Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Awbare Iyo Shirwaynihii Bisha Ramadaan Ka Horeeyay

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 17ka April 2018. Sida Lawada ogsoonyahay shirwaynihii caadiga ahaa ee wadatashiga xukuumada DDSI iyo shacabwaynaha deegaanka ee laqaban jiray maalmo kahor bisha ramadaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergooyinkii Deegaanka Soomaalida Kasocday Oo Sii-socod Iyo Soo-socodba...

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 17ka April 2018. Todobadii boqol ee soomaalida ahayd ee kaqaybgalaysay shirwaynihii wadatashiga xukuumada federalka ah iyo shacabwaynaha qoomiyadaha kaladuwan ee  dalka oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Maamulayaasha Dugsiyada Iyo Kormeerayaasha Oo Ka qabsoomay...

Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 17ka April 2018. Waxaa xarunta gobolke shabeele ee magaalada godey kaqabsoomay Tababar uu soo agaasimay Geedi-socodka Horumarinta Dugsiyada  ee Xafiiska Waxbarashada DDSI...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW Lemma Oo Sameeyay Gudiga Dibu-dajinta Barakacayaasha

Addis-ababa(Cakaaranews) Talaado 17ka April 2018.  Madaxwaynaha deegaanka oromada mudane Lemma Megersa ayaa kal-fadhigii Golaha xildhibaanada ee deegaanka oromada(chafe) ay yeesheen ku aas-aasay gudiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ከረመዳን ወር በፊት የሚካሄደው የመንግስትና ህዝብ የጋራ መድረክ በዘንድሮ በአውበሬ ወረዳ እንደሚዘጋጅ ተገለጸ

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ማክሰኞ፤ሚያዝያ 9/2010ዓ.ም.እንደምታወቀው በየአመት ረመዳን ወር ሳይገባ ከቀናት በፊት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብና መንግስት ለቀናት የሚዘልቅ የጋራ ምክክር መድረክ ይካሄዳል።በመሆኑም ከረመዳን ወር በፊት የሚካሄደው የክልሉ መንግስትና ህዝብ የጋራ መድረክ በዘንድሮ በፋፈን ዞን በአውበሬ...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GUUL GUUL GUUL IYO GOBANIMO War farxad leh

jigjiga(Cakaaranews) khamiis, 19ka April, 2018. Xukuumada deegaanka soomaalida itoobiya iyo XDSHSI oo ay ugu horeeyaan madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo af-hayeenka golaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኦሮሚያ ክልል መንግስት ፕሬዝዳንት የመልሶ ማቋቋም ኮሚቴ አቋቋማል

አዲስአበባ(Cakaaranews)እሮብ፤ሚያዝያ 10/2010ዓም. የኦሮሚያ ክልላዊ መንግስት ም/ቤት(ጨፌ)ከቀናት በፊት ያባካ መደበኛ ገባኤ የክልሉ ርዕሰመስተዳደር ክቡር አቶ ለማ መገርሳ ለም/ቤቱ ያቀረቡት ሪፖርት ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ የኢትዮጵያ ሶማሌ ወገኖች መልሶ የሚያቋቋሙ ኮሚቴ ማቋቋሙን ገልጿል። የመልሶ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

የህዝብ ተወካዮች ምክር ቤት በጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ የቀረቡትን የካቢኔ አባላት ሽግሽግና ሹመትን አጸደቀ

አዲስአበባ( cakaaranews)ሀሙስ፤ሚያዚያ 11/2010 ዓ.ም. የህዝብ ተወካዮች ም/ቤት  የ10 አዳዲስ ሚኒስትር ሹመት ፀደቀ፡፡የኢፌዴሪ መንግሥት በአሁኑ ወቅት ከህዝቡ የቀረበበትን ጥያቄ ተገቢ ምላሽ ለመስጠት በተደረገው ግምገማ መሠረት ጠቅላይ ሚኒስትሩ የ10አዳዲስ ሚኒስትርችና የ6 ሽግሽግ ያደረጉ ሚኒስትሮችን...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW Abiyu Ahmed Oo Golaha Wakiilada Shacabka JDFI Ka Ansixiyay Wasiirada cusub.

Addis-ababa,(cakaaranews),khamiis, 19ka April,, 2018. Raysul-wasaaraha JDFI Dr Abiyi Ahmed ayaa golahiisa wasiirada   ku sameeyay isku shaandhayn cusub wuxuuna golaha wakiilada shacabka maanta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Erer Iyo Mas'uuliyiin Heerdeegaan Ah Oo Kormeer Kusoomaray...

Fiiq(cakaaranews)Khamiis, 19ka April 2018. Wasiirka xafiiska horumarinta khayraadka biyaha Ahna madaxa xarunta dhexe ee XDSHSI marwo Fartuun Cabdi Mahdi oo ay waheliyaan wasiir kuxigeenka xafiiska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Xaqiijinta Iyo Ilaalinta Daryeelka Caruurta Oo Kaqabsoomay...

