Nidaamka Rimay Gacmeedka Oo Tababar Lagu Siiyay Macalimiinta Kuliyada TVET ka...
Godey(cakaaranews)Sabti 11ka March 2017. Tababar kusaabsan nidaamka rimay gacmeedka ee afka qalaad lagudhaho (artificial assimilation) islamarkaana ay ka soo qaybgaleen macalimiinta kuliyada farsamada...
View ArticleDeeqaha Xukuumada DDSI Gaadhsiinayso Shacabka Abaaruhu Saameeyeen.
Hargeele(Cakaaranews) Sabti 11ka March 2017. Sida aan ku sheegnay wararkaanagii hore qaarka mid ah masuuliyiinta xukuumada DDSI ugu saraysa ayaa socdaalo dhaadheer ku maraya gobolada iyo degmooyinka...
View ArticleMW CMC Oo Kadagay Pole International Airport
Addisababa(Cakaaranews) Axad 15ka January 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka xarunta dalka, Isagoo howlo shaqo , shirar iyo howlo...
View ArticleTababar Loo Qabtay Shaqaalaha Barnaamijka Hab Nololeedka
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 16ka January 2017. Tababar uu soo agaasimay Xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciaga waaxdiisa damaanad qaadka cuntada barnamijkiisa hab nololeedka...
View Article35 Gaadhi Oo Sidda Calafka Xoolaha Oo U Anbabaxay Gobolka Doolo
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 16ka January 2017. Iyadoo baryahanba Xafiiska Horumarinta Xoolaha iyo Reer-guuraaga oo kaashanaya xukuumada DDSI uu ku hawlanyahay gargaarka bulshada deegaanka ee...
View ArticleQiimayn Loo Qabtay Shaqaalaha Iyo Macalimiinta Kuliyada TTC
Jigjiga(cakaaranews)Talaado 17ka January 2017. Shir Qiimayn ah oo ay kasooqaybgaleen maareeyaha kuliyada, maareeye kuxigeenada, islamarkaana loohayay dhamaan macalimiinta iyo shaqaalaha qaybahooda...
View ArticleShir Qiimayn Ah Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Xafiiska Xeerilaalinta Guud Iyo...
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 17ka January 2017. Shir qiimayn ah oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan shaqaalaha Geedisocodyada kaladuwan ee xafiiska xeer ilaalinta iyo cadaalada DDSI oo uu shir gudoominayay...
View ArticleMaareeyaha Wakaalada Horumarinta Guryaha DDSI Oo Ka Warbixisay Waxqabadkii...
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 17ka January 2017. Xukuumada DDSI oo dadaal oogu jirta siday bulshada iyo shaqaalaha deegaanka ooga haqabtiri lahayd dhanka guryaha ayaa waxay aasaastay wakaalada...
View Article120 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Xukuumada DDSI ayaa Lagu Soo Dhaweeyay...
Tog-wajaale(cakaaranews),talaado, 17ka January, 2017. Xukuumada DDSI ayaa sanadihii ugu danbeeyay deeq waxbarasho ku taageerta dawladaha aan dariska nahay ee Somaliland, Putland iyo somaliya, waxaana...
View ArticleKulan Lagu Qiimaynayay Shaqaalaha Xafiiska Ka Hortaga iyo u Diyaar Garowga...
Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 20ka, January, 2017. Si loo dar dargaliyo fulinta qorshayaasha horumarineed ee u dajisan xukuumada DDSI loona awood siiyo cududa shaqaalaha DDSI gaar ahaan xafiisyada...
View ArticleRaysal-wasaaraha Dalka Oo Lagusoo Dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Caalimiga ah...
Qabridahar(Cakaaranews) Talaado 24ka January 2017. Rayisalwasaaraha dalka mudane Hialemaryam Deselain ayaa waxaa si heer sare ah ugusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada...
View ArticleTababar Loo Qabtay Tababarayaasha Macalimiinta Deegaanka Ee Afka-hooyo.
Dhagaxbuur(cakaaranews)Arbaco 25ka January 2017. Tababar ay iska kaashadeen xafiiska waxbarashada DDSI iyo hay’ada USAID islamarkaana ujeedadiisu tahay kor uqaadida luuqada afka soomaaliga kana soo...
View ArticleMunaasabada 16 jirsatay ee xuska maalinta xoolo dhaqatada JDFI oo si meeqaam...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 25ka January 2017. Munaasabada 16 jirsatay ee xuska maalinta xoolo dhaqatada jamuuriyda diquqoraadiga faderaalka itoobiya (JDFI) oon Loo kala hadhin ayaa maanta si qurux...
View ArticleRaisal Wasaaraha JDFI Oo Shahaado Sharafta Ugu Saraysa Bixiyay
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 25ka January 2017. Raisal wasaaraha JDFI mudane Haile-mariam Desalegn ayaa shahaado sharafta ugu saraysa oo khaas ah kugudoonsiiyay Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud...
View ArticleRaisal wasaaraha Hailemariam Desalegn Oo Kaduulay Garaad Wiil-waal...
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 26ka January 2017. Raisal-wasaaraha JDFI mudane hailemariam Desalegn ayaa saaka kaduulay gagida diyaaradaha caalamiga ah ee garaad wiil waal international airport isagoo...
View ArticleIskaashatada Wadajir Oo Calafka Xoolaha Ugu Deeqday Bulshada Xoola Dhaqatada...
Jigjiga(Cakaranews) Khamiis 26ka January 2017. Iskaashatada wadajir ee xaawo Aadan ayaa calafka xoolaha oo uga go’ay laba beerood oo kuyaala degmada beercaano oo kakooban 63 higtar iyo 42 higtar oo...
View ArticleQiimayn Lagu Sameeyay Shaqaalaha Komishinka Anshaxa Iyo Ka Hortaga Musuqa DDSI.
Jigjiga,(cakaaranews) khamiis, 26ka January, 2017. kulan lagu qiimanayay shaqaalaha komishinka anshaxa iyo hortaga DDSI ayaa ka furmay hoolka shirarka ee isla komishirka anshaxa ka hortaga musuqa...
View ArticleShir Qiimayn ah Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Xafiiska Waxbarashada DDSI
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 26ka January 2017. Shir qiimayn ah oo ay kasooqaybgaleen dhamaan shaqaalaha geedisocodyada kaladuwan ee xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana uu shirgudoon ka ahaa...
View ArticleXarunta Caafimaadka Degmada Garbo Oo Sheegtay In ay Kor Uqadeen Dhanka Adeeg...
Garbo(cakaaranews) Sabti 28ka January 2017. Xarunta cafimaadka degmada Garbo ee Gobolka Nogob ayaa sheegtay in adeeg bixinta xarunta cafimaadka kor loo qaaday kadib markii maamulka xarunta iyo...
View ArticleWafti Heer Caalami ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Wardheer.
Wardheer,(cakaaranews), sabti, 28ka January, 2017. Masuuliyiin isugu jira heer Deegaan, heer Gobol iyo heer Degmo oo ay ka mid yihiin wasiirka xafiiska ka hortaga iyo u diyaar garowga masiibooyinka...
View Article