Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada DDSI Ee Wadanka Australia Oo Gudoomiye Cusub Doortay

Australia(Cakaaranews) Isniin 10ka July 2017.Waxaa gudoomiyaha jaaliyada Australia loo doortay mudane Axmed Xasan Dhalac oo ah xubin aqoon karti iyo waaya aragnimo leh islamarkaana shaqooyin fiican...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Kusaabsan Arrimaha Dakhliga iyo waliba Bayaanada Cusub Ee Dakhliga Oo...

Jigjiga(cakaaranews)Talaado 11ka July 2017. Kulan balaadhan oo uu soo agaasimay wakaalda dakhliga DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen qaybaha kala duwan ee ganacsatada Deegaanku ayaa  sihabasami leh...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada DDSI Oo Xaflad Heersare ah U qabatay Ardayda Ka Qalinjabisay...

Adhisababa (cakaaranews)Talaado 11da July 2017.Xukuumada DDSI ayaa Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay uqabatay ardayda ka qalinjabisay jaamacadaha magaalada adhisababa islamarkaana ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ahaa Ee Degmada Hadhagaale...

Hadhagaale(Cakaaranews) Arbaco 12ka July 2017. Waxaa lasoo gabagabeeyay ololihii qaliink iyo daawaynta indhaha oo ay Bulshada Kunool  Degmada hadhagaale iyo nawaaxigeeda Ee Gobolkani siti kasocdey,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MMJ Oo 56 Iskaashato Oo Dhalinyaro Ah Kuwareejiyay Dhul

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 12ka July 2017. Si loo daba jaro shaqo la’aanta islamarkaana looga baxo saboolnimada ayaa xukuumada DDSI ay qaadatay qorshayaal kuwajahan shaqoabuurka dhalinyarada iyo waliba...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kal-Fadhigii 5aad Ee Golaha 5,aad Ee Xildhibaanada DDSI Oo Furmay

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 12ka July 2017.Waxaa maanta si rasmi ah  uga furmay madasha shirarka ee qaryaan dhoodaan kal-fadhigii 5,aad ee golaha 5,aad ee xildhibaanada DDSI. Hadaba kal-fadhigan 5aad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Nidaamka Tababaranimo Oo Loo Qabtay Qaar Kamid Ah...

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis, 13ka, July 2017.Tababar ay si wada jir ah usoo agaasimeen xafiiska waxbarashada DDSI iyo hay’ada Save the children oo taageero lacageed kahelaya Hay’ada USAID oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

kal-fadhigii 5,aad ee golaha 5,aad ee xildhibaanada DDSI Oo Lasoo Gabagabeeyay

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 13ka July 2017. waxaa  xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga lagusoo gabagabeeyay kal-fadhigii 5,aad ee golaha 5,aad ee xildhibaanada DDSI oo mudo labo maalmood ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Barnaamijka Halbeega Waxqabadka Isku Dheelitiran Oo Ka...

jigjiga(cakaaranews) Khamiis 13ka, July 2017.waxaa ka furmay magaalada jigjiga tababar uu soo diyaariyay xafiiska cafimaadka DDSI oo ku saabsanaa diyaarinta iyo fulinta qorshayaasha adeega caafimaadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Ayaa Marwada 1aad Ee Dalka kusoo Dhaweeyay Gagida Diyaaradaha...

Jigjiga (Cakaaranews) Jumce 14ka July 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa gagida diyaaradaha caalamiga ah ee garaad wiilwaal kusoo dhaweeyay marwada 1aad ee dalka marwo Roman...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Gaadiidka Mootooyinka U Qaybiyay 28 Degmo

Jigjiga(cakaaranews) jumce,14ka July , 2017. Xafiiska waxbarashada DDSI ayaa maanta u qaybiyay gaadiidka  mootooyinka ee loo yaqaano zuzukida u qaybiyay 28 degmo oo ka mid ah degmooyinka deegaanka gaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ahaa Oo Si Rasmi Ah Ooga...

Ma,eyso(Cakaaranews) Sabti 15ka July 2017. Waxaa si rasmi ah ooga furmay Xarunta Caafimaadka Ee  Degmada ma,eyso  ee gobolka siti ololihii Daawayntii Iyo Qaliinkii Indhaha bilaashka ahaa Oo Ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad Heer Qaran Ah Oo Lagu Daahfurayay Barnaamijka Xaqiijinta Nafaqada...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 15ka July 2017. Munaasabad balaadhan oo si qurux badan loo soo agaasimay oo lagu daah-furayay barnaamijka xaqiijinta nafaqada caruurta ee 1000ka maalmood ee nolosha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ahaa Ee Degmada Ma,eyso Oo...

Ma,eyso(Cakaaranews) Axad 16ka July 2017. Waxaa lasoo gabagabeeyay ololihii qaliink iyo daawaynta indhaha oo ay Bulshada Kunool  Degmada ma,eyso  iyo nawaaxigeeda Ee Gobolkani siti kasocdey, Kasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Gaarka Ah Ee DDSI Oo Deeq Raashin iyo Daawo Isugujira Gaadhsiiyay...

Leeyi(Cakaaranews) Isniin 17ka July 2017.Ciidanka gaarka ah ee DDSI ayaa sanadahii ugu danbeeyay ka shaqaynayay horumarka deegaanka kadib markay meel saaraan cadowgii shabacabka nabadiidka ahaa ee ubbo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Cilad Bixinta Matoorada Ceelasha Biyaha Oo La Soo...

Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 17ka , July, 2017. Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada jigjiga tababar  socday mddo 45 maalmood ah oo  ku saabsan sida loo cilad bixiyo matoorada ceelasha biya kaasi oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Xafiiska Maaliyada Iyo Horumarinta Dhaqaalaha DDSI Oo Ka Warbixiyay...

Jigjiga,(cakaaranews),Isniin, 17ka, July, 2017. Wasiirka xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI mudane Axmed Cabdi Maxamed oo  warbaahinta deegaanka xafiiskiisa ugu waramayay  ayaa sheegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ahaa Oo Si Rasmi Ah Ooga...

Afdam(Cakaaranews) Talaado, 18ka July, 2017. Waxaa si rasmi ah ooga furmay Xarunta Caafimaadka Ee Degmada afdem ee gobolka siti ololihii Daawayntii Iyo Qaliinkii Indhaha bilaashka ahaa Oo Ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Maaliyada Iyo Hor-Dhaqaalaha DDSI Oo Computero Gudoonsiiyay 31 Degmo...

Jigjiga(cakaaranews) Talaado18ka July 2017. Wasiirka Xafiiska Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha DDSI mudane Axmed Cabdi Maxamed ayaa madax xafiiseeyada maaliyadaha ee 31 degmo oo deegaanka ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xirfadlayaasha Caafimaadka Xoolaha Ee Degmooyinka 3 Gobol Oo Loo Soo Xidhay...

Jigjiga(cakaaranews)Talaado 18ka July 2017. Tababar  ay fulintiisa iska kaashadeen xafiiska xoolaha  iyo  horumarinta reer-guuraaga iyo mashruuca horumarinta xoolodhaqatada ee PCDP oo loo hayay...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>