Jigjiga(cakaaranews)jumce, 20ka April 2018. Waxaa hoolka shirarka ee xafiiska arrimaha haweenka kaqabsoomay Tababar ay si wada jir ah usoo agaasimeen xafiiska arrimaha haweenka iyo caruurta DDSI iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Macalimiinta Maadada Milgaha Qaranka Iyo Anshaxa Oo Tababar Loo Qabtay

Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 20ka Aprill 2018. Waxaa si rasmi ah deegaanka  uga bilawday  tababar kor loogu qaadayo garaadka aqoomeed ee dhamaan  barayaasha maadada  milgaha qaranka iyo anshaxa ee ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Xildhibaanada DDSI oo kulan yeelanaya

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 21ka April, 2018. Golaha xildhibaanada DDSI ayaa kulan yeelanaya maalmahan fooda inagusoo haya iyadoo lafilayo inay kulankaas dib ugu dhigaan doorashadii degmooyinka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baasaaboorka JDFI Oo Laga qaadandoono Xarunta Deegaanka Ee Jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranws), sabti, 21ka April, 2018. Laanta socdaalka dalkeena itoobiya ayaa  masuuliyiinta ugu saraysa laantan socdaalku  waxay  waraysi ay siiyeen waraahinta kala duwan ee dalka  ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ምክርቤት መደበኛ ያልሆነ ስብሰባ እንደሚያካሄዱ ተገለጸ (2)

ጅግጅጋ(Cakaaranews) ቅዳሜ፤ሚያዝያ 13/2010ዓም.የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት ምክርቤት አላት  በ2010ዓም በክልሉ ይካሄድ የነበረው የአከባቢው ምርጫ አስመልኪቶ በቀጣይ ቀናት መደበኛ ባልሆነ  መልኩ አስቹኳይ ስብሰባ አካሄዶ የምርጫው ወቅት እንደሚያዘዋወሩ የም/ቤቱ ጽ/ቤት አስታውቋል። በተጨማሪም የ 9ኙ...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢ.ሶ.ክ.መ. የስነዜጋና ስነ-ምግባር መምህራን የግንዛቤ ማስጨበጫ ስልጠና እተሰጠ ይገኛል

ጅግጅጋ(cakaaranews) ቅዳሜ፤ሚያዝያ 13/2010ዓም. በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት  ትምህርትቤቶችየሚሰሩሁሉንም የስነ-ዜጋና ስነ-ምግባር መምህራን ሞያቸዉን ከፍ ለማድረግና ጥሩ ክህሎት እንዲኖራቸው የግንዛቤ ማስጨበጫ ስልጠና በዛሬ እለት በይፋ ተጀምሯል:: ስልጠናው በ7 የክልሉ ከተሞች ማለትም በጅጅጋ፣...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nimco Kasta Nusqaanteeda Ayay Leedahay.

Jigjiga(Cakaaranews) Axad, 22ka April,  2018. Sida lawada ogsoon yahay guud ahaan soomaalida geeska Africa degta gaar ahaan soomaalida itoobiya waxaa intabadan saamayn jiray abaaro soo noq-noqda oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ዝናብ መልካም ቱራፋቶች እንዳለው ሁሉ ከጥንቃቄ ካልታከለበት የሚያስከትለው ጉዳትም ከፍተኛ መሆኑ ይታወቃል።

ጅግጅጋ (cakaaranews)እሁድ፤ሚያዝያ 14/2010ዓም.እንደምታወቀው በቀንድ አፍሪካ በተለይም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የሚኖሩ የሶማሌ ህብረተሰብ በአመት ውይም በሁለት አመቱ አንዴ በድርቅ ይጠቁ ነበር። በዚህም በማህበረሰብ እውቀት ማነስ፤ግንዛቤ አለመስጠቱና በአለም እየተከሰተ ያለው የአየር ንብረት ለውጥ  ችግሮች...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

በኢ.ሶ.ክ.መ.በመቀመጫ ጅግጅጋ የኢሚግሬሽን እና ዜግነት ጉዳዮች ቅርንጫፍ ሊከፍት ነው

አዲስ አበባ (cakaaranews)አርብ፤ ሚያዚያ 13/20010 ዓ.ም የዜጎችን እንግልት ለመቀነስ በኢትዮጵያ ሶማሌ፤በሌሎች ሁለት ክልሎች ቅርንጫፍ ጽ/ቤት ሊከፍት መሆኑን እና የአገልግሎት አሰጣጡን ቀልጣፋ ለማድረግ እያከናወናቸው ያሉ ተግባራትን አስመልክቶ የኢትዮጵያ ኢሚግሬሽንና ዜግነት ጉዳዮች ዋና መምሪያ ለሃገር...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Dhagaxbuur Iyo Xaflad Qalinjabin Ah Oo Ay Ku qalinjabiyeen 292 Arday

Dhagaxbuur(cakaaranews)Axad,22ka Aprill 2018.Waxaa magalada dhagaxbuur kaqabsoomay Xaflad qalin jabin ah oo ay kasooqayb galeen madaxwaynaha jaamacada jigjiga, wasiir-kuxigeenka xafiiska waxbarashada...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>