo ra'isa l wasaaraha JDFI mudane Hailemariam Desalgn ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Uu Soo Agaasimay Xafiiska Horumarinta Beeraha Iyo Khayraadka...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 22ka April 2017. Tababar kor loogu qaadayay garaadka aqooneed ee kuwajahan bayaanka, Nidaamka iyo hagaha iibka mashruuca PSNP islamarkaana ay kasoo qaybgaleen dhamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Maalinta Cidhibtirka Gudniinka Fir-cooniga Ah Oo Si Heer Qaran Ah Loogu...

Jigjiga,(cakaaranews),sabti, 22ka April, 2017. Waxaa, maanta si heer qaran ah loogu xusay caasimada DDSI ee jigjiga  Munaasabada xuska  maalinta cidhibtirka  gudniinka fir-cooniga ah. Munaasabadan oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 7Aad Ee Tayada Waxbarashada Jaamacadaha Dalka Oo Ka furmay jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews), sabti, 22ka April, 2017. waxaa ka furmay caasimada DDSI ee magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan  shirwaynihii 7aad ee tayada  iyo horumarinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada Qabridahar Oo Dhismaheedu Meel Fiican Marayo

Qabridahar(cakaaranews) Isniin 24ka April 2017. Bulshada shaqo abuurka kaheshay dhismaha jaamacada qabridahar ayaa aad u bogaadiyay iyadoo Jaamacada qabridahara ay tahay jaamacdii labaad ee deegaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Isticmaalka Aalada Computerka Oo Loo Furay Maareeyayaasha...

Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 25ka, April, 2017. Wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI marwo Maajida Maxamed Maxamuud   ayaa maanta tababar u furtay 24 xubnood oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Senterka Daarusalaam Iyo Deeq Raashin Ah Oo La Gaadhsiiyay

Daarusalaam(cakaaranews)Talaado 25ka April 2017. Wafti uu horkacayo wasiir-kuxigeenka xafiiska waxbarashada DDSI mudane maxamuud Axmed Nuur (Heeryo) ayaa Deeq raashin ah oo isugujirta Bariis, Qamandi,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo U Ambabaxay Magaalada Dire Dawa

Diredawa(Cakaaranews) Talaado 25ka April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafiti balaadhan oo isugu jira odayaasha deegaanka, Gudoomiyaasha gobolada, Gudoomiyaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Daahfurayay Mashruuca (DRDIP) Oo Ka Qabsoomay Magaalada Qabribayax

Qabribayax(Cakaaranews) Talaado 25ka April 2017. Kulan lagu daahfurayay mashruuca (DRDIP) oo ujeedadiisu ahaa sidii bulshada fahan buuxa looga siin lahaa mashruuca cusub ee horumarinta iyo kajawaabida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan hoos loogu Dhaadhicinayay Hirgalinta Heshiiskii Labada Deegaan Oo ka...

Diridhawa,(cakaaranews) Arbaca, 26ka April, 2017. Dhawaan ayay ahayd markii heshiis  laga  gaadhay soo afjarida khilaafkii hore uga jirayay xuduuda  u dhaxaysa deegaanka soomalida itoobiya iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Difaaca Qaranka Dalkeena Qaybtiisa Qoraxay Oo Deeq Raashin iyo...

Qabridahar(cakaaranews)Arbaco 26ka April 2017.  Ciidanka difaaca qaranka ee fadhigiisu yahay magaalada q/dahar ee gobolka qoraxay ee kiflidoorka 2aad ayaa deeq raashin ah  iyo booyado biyo ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar kusaabsan kafaaiidaysiga waxsoosaarka calafka iyo dalagyada kaladuwan

Jigjiga(cakaaranews) Khamiis 28ka April 2017. Tababar ujeedaiisu tahay kafaa’iidaysiga waxsoosaarka calafka,  waxsoosaarka dalagyada kaladuwan iyo dhinaca kafaaidaysiga waraabka iyo habkaydsiga casriga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay dar-dargalinta Adeegyada Caafimaadka.

Jigjiga(cakaaranews), Khamiis, 27ka April , 2017.Kulan uu hogaaminayay wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Xasan Ismaaciil Cali oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiin sare oo ka socotay hay’adaha ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudi Ka Socday Golaha Wakiilada Shacabka JDFI Oo Kulan La Yeeshay Ganacsatada...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 27ka April 2017.  Xubno ka socday golaha wakiilada shacabka JDFI gaar ahaan gudiga qiimaynta iyo dabagalka ganacsiga dalka ee golaha wakiilada shacabka JDFI ayaa kulan la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xafiiskiisa Kuqaabilay Mas’uuliyiin Kasocday Hay’ada UNICEF

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 19ka March 2017. Waxaa garoonka caalamiga ah ee garaad wiilwaal lagu soo dhaweeyay mas'uuliyiin sare oo kasocday hay’ada UNICEF oo ay hogaaminayso madaxa hay’ada UNICEF ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimayntii Waxqabadka 9ka Bilood Ee Kuliyadaha Deegaanka Oo Ka Furmay Jigjiga

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 20ka March 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga si toos ah ooga furmay shirkii qiimaynta waxqabadka 9ka bilood ee kuliyadaha deegaanka oo uu qabtay xafiiska...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>