Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

MW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Soo Gaadhay Xarunta Dalka

$
0
0

Addisababa (Cakaaranews) Jumce 20ka October 2017. Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee ka qaybgalay Xuskii sanadguurada 25aad ee xisbiga  dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadeed ee shucuubta koonfurta itoobiya ayaa kadib markuu usoo dhamaaday kusoo laabtay xarunta dalka ee magaalada addisabab. Waxayna madaxwaynaha iyo waftigu wakhti xaadirkan ku sugan yihiin caasimada dalka ee magaalada addisababa.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>