Saraakiisha Ciidamada Booliska Oo Dhir Beeris Ku Sameeyay kuliyada Tababarka...
Jigjiga(Cakaaranews)Sabti 19ka August 2017.Saraakiisha ciidamada booliska ayaa 400 oo geed ku beeray kuliyada tababarada ciidanka ee shaalaqe mahad soofe, halkaas oo ay si wada jir ah dhirta ugu...
View ArticleKooxda Gobolka Sitti Oo Ku Guulaysatay Koobkii Tartanka Kubada Cagta Ee...
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 19ka August 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga lagusoo gabagabeeyay koobkii tartanka kubada cagta ee gobolada iyo mm deegaanka oo ay finaalka isugu yimaadeen...
View ArticleMeles-Park Iyo Ololo Balaadhan Oo Dhir Beeris Ah Oo Kadhacay
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 19ka August 2017.Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kadhacay ololo balaadhan oo isugujira dhir-beeris iyo soobandhig carwo-horumarineed islamarkaana lagu xusayo...
View ArticleDhalinyarada MM Godey Oo Lagu Wareejiyay Lacag Dhan 40 Milyan Oo Birr
Godey(Cakaaranews) Axad 20ka August 2017. Saboolnumadu waa cadawga ugu xun ee bini aadamka Waxayna dumisaa mustaqbalka iyo hamiga toosan ee qof lee yahay Si looga baxa taasna xukuumada DDSI iyo ta...
View ArticleWasiir Ku Xigeenka Horumarinta Waraabka Iyo Dooxooyinka DDSI Oo Sheegay...
Jigjiga,(cakaaranews), Axad, 20ka August, 2017. Wasiir ku xigeenka xafiiska horumarinta waraabka iyo dooxooyinka DDSI mudane Xasan Cabdiraxmaan Aadan oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka...
View ArticleMaareeyaha kuliyada Waxbarashada Macalimiinta ee MM Qabridahar Oo Ka...
Qabridahare(cakaaranews)Isniin 21ka August 2017.Maareeyaha kuliyada waxbarashada macalimiinta ee magaalada qabridahar mudane Maxamuud Cabdiqani Axmed oo kawarbixiyay waxqabadka kuliyada ayaa sheegay...
View ArticleWakaalada Hor- Khay- Biyaha Ee MM Qabridahar Oo Haamaha Yaryar Ee Biyaha...
Qabridahar(cakaaranews)Isniin 21ka August 2017.Maareeyaha wakaalada Hor/Khay-Biyaha MM Qabridahar mudane Maxamed Isaaq Digaale ayaa 600 oo qoys oo kamid ah qoysaska kunool 10 ka xaafadood ee magaalada...
View ArticleXafiiska Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha DDSI Oo Kulan La Yeeshay Kooxda Kubada...
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 21ka August 2017. koob loogu magac daray isku filnaanshaheena waan soo ceshan karnaa oo ay ku tartamayaan kooxda ciyaaraha kubada cagta ee warbaahinta iyo kooxda fanaaniinta...
View ArticleMW JDFI Dr Mulatu Teshome Oo Xuska Maalinta Ciidanka Booliska Dalka...
Addis ababa(Cakaaranews) Talaado 22ka August 2017. Waxaa xarunta dalka ee magaalada addis ababa gaar ahaan madasha shirarka ee Miliniyaam adharaash lagu xusay munaasabada xuska maalinta ciidanka...
View ArticleMM Qabridahar Iyo Shaqo Abuurka Dhalinyarada
Qabridahar(cakaaranews)Arbaco 23ka August 2017.Kadib markii xukuumada DDSI ay qaadatay talaabooyinka lagu tirtirayo saboolnimada islamarkaana shaqo abuurka loogu samaynayo dhalinyarada deegaanka ayaa...
View ArticleQurba Joog U Dhalatay DDSI Oo Agab Caafimaad Ku Wareejiyay Xafiiska...
Jigjiga,(cakaaranews), khamiis, 24ka August, 2017. Xaflad lagula kala wareegayay agabka caafimaadka noocyadiisa kala duwan oo ay qurba joog u dhalatay DDSI ka soo iibiyeen dalka dibadiisa ayaa ka...
View ArticleKulan Ku Saabsanaa Hogaaminta Sare Ee Maaraynta Caafimaadka Oo Lasoo...
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 24ka August 2017. Tababarkan oo uu soo diyaariya xafiiska caafimaadka DDSI ayaa waxaa kasoo qaybgaleen geedisocodyada xafiiska caafimaadka iyo bah-wadaagtiisa islamarkaana...
View ArticleTababar Ku Saabsan Kobcinta Awooda Fulineed Ee Hay’adaha Cadaalada Oo Ka...
Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 25ka August, 2017. tababar ku saaban sidii kor loogu qaadilahaa kobcinta awooda fulineed ee hay’adaha cadaalada degmooyinka deegaanka oo loo qabtay 375 xubnood oo ka socda...
View ArticleMasuuliyiin Sare Oo Soo Kormeeray Xarumaha Ganacsiga iyo Wax Soo saarka...
Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 25ka August, 2017. Masuuliyiin sare sare oo ay hogaaminayeen afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane maxamedrashiid isaaq, wasiirka ganacsiga...
View ArticleTababar ku Saabsan Siyaasadaha Iyo Istaraatijiyadaha Horumarinta Warshadaha...
Jigjiga(cakaaranews)Jumce 25ka, August 2017. Tababar ujeedadiisu tahay siyaasadaha iyo istraatijiyadaha horumarinta warshadaha islamarkaana uu soo agaasimay xafiiska Ganacsiga, Gaadiidka iyo...
View ArticleTababar Loo Qabtay Hay’adaha Cadaalada Gobolka Doolo Oo Ka Furmay Wardheer.
Wardheer,(cakaaranews), sabti, 26ka August,2017. tababar ku saaban sidii kor loogu qaadilahaa kobcinta awooda fulineed ee hay’adaha cadaalada iyo sidii loo xoojin lahaa ilaalinta xuquuqaha...
View ArticleKulan Wadatashi ah Oo Lagaga Hadlayay Nidaamka Maamulka Maaliyada Oo...
Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 26ka August 2017. Kulan wadatashi ah oo uu soo agaasimay xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen waasiirada, maareeyayaasha,...
View ArticleKoobka 15 Jirada Dalka Ee COCACOLA CUP Oo Ka Furmay Xarunta Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 27ka August 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga si rasmi ah ooga furmay koobkii dhalinyarada 15da ah ee dalka ee COCACOLA CUP. Hadaba koobkan dhaliyaradad 15da...
View ArticleTababar Loo Qabtay Hay’adaha Cadaalada Ee Gobolka Afdheer
Hargeele(Cakaaranews) Isniin 28ka August 2017. tababar ku saaban sidii kor loogu qaadilahaa kobcinta awooda fulineed ee hay’adaha cadaalada iyo sidii loo xoojin lahaa ilaalinta xuquuqaha sharciga...
View ArticleTababar Ku Saabsan Xirfadaha Dhiig Joojinta Saboolnimada Oo Ka Furmay Jigjiga
Jigjiga, (cakaaranews), Isniin, 28ka August, 2017. Tababar ku saabsan barashada xirfadaha dhiig joojinta soboolnimada oo ay soo diyaarisay kuliyada farsamada gacanta iyo xirfadaha jigjiga ayaa ka...
View Article