Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 17ka April 2018. Sida Lawada ogsoonyahay shirwaynihii caadiga ahaa ee wadatashiga xukuumada DDSI iyo shacabwaynaha deegaanka ee laqaban jiray maalmo kahor bisha ramadaan ayaa waxaa doorkan lagu qabanayaa degmada awbare ee gobolka faafan.
Hadaba shirwaynaha ayaa bilaabanaya 9ka bisha May ilaa 11ka bisha May ee sanadka 2018 ee inagusoo aadan oo kubeegan Kowga bisha Sagaalaad ee ginbood ilaa 3da bisha sagaalaad ee ginbood taasoo kadhigan inuu dhamaandoono 3 bari kahor bisha ramadaan.
Ugudanbayna waxaa degmada awbare ee gobolka faafan todobaadkan gudihiisa ubixi-doona gudigii qabanqaabada shirwaynaha.