Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis: Qurbo-joogta DDSI

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 6da September 2017. Ogaysiis Madaama oo ay qurba-joogta DDSI  codsatay in dib loogu dhigo xafladii ku beegnayd 2da iyo 3da bisha maskerem ee 2010EC loogu  qabnayay xarunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Elele iyo Gudoomiye-yaasha Degmooyinka Gobolka Shabeele Oo Khibrad...

Elele(cakaaranews)Arbaco 6da August 2017. Ethiopia waxay kaalinta ugu horaysa kaga jirtaa qaarada Africa dhinaca koritaanka dhaqaalaha, waana dal ku hawlan sidii uu meesha uga saari lahaa shaqo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Lagaga Hadlayay Sii Xoojinta Hawlaha Horumarka Iyo Nabadgalyada Oo Ka...

Filtu (Cakaaranews), Khamiis 7da September, 2017. Waxaa ka qabsoomy madasha shirarka ee magaalad fiiltu ee xarunta gobolk liibaan shir si meeqaam sare ah loo soo agaasimay oo ay isugu yimaadeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Nidaamka Hantidhawrka Oo Loo Qabtay Hanti-Dhawrayaasha

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 7da September 2017. Tababar uu soo agaasimay Xafiiska Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen khabiirada hanti-dhawrayaasha ee xafiiska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo U Kicitimay Dhanka Xarunta Dalka

Addisababa(Cakaaranews) Jumce 8da September 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka xarunta deegaanak uga ambabaxay dhanka xarunta dalka ee magaalada addisababa, Isagoo hawlo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Degmada Qalaafo Iyo Bulshada Kudhaqan Degmada Oo Si Wada Jir ah Uga...

Qalaafo (cakaaranews)Jumce 8da September 2017. Kadib markii maamulka degmada qalaafo  uu  sameeyay wacyigalin balaadhan oo kusaabsan kafaa’iidaysiga dhulka iyo in dhamaan bulshada degmada qalaafo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dufcadii 22aad Oo Ka Qalinjabisay Kuliyada Macalimiinta Dr cabdinajiib Xuseen.

Jigjiga,(cakaaranews), Sabti, 9ka, September, 2017. Xaflad   si meeqaam sare ah loo soo agaasimay oo ay ku qalinjabiyeen dufcadii 22aad ee waxbarashada xiliga  xagaaga (Summer)  waxku baran jiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartanka Kubada-cagta Ee Hay’adaha Dawliga Ah DDSI Oo Furmay

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 9ka September 2017.  Tartanka kubada cagta oo ay ku loolamayaan hay’adaha dawliga ah oo loogu magacdaray ‘’Iskufilaanshaheenii Waan Soo Ceshan Karaa’’  kana sooqaybgaleen 60...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢ.ሶ.ክ.መ. ውሃን እንደፓትሮሊየም መቆጠሩ ምን ይመስላል!!

አብዛኛው የክልሉ አከባቢዎች ቆላማና በረሃማ እንደመሆናቸው ዝናብ መጠበቅ የህዝቡ የህልውና ጉዳይ ነው፡፡ የኢትዮጵያ የሶማሊ ህዝብ በሀገሪቱ ስልጣን ላይ ከነበሩት የቀድሞ ንግስት ነጋስትና አንባገነኑ ወታደራዊ መንግስታት አይደለም መስረተ ልማትና ምንም አይነት  ጥቅም ሳያገኝ የቆየ ማህበረሰብ ቢሆንም፡ ባሳለፍናቸው 10...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Waynihii 9aad Ee Waxabarashada Deegaanka Oo Ka Furmay Xarunta Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 10ka September 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka furmay shirwaynihii 9aad ee waxbarashada deegaanka oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiin sare oo ay kamid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Adeega Shacabka Iyo Horumarinta Cududa Shaqaalaha DDSI Oo Agabka...

Jigjiga,(cakaaranews),axad, 10ka, September, 2017. Xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI ayaa maanta u daabulay agabka adeega  aaladaha casriga ee xafiisyada qaarka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Dib Ugusoo Laabtay Xarunta Deegaanka.,

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 10ka September, 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga, kadib markay usoo dhamaadeen howlihii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xirfadlayaasha Caafimaadka Xoolaha Oo Talaalka Xoolaha Kafulisay Duleedka...

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 11ka September 2017.Xafiiska xoolaha iyo horumarinta reer-guuraaga  DDSI ayaa talaalka kahortaga  cudurka kaligii cunaha ee afka qalaad loogu yeedho PPR islamarkaana kudhaca...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Sheegay In Sanadkii Tagay Lagu Sagootiyay Horumar Sanadka Cusubna...

Jigjiga, (cakaaranews),isniin, 11ka September, 2017.  Waxaa xalay  ka qabsoontay barxada wayn ee madasha shirarka qaryaan dhoodaan ee caasimada deegaanka xaflad   si meeqaam sare ah loo soo agaasimay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 9aad Ee Waxbarashada DDSI Oo Lasoo Gabagabeeyay

Jigjiga (cakaaranews)Talaado, 12ka, September 2017. Waxaa si rasmi ah loo soogabagabeeyay Shirwaynihi 9aad ee waxabarshada Deegaanka oo mudo 3 cisho ah kasocday xarunta deegaanka islamarkaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Darawalada iyo Mulkiilayaasha Gaadiidka Yaryar Ee MM Dh/buur iyo MM Q/Dahar...

Qabridahar(cakaaranews)Arbaco, 13ka September 2017. Darawalada iyo mulkiilayaasha gaadiidka yaryar ee kakalashaqeeya xaafadaha magaalooyinka dhagaxbuur iyo qabridahar ayaa soo dhaweeyay bixinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGAYSIIS :

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 14ka September 2017. Waxaa dhamaan shacabwaynaha la ogaysiinayaa in bulshada aadaysa ama ka imanaysa Addisababa ay maraan wadada Jigjiga,Tuli guuleed, Samakaab, shiniile...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada Oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiraysa Shacabwaynaha Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 14ka September 2017. Waxay hogaaminta sare XDSHSI iyo Xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo afhayeenka golaha xildhibaanada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaadka Awadayga Ah Oo La Sheegay In La Suneeyay Oo Ay Dad Ku Dhinteen Qaarna...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 14ka September 2017. Jaadka awadayga ah aya la sheegay in la suneeyay maadaama oo ay soomaalida kali ah cunaan Sababta aysan jaadadka kale usunaynina ay tahay maadaama oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Dhamaan Shacabwaynaha DDSI Meelkasta Oo Ay Joogaan

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 14ka September 2017. Waxaa dhamaan shacabwaynaha DDSI ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba la ogaysiinayaa in shaqasi wata ciwaanka President Abdi Mahomud Omer uusan...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>