Kulan Lagu Dar-dargalinayay fulinta Qorshaha Dakhliga Deegaanka Oo Ka Dhacay...
Jigjiga,(cakaaranews)Arbaca, 19ka July , 2017. Waxaa ka qabsoomay magaalada jigjiga kulan lagu dar dargalinayay fulinta iyo meel marinta qorshaha dakhliga heer deegaan ee sanad miisaaniyeedka 2010TI....
View ArticleCiidanka Gaarka Ah Ee DDSI Oo Deeq Raashin Iyo Daawooyin Isugu Jira...
Tuulada Haar Jano(Cakaaranews) Arbaco 19ka July 2017.Ciidanka gaarka ah ee DDSI ayaa sanadahii ugu danbeeyay ka shaqaynayay horumarka deegaanka kadib markay meel saaraan cadowgii shacabka ee nabadiidka...
View ArticleShir Qiimayn Ah Oo Kusaabsan Mashruuca UPSNP Oo Kadhacay Xaf-Maaliyada iyo...
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 19ka July 2017.Kulan lagu qiimaynayay waxqabadkii 6dii bilood ee u danbaysay ee mashruuca shaqo abuurka iyo damaanad qaadka cuntada ee maamul magaalooyinka ( Urban PSNP) ayaa...
View ArticleInaa-lilaahi Wa inaa-Ilayhi Raajicuun.
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaca 19ka July 2017. Inaa-lilaah wa inaa ilayhi raajicuun waxaa maanta ku geeriyooday xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga allah ha u naxariistee Marxuum abwaan Aadan Sheekh...
View ArticleAfdam Iyo 413 Qof Oo Dib Uhelay Aragoodii Indhaha.
Afdam(Cakaaranews) Khamiis 20ka July 2017. Waxaa si rasmi ah lasoo gabagabeeyay ololihii qaliink iyo daawaynta indhaha oo ay Bulshada Kunool Degmada afdem iyo nawaaxigeeda Ee Gobolka sitti kasocdey,...
View ArticleTababar Ku Saabsan Hirgalinta Barnaamijka Halbeega Waxqabadka Isku...
Jigjiga,(cakaaranews), khamiis, 20ka, July, 2017. Waxaa lagu soo gabagabeeyay caasimada DDSI ee jigjiga tababar uu soo diyaariyya xafiiska caafimaadka DDSI oo ku saabsan hirgalinta barnaamijka halbeega...
View ArticleXaflad Hadhimo Sharafeed Ah Oo Loo Sameeyay Qurba Joogta DDSI Ayaa ka Dhacday...
Jigjiga,(cakaaranews),khamiis,20ka July, 2017. Xaflad hadhimo sharafeed ah oo loo sameeyay qaarka mid ah qurba joogta DDSI gaar ahaan ka soo jeeda gobolka jarar ayaa ka dhacday huteelka nogob ee...
View ArticleXafiiska Shaqaalaha Iyo Arimaha Bulshada DDSI Ayaa 40 Xubnood Oo Naafo Ah Ku...
Jigjiga,(cakaaranews), khamiisa, 20ka, July , 2017. xafiiska shaqaalaha iyo arimaha bulshada DDSI oo ka duulaya taaba galinta qorshayaasha u dajisan xafiiska ee ku salaysan ka jawaabida baahiyada...
View ArticleQurba Joogta Ka Soo Jeeda Gobolka Jarar Oo Xaflad Hadhimo Sharafeed Ah Loogu...
Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 21ka July 2017 Tan iyo intii ay xukuumada DDSI Dajisay siyaasada cilmiyaysan oo ku salaysan xidhiidhka arimaha bulshada ee dalka iyo dibada islamarkaana xidhiidhka iyo...
View ArticleAdeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Ee Bilaashka Ahaa Oo Ka Furmay...
Gootaa-biki(Cakaaranews) Jumce 21ka July 2017. Waxaa si rasmi ah ooga furmay cusbitaalka wayn Ee Degmada goota-biki ee gobolka siti ololihii Daawaynta Iyo Qaliinka Indhaha ee bilaashka ahaa Oo Ay...
