Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimayntii Waxqabadka Rubucii 1aad Ee Degmooyinka Gobolka Nogob.

Ceelwayne(cakaaranews), jumce, 6da, October, 2017. Shir lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 1,aad ee sanadka 2010TI ee degmooyinka gobolka nogob  ayaa ka furmay  madasha  shirarka ee xarunta gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Talaal iyo Daawayn Laga Fuliyay Ceelasha Caanka Ah Ee Ceelxaar iyo Hadhaawe

Hadhaawe(cakaaranews)Jumce, 6da October 2017. Xafiiska xoolaha iyo horumarinta reerguuraga ayaa talaalka xoolaha iyo daawayn kabilaabay ceelasha caanka ah ee ceelxaar iyo hadhaawe kuwaasoo kamid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Kusaabsan Taageero-siinta Bulshada Ladajiyay Tuulada Qoloji Oo...

Jigjiga (cakaaranews)Sabti, 7da October 2017. Kulan uu sooagaasimay xafiiska kahortaga iyo udiyaargarawga masiibooyinka islamarkaana kusaabsanaa taageero siinta dadka soomaalida ah ee ladijiyay tuulada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

በቆለቺ ቀበሌ የሚገኙ ተፈናቃይ ወገኖች በዘላቂነት እንድቋቋሙ መንግስታዊና መንግስታዊ ያልሆኑ ተቋማት ተሳትፎቸው...

ጅግጅጋ (cakaaranews)ኡሁድ መስከረም 28/2010ዓ.ም.በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የአደጋ መከላከልና ዝግጁነት ቢሮ አስተባባሪነት በቆለቺ ቀበሌ የመልሶ ማቋቋም መጠሊያ ጣቢያ የተደረገለትና ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ የኢትዮጵያ ሶማሌ ወገኖች በዘላቂነት እንድቋቋሙ ለማድረግ በክልሉ የሚገኙ መንግስታዊና መንግስታዊ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fiiq iyo Shaqo-abuurka Dhalinyarada Oo La Gudoonsiiyay Lacagahii...

Fiiq (cakaaranews)Axad, 8da October 2017. Waxaa xurunta gobolka Erer ee magaalada fiiq kaqabsoomay kulan balaadhan oo kusabsan shaqo abuurka dhalinyarada islamarkaana lagu gudoonsiinayay lacagihii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar loo Qabtay 70 Xubnood Oo kamid Ah Xoolodhaqato-beeralayda Degmada...

Doolocado(cakaraanews)Axad, 8da October 2017. Mashruuca DRDIPee kahawlagala xafiiska horumarinta beerahaiyo khayraadka dabiiciga ah DDSI ayaa tababar uqabtay qaar kamid ah xoolodhaqato beeralayda gaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada DDSI Ee Wadanka Sweden Oo $ 18,200 Ugu Deeqay Shacabkii Soomalida...

Sweden(Cakaaranews) Isniin 9ka October 2017.  Jaaliyadda DDSI ee Dalka Sweden ayaa Xalayto Xaflad lagu taakuleynayo shacabkii Dawlad deegaanka Somalia Itoobiya ee laga soo barakiciyay Deegaanka Oromada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Xirfadlayaasha Caafimaadka Ee MMJ

Jigjiga (cakaaranews)Isniin, 9ka, October 2017. Tababar kusaabsan kor uqaadida dhinaca adeeg bixinta ee shaqaalaha iyo xirfadlayaasha Hospitaalka iyo xarumaha caafimaadka iyo waliba sidii ay u noqon...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kalfadhigii 5aad Ee Golaha Wakiilada Shacabka Iyo Golaha Fadareeshinka Dalka...

Adisababa,(cakaaranews), isniin, 9ka October, 2017. Waxaa maanta si rasmiya uga furmay xarunta dalkeena itoobiya ee adisababa kalfadhigii 5aad  ee golaha wakiilada shacabka  iyo golaha fadareeshinka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis:

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 10ka September 2017. Waxaa dhamaan shacabwaynaha dalkeena itoobiya ee kunool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ee isticmaala baraha bulshada la ogaysiinayaa in shaqsiga wata...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Notice :

Jigjiga(cakaaranews), Tuesday, 9 th October,2017.It’s noticing to all Ethiopian citizenries that the Facebook user President AbdiMohamud Omar is not the ESRS president HE AbdiMahamoud Omar. But this...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ማሳሰቢያ!!

