MW CMC Oo U Duulay Dhanka Caasimada Dalka
Addisababa(Cakaaranews) Arbaco, 18ka October 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dhanka xarunta deegaanka uga amba baxay dhanka xarunta dalka ee magaalada...
View ArticleKulan Deeqo Taageera Ah Loogu Ururinayay Shacabka Soomalida Ah Ee Ka Soo...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 18ka October 2017. Xukuumada DDSI iyo qaybaha kala duwan ee bulshada DDSI ee ku sugan gudaha deegaanka iyo dalka dibadiisa ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii deeqo taageero...
View ArticleDood Cilmiyeedkii Sanadguurada 25aad Ee Xisbiga Dhaqdhaqaaqa Shucuubta...
Hawaasa(Cakaaranews) Khamiis 19ka October 2017. Dood cilmiyeedkii sanadguurada 25aad ee xisbiga dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadeed ee shucuubta koonfurta itoobiya SEPDM ayaa si rasmi ah ugu furmay...
View Article25TH ANNIVERSARY OF SEPDM WAS CELEBRATED AT HAWASA CITY
Hawaasa(Cakaaranews) Thursday 19th October 2017. The 25th founding anniversary of the Southern Ethiopian people’s democracy movement (SEPDM) was colorfully celebrated at Hawasa City of Southern...
View ArticleDeeq Raashin Ah Oo La Gaadhsiiyay Bulshada Soomalida Ah Ee Soo Barakacday.
Qolaji,(cakaaranews),Jumce, 20ka October, 2017. Hay’adan wadiniga ah ee Dhonjanmariya oo ka mid ah hay’adaha wadaniga ah ee ka hawlgala deegaanka kana shaqeeya hawlaha horumarinta bulshada ee...
View ArticleWafti Kasocotay Midawga Yurub Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Wardheer
Wardheer (cakaaranews)Jumce,20ka October 2017. Wafti balaadhan oo kasocda midawga yurub laantooda gargaarka ayaa kasoodagay magaalada wardheer ee xarunta gobolka Doolo. iyadoo ay waftigana halkaas...
View ArticleXuska Sanadguurada 25aad Ee Xisbiga SEPDM Oo Lasoo Gabagabeeyay
Hawaasa(Cakaaranews) Jumce 20ka October 2017. Waxaa si meeqaam sare leh deegaanka shuubta koonfureed xaruntiisa caasimada hawaasa lagu maamuusay xuska munaasbada sanadguurada 25aad ee xisbiga...
View ArticleMW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Soo Gaadhay Xarunta Dalka
Addisababa (Cakaaranews) Jumce 20ka October 2017. Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee ka qaybgalay Xuskii sanadguurada 25aad ee xisbiga dhaqdhaqaaqa...
View ArticleMW CMC Oo Dib Ugusoo Laabtay Xarunta Deeegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 21 October 2017. Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee ka qaybgalay Xuskii sanadguurada 25aad ee xisbiga dhaqdhaqaaqa...
View Articleበቆለቺ ቀበሌ የሚገኙ የኢትጲያ ሶማሌ ተፈናቃይ ወገኖች የምግብድጋፍ ተደርጎላቿል
ቆለቺ(cakaaranews)ቅደሜ ጥቅምት 11, 2010ዓ.ም. በውሃበጤናበማህበረሰብጥናቶችና በሌሎች የመስረተ ልማትሥራዎች ላይለሚሰሩ ደንጀማሪያ አገር በቀል የልማት ድርጅትበዛሬ እለት በኢሶክመ አማካኝነት በባቢሌ ወረዳ ቆለቺ ቀበሌ የመልሶ ማቋቋም መጠሊያ የተደረጉለት የኢትዮጲያ ሶማሌ ተፈናቃይ ወገኖችን...
View Articlekal-fadhigii 9aad Ee Golaha Xildhibaanada Degmada Dhagaxbuur Oo Qabsoomay
Dhagaxbuur(cakaaranews)Sabti, 21ka October 2017. kalfadhigii 9aad ee Golaha Xildhibaanada degmada dhagaxbuur ayaa si habsamileh uga qabsoomay degmada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar iyadoo...
