Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Gobolada Ay Abaartu...

Jigjiga (Cakaaranews) Axad 29ka January 2017. Xafiiska waxbarashada DDSI oo kaashanaya xafiisyada bahwadaagta la ah iyo Hay'ada ha caalamiga ah sida hay'ada WFP ayaa deeq raashin ah oo dhan 10 gaadhi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Ku Saabsan Nidaamka Horumarinta Khayraadka Xoolaha Oo Ka Furmay jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews) Isniin, 30ka January, 2017. Kulan wadatashiya oo ku saabsan nidaamka casriyaynta iyo kor u qaadida ka faa'iidaysiga  khayraadka xoolaha ayaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ganacsade Xaaji Maxamed Xaaji Ismaaciil Oo deeq Raashin ah Gaadhsiiyay...

Gaashaamo(cakaaranews)Isniin 30ka January 2017. Iyadoo baryahanba ay socotay deeqda lagaadhsiinayo bulshada xoolodhaqatada ah ee ay saamaysay isbadalka cimaladu ee keentay roobyaraanta  ayaa sidookale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Qiimayn Ah Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Dugsiga Hoyiga Agoonta Magaalada...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 30ka January 2017. Shir qiimayn ah oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan shaqaalaha Geedisocodyada kaladuwan, Iyo macalimiinta ee  dugsiga hoyiga agoonta magaalada jigjiga  oo uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deegaanka Tigray Oo 14 Gaadhi Oo Calafka Xoolaha Ah Soo Gaadhsiiyay Deegaankeena

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 30ka January 2017. Deegaanka tigrayga oo maalmihii udanbeeyay deeqo kala duwan soo gaadhsiinayay deegaankeena ayaa maanta soo gaadhsiiyay 14 gaadhi oo ah gaawaadhida waawayn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimaynta Waxbarashada Heer Qaran Oo Ka Furmay Dase.

Dase,(cakaaranews), talaado, 31ka January, 2017. Shirkii qiimaynta waxqabadka waxbarashada Dalkeena itoobiya  ee 6dii bilood ee sanad miisaaniyeedka 2009TI  ayaa maanta ka furmay magaalada Dase oo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deeqdii Raashinka Ahayd Ee Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Gaadhay Degmada...

Gaashaamo(Cakaaranews) Talaado 31ka January 2017. Sidaad wararkaanagii hore kula socoteen deeqdii raashinka ahayd ee uu xafiiska waxbarashada oo kaashanaya ,xafiisyada bahwadaagta la ah iyo ha’ayadaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Diyaarinta Qorshaha Ol-olaha Talaalka Ka Hortaga Cudurka...

Wardheer,(cakaaranews),talaado, 31ka, January, 2017. Waxaa maanta ka furmay hoolka shirarka cusbitaalka magaalada wardheer ee xarunta gobolka Doolo tababarka tababar tayaasha  ee nidaamka Diyaarinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maareeyaha Guud Ee Wakaalada Dakhliga DDSI Oo Ka Warbixiyay Waxqabadkii 6dii...

Jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 1da, February, 2017. Maareeyaha guud ee wakaalada dakhliga DDSI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xasan oo xafiiskiisa ugu waramayay shabakada wararka ee CakaaraNews ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kuliyada TVET ka Ee Qabridahar iyo Tababartayaal Cusub Oo lagu Soo Xareeyay

Qabridahar(cakaaranews)Arbaco 1da February 2017. Xubno laga soo kalaxulay qaar kamid ah degmooyinka iyo maamul magaalooyinka Deegaanka islamarkaana loogu talagalay in ay bartaan xirfado kaladuwan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UHSI Ee DDSI Oo Dhalinyar Ku Wareejiyay Mashiinada Dharka Lagu Talo

    Jigjiga( Cakaaranews ) Khamiis 2da Febuary 2017.  ururka horumarinta somaalida itoobiya ee DDSI oo kaashanaya  ha’ayada unicef dhalinyar deegaanka ah ku wareejiyay mashiinka dharka lagu talo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka JDFI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews(,khamiis, 2da February, 2017. Waxaa soo gaadhay magaalada jigjiga ee xarunta DDSI  wasiirka wasaarada caafimaadka Jamhuuriyada dimuqoraadiga faderaalka itoobiya mudane Prof Yifru...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deeqdii Raashinka Ahayd Ee Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Gaadhay Degmooyin...

Danood(Cakaaranews) Khamiis 2da Febuary 2017. Sidaad wararkaanagii hore kula socoteen deeqdii raashinka ahayd ee uu xafiiska waxbarashada oo kaashanaya ,xafiisyada bahwadaagta la ah iyo ha’ayadaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhakhaatiirtii Deegaanka Tigray U Soo Diray DDSI Oo Gaadhay wardheer

Wardheer(Cakaaranews) Khamiis 2da Febuary 2017. Dawlada deegaanka tigray ayaa deeqo aan kala’go lahayn soo gaadhsiiyeen bulshada DDSI ee ku dhaqan degmooyinka ay abaaruhu saameeyeen, dhawaan ayay ahayd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Todobaadka Dakhliga Heer Qaran Oo Ka Furmay Jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews), Jumce, 3da February, 2017. Waxaa maanta ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan Madasha   shirarka ee kaali2 ee xarunta madaxtooyada DDSI  munaasabada xuska todobaadka dakhliga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Wasaarada Dakhliga Iyo Jibriyada JDFI Oo Si Diiran Loo soo Dhaweeyay

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 3da February 2017. Waxaa gagida diraadaha caalamiga ah ee garaad wiilwaal airport lagusoo dhaweeyay Wasiirka wasaarada dakhliga iyo jibriyada JDFI mudane Kabede Chane,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii 7aadka Dakhliga Iyo Jibriyada Oo Galay Maalinkiisii 2aad

Jigjiga(cakaranews)Sabti 4ta February  2017. shirkii 7aadka dakhliga iyo Jibriyada ee heer qaran islamarkaana kasocday xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ayaa galay maalinkiisii 2aad iyadoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wacyigalin Kusaabsan Cudurka HIV-AIDS Oo Loo Qabtay Ardayda Kuliyada Jigjiga...

Jigjiga(cakaarnews)Axad 5ta February 2017. Shir balaadhan oo uu soo agaasimay xafiiska kahortaga iyo xakamaynta HIV-AIDS islamarkaana ujeedadiisu tahay wacyigalinta cudurka Dilaaga ah ee HIV AIDS,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ICT ga Deegaanada Dalka Oo Loo Soo Gabagabeeyay Qiimayn U socotay

Adhisababa,(cakaaranews)Axad 5ta February 2017. Shir qiimayn ah oo ay kasooqaybgaleen dhamaan wakaaladaha iyo geedisocodyada xogaha iyo technologiyada casriga ah (ICT) ee 9ka deegaan iyo labada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad Lacag Boqol Milyan Oo Birr Ah Lagu GudoonSiiyay Eheladii Dadkii Ku...

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 5ta February 2017. Munaasabad ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, Kabaneega...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>