View ArticleXafiiska Caafimaadka DDSI Oo 225 Dhalinyara Ah Ka Shaqaalaysiiyay Barnaamijka...
Jigjiga, (cakaaranews), sabti, 22, July, 2017. Xafiiska caafimaadka DDSI oo ka duulaya taaba galinta siyaasadaha dhinaca caafimaadka ee ku salaysan ka hortaga iyo hirgalinta tayada xarumaha...
View ArticleCiidanka Gaarka Ah Ee DDSI Oo Deeq Raashin Iyo Daawooyin Isugu Jira...
Mubaarak(Cakaaranews) Sabti 22ka July 2017. Ciidanka gaarka ah ee DDSI ayaa sanadahii ugu danbeeyay ka shaqaynayay horumarka deegaanka kadib markay meel saaraan cadowgii shacabka ee nabadiidka ahaa ee...
View ArticleGudoomiyaha Dhalinyarada Jaaliyada DDSI Ee Waqooyiga America Oo Jigjiga Lagu...
Jigjiga,(cakaaranews),Axad ,23ka July, 2017. Waxaa si meeqaam sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka caalamiga ah ee garaad wiil waal airport ee magaalada jigjiga gudoomiyaha ururka dhalinyarada...
View ArticleMaareeye Ku Xigeenka Wakaalada Dakhliga DDSI Oo Xaflad Hadhimo Sharafeed Ah U...
Jigjiga,(cakaaranews), Axad, 23ka, July , 2017 xaflad hadhimo sharafeed ah oo uu soo agaasimay maareeye ku xigeenka wakaalada dakhliga DDSI mudane Cabdifataax Maxamed Cabdi oo ay ka soo qaybgaleen...
View ArticleMasuuliyiinta MM jigjiga Oo Kulan La Yeeshay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada...
Jigjiga,(cakaaranews),Isiin, 24ka, July, 2017. Masuuliyiinta maamulka magaalada jigjiga ayaa kulan balaadhan la yeeshay qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee caasimada...
View ArticleKulan Lagu Qiimaynayay Waxqabadka Kooxda Caafimaadka Wareega Oo Ka Furmay...
Jigjiga,(cakaaranews), Isiin, 24ka, July, 2017. Kulan lagu qiimaynayay waxqabadka kooxda caafimaadka wareega oo ah kulankii 24aad ee qiimaynta waxqabadka kooxda caafimaadka wareega ayaa ka furmay...
View ArticleCalafka Xoolaha Oo La gaadhsiiyay Degmoyinka Gobolka Doolo
Jigjiga (cakaaranews)Isniin 24ka July 2017. Xafiiska xoolaha iyo horumarinta reer guuraaga DDSI ayaa calafka xoolaha gaadhsiiyay qaarkamid ah bulshada xoola dhaqatada ah ee kudhaqan degmooyinka kala...
View ArticleShir Lagu Qiimaynayo Cusbitaalada Deegaanka Oo Bilawday
Jigjiga(cakaaranews)Talaado 25ka July 2017.Shir uu soo agaasimay xafiiska caafimaadka DDSI oo ay kasooqaybgaleen maareyayaasha cuspitaalada deegaanka islamarkaana kusaabsan qiimayntii waxqabadka sanad...
View ArticleQadaaduma Iyo Ciidanka Gaarka Ah Ee DDSI Oo Wali Ku guda Jira Socdaalkoodii...
Qadaaduma(Cakaaranews) Talaado 25ka July 2017. Ciidanka gaarka ah ee DDSI ayaa sanadahii ugu danbeeyay ka shaqaynayay horumarka deegaanka kadib markay meel saaraan cadowgii shacabka ee nabadiidka ahaa...
View ArticleKomishineerka Komishinka Anshaxa Iyo Ka Hortaga Musuqa DDSI Oo Ka Warbixiyay...
Jigjiga, (cakaaranews), Arbaca, 26ka July, 2017. Komishineerka komishinka anshaxa iyo Ka hortaga musuq maamuqa DDSI mudane Maxamuud Cabdiqaadir Maxamuud oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta...
View Article