Xafiiska Caafimaadka DDSI Oo Dawooyin iyo Qalab Caafimaad Ku Wareejiyay...
Galxamur,(cakaaranews),Isniin, 20ka February, 2017. Masuuliyiin ka socday xafiiska caafimaadka DDSI ayaa dawooyin iyo qalab caafimaad oo kala duwan gaadhsiiyay xarunta caafimaadka ee degmada galxamur...
View ArticleWarshada Biyaha Ee Aqua Dire Oo Deeq 8 Gaadhi OO Calaf Ah Iyo Lacag Soo...
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 20ka February 2017. Waxaa maanta xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga soo gaadhay deeq 8 gaadhi ah oo isugu jira calafka xoolaha iyo raashin iyo waliba 400,000 (afar boqol...
View ArticleKal-fadhigii Golaha Kabineega DDSI Oo Furmay
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 20ka February 2017. Waxaa saaka hoolka shirarka ee xafiiska madaxwaynaha DDSI ka furmay Kal-fadhigii caadiga ahaa ee golaha kabineega DDSI oo uu hogaaminayay madaxwaynaha...
View ArticleTababar Kusaabsan Maaraynta Miisaaniyada Iyo Diyaarinta Qorshaha Istratijiyadeed
Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 21ka February 2017. Tababar uu soo agaasimay xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen 49 xubood oo kakalasocda xafiisyada...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Doorka ay Hay’aduhu Ku Leeyihiin Ka Qayb-qaadashada...
Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 21ka, February, 2017. Kulan uu soo diyaariyay xafiiska caafimaadka DDSI oo lagu gorfaynayay sidii haay’adaha aan dawliga ahayn ee ay bah-wadaagta yihiin xafiiska...
View ArticleBuundada Caalamiga Ee Geeldoox Oo Si Rasmi Ah Xadhiga Looga Jaray
Geeldoox(Cakaaranews) Talaado 21ka February 2017. Waxaa si rasmi ah xadhiga looga jaray buunadada caalamiga ee geeldooxd kuna baxday lacag dhan 6.3 million oo dollor dheerarkeeduna dhanyahay 79.3m...
View ArticleShaqaalaha Gobolka Doolo Iyo Cusbitaalka Magaalada Wardheer Oo Bulshada...
Wardheer (cakaaranews) Arabco 22ka February 2017. Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Gobolka Doolo iyo Cusbitaalka Magaalada Wardheer ayaa Deeq kakooban Haamaha biyaha lagu kaydiyo ugu deeqay bulshada ay...
View ArticleKulankii Wadatashiga Iskaashiga DDSI Iyo Somaliland Oo Ka Furmay Jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews),khamiis, 23ka February, 2017. Waxaa maanta ka furmay magaalada jigjiga ee caasimada DDSI gaar ahaan madasha shirarka ee qaryaan dhoodan kulankii wadatashiga ahaa ee xoojinta...
View ArticleDowlada Federalka Ah Oo 16 Gaadhi Oo Raashin Ah Ugu Deeqay Somaliland
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 23ka February 2017. Dowlada federalka ah oo wakiilatay xukuumada DDSI ayaa deegaanka dariskeena ah somaliland ay abaartu saamaysay ugu deeqay 16 gaadhi oo raashin ah oo...
View Articlekal-fadhigii Caadiga ahaa Ee Golaha Dhexe Ee XDSHSI
Jigjiga(Cakaaranews) Jamce, 24kii February 2017. Waxaa si rasmi ah hoolka shirarka ee kaali2 uga furmay kulankii caadiga ahaa ee golaha dhexe ee XDSHSI oo lagu qiimaynayay waxqabadyada qorshayaashii...
View ArticleBulshada kudhaqan Degmada Bilcil-buur Oo Bogaadisay Taakulaynta Iyo Daryeelka...
Bilcilbuur(cakaaranews)Jumce 24ka February 2017. Bulshada kudhaqan nawaaxiga Centerka golsololeey ee hoosyimaada degmada bilcilbuur ee Gobolka Jarar ayaa siwayn u soo dhaweeyay taageerada iyo garab...
View ArticleTababar Ku Saabsan Nidaamka Ka Hortaga Musuqa Oo La Soo Gabagabeeyay.
Jigjiga, (cakaaranews), jumce, 24ka, February, 2017 Waxaa lagu soo gabagabeeyay caasimada DDSI ee jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI tababar ku saadsan...
View ArticleXafiiska Caafimaadka DDSI Oo Sheegay In Uu Xoojinayo Daryeelka Caafimaadka...
Jigjiga,(cakaaranews), Sabti, 25ka February, 2017. wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Xasan Ismaaciil Cali oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta DDSI ayaa sheegay in xafiiska caafimaadka...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Arrimaha Xuquuqul Insaanka Oo Ka Furmay Jigjiga
Jigjiga (Cakaaranews) Sabti 25ka February 2017. kulankan oo uu soo diyaariyay xafiiska cadaalada iyo xeer ilaalinta guud ee DDSI iyo komishinka xuquuqul iinsaanka heer federal oo ay ka soo qaybgaleen...
View ArticleDegmada Qalaafo iyo Qoysas Kabadan 60 kun Oo Qoys Oo Sifiican Uga...
Qalaafo(cakaaranews)Sabti 25ka February 2017. Barnaamijka damaanad-qaadka cunada ee PSNP oo ah barnaamij loogu talagalay ladagaalanka saboolnimada islamarkaana bulshada danyarta ah ee deegaanka looga...
View ArticleMunaasabad Abaalmarin Lagu Gudoonsiiyay Ardayda Kaalmaha Hore U Galay...
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 26ka February 2017. Munaasabad abaalmarin lagudoonsiinayay ardayda kaalmaha hore u galay kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdulmajiid Xuseen islamarkaana ay kasoo...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Doolo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Xirfadlayaal Caafimaad.
Wardheer(cakaaranews) Axad, 26ka February, 2017. Gudoomiyaha gobolka doolo mudane Maxamed Cabdi Bare (Buraale) ayaa si diiran u soo dhoweeyay 19 Xirfadlayaal caafimaad oo ka mid ah xirfadlayaashii...
View ArticleMW CMC Oo U Amba Baxay Xarunta Dalka
Addisababa (Cakaaranews) Isniin 27ka February 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka Xarunta Deegaanka uga amba baxay dhanka xarunata dalka ee magaalada addisababa isagoo...
View ArticleTababar Kusaabsan Nidaamka Faayo-dhawrka Ee WASH
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 27ka February 2017. Tababar kusaabsan nidaamka faayo-dhawrka ee ardayda iyo dugsiyada deegaanka oo laga fulinayay barnaamijka WASH ee Xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana...
View ArticleMW CMC Iyo Mas’uulyiin Heer Federal ah Oo Dhawaan Booqan Doona Goobaha Ay...
Jigjiga(Cakaaranews) isniin 6da March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya mas’uuliyiin heer federal ah ayaa todobaadkan soo socda gudihiisa socdaal ay ujeedadiisu tahay...
View Article