ጅግጅጋ(Cakaaranews) መክሰኞመስከረም 30,2010ዓ.ም ማሳሰቢያ!! የፌስቡክ ተጠቃሚዎች በሙሉ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዚዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር በሚል ስም የተከፈተው የፌስቡ ፡ክፔጅ፣ ትክክለኛ የፕሬዚዳንቱ የፌስቡክ ፔጅ አለመሆኑን እየሳወቅን፤ ይህን የተሳሰተ መረጃ በማሰራጨት፣ ህብረተሰቡን...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ceelasha Caanka Ah Ee Malayko iyo Mugwayn Oo Daawaynta Iyo Talaalka Xooluhu...

Malayko(cakaaranews)Talaado, 10ka October 2017.Waxaa maalmahan isdabasocda dawooyin iyo talaal laga fulinayo ceelasha caanka ah ee ay xooluhu isugu-yimaadaan kadib markii xafiiska xoolaha iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soo Dhawayn Balaadhan Oo Loo Sameeyay Ardaydii Waxka Baran Jirtay Jaamacada...

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 10ka, October, 2017. Waxaa caasimada deegaanka ee jigjiga siwayn loogu soo dhaweeyay ardaydii waxka baran jirtay jaamacada jigjiga ka dib markii ay soo dhamaysteen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ነባር ተማሪዎች በጅግጅጋ ከተማ በደማቅ ሁኔታ ቅብብል ተደረጉለት፡፡

ጅግጅጋ (cakaaranews),መክሰኞ መስከረም 30, 2010ዓ.ም.ከ9ኙ የኢ.ፈ.ዴ.ሪ. ክልሎችና ከሁለቱ ከተማ አስተዳደሮችን የተወጣጡ የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ነባር ተማሪዎች በኢ.ሶ.ክ.መ. ርዕስ መዲና በጅግጅጋ ከተማ በደማቅ ሁኔታ ቅብብል ተደርጎላቿል፡፡ የጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር አመራር አባላት፡የጅግጅጋ ከተማ አገር...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jigjiga University Made Warm Welcoming to Its 2010 Academic Year Student

Jigjiga,(cakaaranews)Tuesday, 10th October, 2017. Today Warm welcoming was made for Jigjiga University’s student after they returned back to Jigjiga city from the completing of their annual vacation....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurbajoog Udhalatay DDSI Ayaa Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Bulshada Kasoo...

Qoloji(cakaaranews)Arbaco, 11ka October 2017. qurbajoogta u dhalatay deegaanka soomaalida itoobiya ayaa deeq isugujirta raashinka noocyadiisa kaladuwan, bustayaal iyo dhar soogaadhsiiyay bulshada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dib U Magacaabis Jaaliyada DDSI Ee Australia

Australia(Cakaaranews) Arbaco 11ka October 2017. Waxaa gudoomiyaha jaaliyada DDSI Australia ahna gudoomiyaha XDSHSI ee isla jaaliyada australia dib loogu magacaabay Cabdiqani Faarax Yuusuf oo ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan lagu Qiimaynayo Waxqabadka Rubucii 1aad ee maamulka magaalada...

Dhagaxbuur,(cakaaranews), arbaca, 11ka October, 2017. kulan  lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 1,aad ee sanadka 2010TI ee maamulka magaalada dhagaxbuur   ayaa ka furmay  madasha  shirarka ee maamulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ESRS Diaspora Provided Grant Food and Materials to Somali Displaced People at...

Qoloji(cakaaranews) Wednesday, 11th October, 2017. Ethiopian Somali diaspora provided grant food to Somali people who displaced from Oromo region. This grant contained different kinds of local foods...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>