Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kuqotama Barnaamijka JEG Oo kafurmay Magaalada Jigjiga

Jigjiga (Cakaaranews) Isniin 28ka August 2017. Si kor loogu qaado tayada shaqada iyo shaqaalaha ayaa Xafiiska Adeega Shacabka iyo Horumarinta Cududa Shaqaalaha DDSI uu wadaa dadaalo ku’aadan hirgalinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Filtu Iyo Tababar Loo Qabtay Hay’adaha Cadaalada

Filtu(Cakaaranews) Talaado 29ka August 2017. Tababar ku saaban sidii kor loogu qaadilahaa kobcinta awooda fulineed ee hay’adaha cadaalada iyo  sidii loo xoojin lahaa   ilaalinta xuquuqaha sharciga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Waxbarshada DDSI Oo Shaaciyay Natiijayada Imtixaanka fasalka 8aadka

Jigjiga,(cakaaranews), Arbaca, 30ka, August, 2017.  Wasiir ku xigeenka xafiiska waxbarshada  DDSI mudane Maxamuud Axmed Nuur oo xafiiskiisa shir jaraa-id ugu qabtay warbaahinta deegaanka iyo ta dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qawlaysatada UBBO Ee Diasporaha Oo SHeegay Inay Xaalada Qalbi-dhiriq Maliiqnayd

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 30ka August 2017. Qawlaysatada ubbo ee diasporaha ayaa waxay isladhexmarayaan marxalado dhawr ah oo ay kusheegayaan inay xaalada cabdikariin qalbi-dhiriq ay maliiqnayd. Qaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhibaatadii Ay Nabadiidka UBBO Ugaysatay Shacabka Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 31da August 2017. Nabadiidka UBBO waxay shacabwaynaha deegaanka ugaysatay dhibaatooyin ba'an oo aan marnaba tiro lagu soo koobi karin. Dhibabkaas oo ay kamid ahaayeen dil,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Mas’uuliyiin Heer Deegaan Ah Oo Kusoo Laabtay Xarunta Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 31da August 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayaan mas’uuliyiin sare oo heer deegaanka ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Hambalyeeyay Dhamaan Muslimiinta Caalamka

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 31da August 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhamaan muslimiinta caalamka ee nabada jecel gaar ahaan muslimiinta reer itoobiya khaasatan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Balaadhan Oo Heer Caalami Ah Oo Lagu Soodhaweeyay Magaalada Jigjiga

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 31da August 2017.Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga lagu soodhaweeyay wafti balaadhan oo heer caalami ah oo ay hogaaminayso Danjiraha wadanka Canada u fadhiya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Oohintiisa Oohin baa Kahoraysay, Diyaaradii Keentay Cabdikariina Waxaa Ka...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 31da August 2017. Sida lawada ogsoonyahay shacabka deegaanka soomaalidu wuxuu ahaa shacab marka taariikhda dib loo eego ilaa xayle salaase ay dhibaatooyin ba’an oo naf iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raisal-Wasaaraha JDFI Oo Soo Xidhay Tababarkii Hogaaminta Sare

Addisababa (Cakaaranews) Khamiis 31da August 2017. Raisal-wasaaraha JDFI mudane Haile mariam Desalegn ayaa soo xidhay tababarkii hogaaminta sare ee meles Academy uga socday xarunta dalka ee magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Salaada ciidul Adxa oo si meeqaam sare ah loogu tukaday Garoonka...

Jigjiga,(cakaaranews),jumce,1da September, 2017. Waxaa maanta si balaadhan oo farxadi ku dheehan tahay looga ciiday guud ahaanba caalamka islaamka dalkeena itoobiya gaar ahaan  deegaanka soomaalida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Liibaan Oo Munaasabada Salaada Ciidul Adxa Si Balaadhan Looga tukaday.

Fiiltu,(cakaaranews), jumce, 1da, September, 2017. Munaasabada salaada ciidul adxa ayaa siwayn  oo farxadi iyo rayn-rayn  ku dheehan tahay looga ciiday islamarkaana   loogu tukaday  salaada ciidal adxa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurba-joog U Dhalatay Deegaanka Oo Soo Kormeertay Mashaariicaha Degmada...

Qabridahar(cakaaranews)Sabti 2da Sepember 2017. qurbejoog u dhalatay deegaanka gaar ahaan gobolka qoraxey ayaa kormeer indho-indhayn ah kusoomaray qaarkamid ah mashaariicaha waawayn ee laga hirgaliyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis: Qurba-joogta DDSI

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 2da September 2017. Waxaa la ogaysiinayaa qurba-joogta DDSI in la qabanayo xaflada qurba-joogta DDSI oo si heer sare ah loo agaasimayo sanadka cusub ee 2da iyo 3da bisha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dufcadii 8aad Ee Waxbarashada Xiliyada Xagaaga Jaamacada jigjiga Oo Maanta...

Jigjiga.(cakaaranews),Axad, 3da September,2017.  Xaflad   si meeqaam sare ah loo soo agaasimay oo ay ku qalinjabiyeen dufcadii 8aad xiliyada xagaaga (Summer), looxjiidka iyo ardayda fagoonta (distance)...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

525 Macalin Oo Ka Qalinjabisay Kuliyada Macalimiinta Ee Magaalada Qabridahar

Qabridahar (cakaaranews)Axad 3da September 2017. Xaflad qalinjabin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay kuqalinjabinayeen macalimiin tiradoodu dhantahay 525 macalin oo ah heerka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

600 Oo Maxbuus Oo Xukuumadu Cafis U Fidisay Fadliga Ciidul-Adxa

Jigjiga (cakaaranews)Axad 3da September 2017. Sida lawada ogsoonyahayba waxaa xukuumada DDSI caada u ah in sanadkasta 2 jeer  ay cafis u fidiso maxaabiista iyadoo labaadas jeera ay kala yihiin 2da...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odayaal Dhaqameedka Deegaanka Oo Yeeshay Kulan Ay Kaga Hadlayeen Fikirada...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 4ta September 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka qabsoomay kulan balaadhan oo ay yeesheen odayaal dhaqameedka deegaanka oo ku saabsanaa fikirada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xafiiskiisa Waraysi Kusiiyay Warbaahinta Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 4ta September 2017. Waraysi ay warbaahinta deegaanku la yeeelatay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo aan wax kawaydiinay arrinta ubbeyga way nee cabdikariin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Ukala Baxaya Wadamada Maraykanka, Europe Iyo Carabaha

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 5ta September 2017. Waxaa 7aadka udanbeeya ee bishan September iyo 7aadka ugu horeeya ee bisha Actober ee sanadan 2017 booqasho shaqo ugu kala baxaya wadamada maraykanka...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>