View ArticleLacago si Aan-Sharci ahayn Kaga Baxayay Dalka Oo La Qabtay.
Jigjiga,(cakaaranews),Axad, 22ka October, 2017, Wakaalada jibriga dalka laanteeda DDSI ee xarun-teedu tahay magaalada jigjiga ee caasimada DDSI oo kaashanaysa hay’yadaha amniga ayaa gacanta ku soo...
View ArticleGobolka Erer Iyo Kooxda Taakulaynta Iyo Taageeraha Xarumaha Caafimaadka Oo...
Fiiq(cakaaranews)Axad 22ka October 2017. Dhawaan ayay ahayd markii xafiiska caafimaadka DDSI uu kooxaha taageerada iyo taakulaynta xarumaha caafimaadka u diray dhamaan Gobolada deegaanka iyadoo...
View ArticleIllegal Hard Currency Seized
Jigjiga(cakaaranews)Sunday, 22, October 2017. Federal revenues and customs authority of Jigjiga branch with collaboration of security agencies seized an illegal foreign currency which is from the...
View Articleበህገ ወጥ መንገድ ሲጓጓዝ የነበረ ገንዘብ ተያዘ
ጅግጅጋ (Cakaaranews) ሰኞ,ጥቅምት 13 2010,ዓ.ም በባቢሌ ከተማ አከባቢ በህገ ወጥ መንገድ ሲጓጓዝ የነበረ አንድ ሚልየን 753 ሺህ 652 የአሜሪካ ዶላር ጨምሮ የተለያየ ሀገራት የመገበያየ ገንዘብ የመያዙን የፌዴራል ገቢዎችና ጉምሩክ ባለስልጣን የጅግጅጋ ቅርንጫፍ ጽ/ ቤት አስታወቀ፡፡ የተያዘው ገንዘብ...
View ArticleDegmada Dhagaxbuur Iyo Shirwaynihii Waxbarashada Oo ka Bilawday
Dhagaxbuur(cakaaranews)Isniin, 23ka, October 2017. Waxaa degmada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar kabilawday Shirwaynihii 9aad ee waxbarashada islamarkaana ay kasooqaybgaleen masuuliyiin heergobol...
View ArticleMaamulka Gobolka Jarar Oo kulamo Kaladuwan Layeeshay Bulshada Kudhaqan 3...
Daroor(cakaaranews)Isniin, 23ka, October 2017. Maamulka Gobolka jarar oo uu horkacayo gudoomiyaha Gobolka jarar mudane cabdi cali mataan ayaa kulamo kaladuwan layeeshay bulshada qaybaheeda kaladuan ee...
View ArticleXukuumada DDSI Oo Gargaar Raashin Ah Gaadhsiisay Bulshada Kasoo Barakacday...
Salaxaad(cakaaranews)Talaado, 24ka October 2017.Xukuumada deegaanka soomaalida itoobiya ayaa qaybokamid ah raashinka iyo saliida gaadhsiisay bulshada soomaalida ah ee kasoobarakacday deegaanka oramada...
View ArticleKulan Lagu Qiimaynayo Wax-qabadka Xarumaha Caafimaadka Gaarka Loo Leeyahay Oo...
Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 24ka , October, 2017. Waxaa ka qabsoomay madasha shirarka ee xafiiska caafimaadka DDSI kulan lagu qiimayay waxqabadka xarumaha caafimaadka gaarka loo leeyahay oo ay soo...
View ArticleTababar Kusaabsanaa Gurmadka Saamaynta Waxbarasho Xiliyada Abaarta Oo Lasoo...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 25ka October 2017. Tababar loo qabtay xubno ka socday xafiisyada waxbarashada degmooyinka dhanaan, marsin, dhagaxmadaw, yoocaale iyo daraatoole, hay’adaha bah-wadaagta la ah...
View Article