Quantcast
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalo Lagu Darsayo Xaalada Abaarta

Jigjiga(Cakaaranews) isniin 6da March 2017. Waxaa socdaalo dhaadheer oo lagu darsayo xaalada nololeed ee bulshada ay abaartu saamaysay ubaxay kooxo isugu jira hogaaminta xisbiga iyo xukuumada deegaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Nidaamka Ilaalinta Deegaanka Schoolada Iyo Guud Ahaanba...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 6da March 2017. Tababar kusaabsan nidaamka ilaalinta deegaanka schoolada iyo guud ahaanba nadaafada dugsiga iyo ardayda ee  deegaanka islamarkaana ay kasoo qaybgleen ,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Looga Hadlayay Ka Hortaga Socdaalka Sharcidarnada Ah Oo Ka Furmay jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews), Isniin, 6da, march,  2017.  Kulan  lagaga wada tashanayay  sidii looga hortagi lahaa socdaalka sharci darnada ah oo uu soo diyaariyay xafiiska  shaqaalaha iyo arimaha bulshada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Xuska 19aad Ee X.D.SH.S.I Oo Si Balaadhan Loogu diyaar Garoobay.

Jigjiga,(cakaaranews),Isniin, 6da, March , 2017. Waxaa  maalinta bari ah guud ahaanba deegaanka si wayn looga dabaaldagi doonaa munaasabada  xuska sanad guurada 19aad ee X.D.SH.S.I taasi oo  si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhakhaatiir Jaamacada Jigjiga U Diray Gobolka Doolo oo Gaadhay Xarunta...

Wardheer(cakaaranews), Isniin, 6da, March, 2017. Waxaa gaadhay xarunta gobolka Doolo ee Wardheer  8(sideed) Dhakhaatiir  iyo 14  daryeelayaal caafimaad (Nurse) oo ay jaamacada jigjiga u diray gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Dhagaxbuur Iyo Munaasabadii Xuska 19aad Ee XDSHSI

Dhagaxbuur (Cakaaranews) Talaado  7da March 2017.  Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana lagu xusayay sanad-guurada 19aad ee kasoo wareegtay aasaaskii XDSHSI  oo ay kasooqaybgaleen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Xuska 19aad ee X.D.SH.S.I Oo Si Meeqaam Sare ah Looga xusay jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 7da, march, 2017 Waxaa maanta guud ahaanba deegaanka si balaadhan loogu dabaal dagay munaasabada xuska 19aad ee ka soo wareegtay aas aaskii XDSHSI. Iyada oo munaasbad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Qalaafo Oo Si Heersare Ah Looga Xusay Sanad-guurada 19aad Ee XDSHSI

Qalaafo(cakaaranews)Talaado 7da march 2017. Munaasabad ay kasooqaybgaleen dhamaan kabinetka degmada oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha degmada mudane maxamed khadar faarax,  qaybaha kale duwan ee bulshada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Dhagaxbuur Iyo Tababar Kor Loogu Qaadayo Aqoonta Macalimiinta Luuqada...

Dhagaxbuur(cakaaranews)talaado 7da March 2017. Tababar ujeedadiisu tahay sii xoojinta aqoonta iyo xirfada barayaasha deegaanka gaar ahaan macalimiinta luuqada afka hooyo islamarkaana macalimiinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Xuska Sanadguurada 19aad Ee XDSHSI Oo Si Heer Sare Ah Looga Xusay...

Wajaale(Cakaaranews) Talaado 7da March 2017. Munaasabad ay kasooqaybgaleen dhamaan masuuliyiinta mm wajaale  oo uu ugu horeeyo maayarka mm wajaale mudane Maxamuud Cabdi Muxumed,  qaybaha kale duwan ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MMJ Oo 10 Force Ku Wareejiyay 10 Xaafadood Oo MMJ Ah

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 8da March 2017. Masuuliiyinta maamulka magaalada jigjiga ayaa gaadiidka nooca loo yaqaano forceda oo 10 xabo ah ku wareejiyay 10 xaafadood oo mm jigjiga ah kuwaas oon horay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dire Dawa Oo Si Balaadhan Loogu Xusay Sanad Guurada 19aad Ee X.D.SH.S.I.

Dire-dawa(cakaaranews)Arbaca, 8da, March, 2017. Waxaa si meeqaam sare ah loogu  xusay  caasimada ismaamulka  magaalada diredhawa gaar ahaan stadium wayn  ee deridawa  munaasabada xuska 19aad  ee ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Sanad-guurada 41aad Ee Maalinka Haweenka Aduunka Oo Siwayn Looga Xusay...

Dhagaxbuur (cakaaranews)Arbaco 8da March 2017. Munaasabad lagu maamusayo maalinka Haweenka Aduunka oo sanad walba la xuso 8 march islamarkaana ay kasooqaybgaleen kabinetka maamulka magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Maalinta Haweenka Aduunka Oo JigJiga Laga Xusay.

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 8da March 2017. Waxaa maanta guud ahaanba caalamka laga xusay munaasabada 106 aad  maalinta haweenka aduunka oo ku beegay 8da March , 2017taasi oo dalkeena itoobiyana laga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Qabridahar Oo Si Balaadhan Looga Xusay Maalinka Haweenka Aduunka

Qabridahar (cakaaranews)Arbaco 8da March 2017. Munaasabad lagu maamusayo Xuska Sanad Guurada 41aad ee maalinka Haweenka Aduunka Ee 8da march ayaa maanta si wayn looga xusay maamulka magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khibrad Wadaag Ay Wada yeesheen Masuuliyiinta Cilmibaadhista Deegaanka Iyo...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 9ka March 2017.Iyadoo maalmahan Macadka cilmibadhiista ee degaanku ku guda jiray wakhtigii la qorsheynayey hawlaha cilmibadhiista cusub ee sanadka miisaaniyeedka 2010 T.I....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Qalaafo Oo Lagu Qabtay Tababar Kusaabsan Ladagaalanka Caadooyinka Xunxun

Qalaafe(cakaaranews)Khamiis 9ka March 2017.  Tababar uu soo agaasimay xafiiska arrimaha Haweenka Iyo Caruurta ee Degmada Qalaafo islamarkaana ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa degmada oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalo Deeqo Lagu Gaadhsiinayo Bulshada Abaaruhu Saameeyeen.

Qoraxey(Cakaaranews) Khamiis 9ka March 2017. Waxaa dhawaan ka an-babaxay xarunta deegaanka ee jigjig  masuuliyin isugu jira hogaaminta sare  xukuumada DDSI iyo hogaaminta XDSHSI  kuwaasi oo u baxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Ay Yeesheen Xafiiska Beeraha DDSI, Kooxo Ka Socday Wasaarada Beeraha Ee...

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 10ka March 2017. Kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga DDSI xafiiska maaliyada horumarinta dhaqaalaha DDSI xafiisyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalka Gurmadka Abaaraha Iyo Doolo.

Wardheer(cakaaranews),Sabti, 11ka, March, 2017. Masuuliyiin heer deegaan ah oo ay hogaaminayso wasiirka horumarinta khayraadka biyaha ahna madaxa xarunta dhexe ee XDSHSI marwo Fartuun Cabdi Mahdi oo uu...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>