Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsanaa Gurmadka Saamaynta Waxbarasho Xiliyada Abaarta Oo Lasoo...

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 25ka October 2017. Tababar loo qabtay xubno ka socday xafiisyada waxbarashada degmooyinka dhanaan, marsin, dhagaxmadaw, yoocaale iyo daraatoole, hay’adaha bah-wadaagta la ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WadadaTareenka Ee Isku Xidha Dalkeenan Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti Oo...

Adhisababa(cakaaranews)Arbaco, 25ka October 2017. Dhismaha wadada tareenka ee iskuxidha dalkeena itoobiya iyo dalka jabuuti ayaa ah wado tareen oo si casri ah loodhisay islamarkaana ladhamaystiray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ismaamulka Magaalada Addis Ababa Oo Lacag 10 Milyan Oo Birr Ah Oogu Deeqay...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 26ka, October 2017. Ismaamulka magaalada Addis ababa ayaa lacag 10 milyan ah ugu deeqay shacabka soomaalida ah ee kasoo barakacay deegaanka oromada. Hadaba lacagtan 10ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Addis Ababa City Administration Donated 10 Million to Ethiopian Somali...

Jigjiga(Cakaaranews) Thrusday October26th 2017. Today Addis Ababa City administration donated 10 million to Ethio-Somali people who displaced from Oromo region. Hence, the city administration handed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 10aad Ee Wadatashiga Shacabka Iyo Xukuumada DDSI Oo Si Rasmiya U...

Jigjiga,(cakaaranews),khamiis, 26ka, October, 2017. Waxaa maanta si qurux badan uga furmay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI shirwaynihii 9aad ee wadatashiga iyo xog-iswaydaarsiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

10ኛው ህዝባዊ ኮንፈራንስ በጅግጅጋ ተጀምሯል

ጅግጅጋ (Cakaaranews) አርቢጥቅምት 17 2010 ዓ›ም .የኢትዮጵያ ሶማ ክልላዊ መንግስትና ህዝብ የጋራ ምክክር መድረክ ክልል መስተዳደር ጽህፈት ቤት ግቢ ካሊ አደራሽ በደማቅ ስነ ስርዓት ተጀምሯል፡፡ በዓመት ሁለት ጊዜ በሚካሄደው በዚሁ የውይይት መድረክ ላይ የክልሉ ፕሬዚዳንት በክቡር አቶ አብዲ መሐሙድ ኡመር...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ceelwayne iyo Dhalinyarta Iskaashatooyinka La isuguxidhay Oo la Gudoonsiiyay...

Ceelwayne (cakaaranews)Jumce, 27ka October 2017. Shir balaadhan oo ay kasooqaybgaleen dhamaan dhalinyarta shaqo abuurka loosameeyay ee degmada ceelwayne ee gobolka nogob islamarkaana ujeedadiisu tahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulamo Lagu Taageerayo Shacabka Soomalida Ah Ee Laga Soo Barakiciyay...

Tog-wajaale,(cakaaranews),Jumce, 27ka, October, 2017. Xukuumada DDSI iyo qaybaha kala duwan ee bulshada DDSI ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii deeqo taageero ah loo gaadhsiin lahaa bulshada soomalida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Waynihii 10aad Ee Wadatashiga Xukuumada Iyo Shacabka Oo Galay Maalinkii...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 28ka October 2017. Shirwaynahii 10aad aad ee wadatashiga xukuumada iyo shacabka oo galay maalinkii 3aad oo ay hogaaminayeen madaxwaynaha DDSI  mudane  Cabdi Maxamuud Cumar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada Jigjiga Iyo Munaasabad Lagu Maamusayo Abaalmarinta Jaamacadu Heshay

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 28ka October 2017. Dhawaan ayay ahayd markii jaamacadaha dalka itoobiya kulan loogu qabtay magaalada assosa ee xarunta deegaanka benshaanguul iyadoo kulankaasna darajooyin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

The 10th State and Community Consultation meeting is continuing its 3rd day...

Jigjiga (cakaaranews) Saturday 28th October 2017. The 10th regional state and community consultation meeting is continuing its third day at Jigjiga city.This consultation meeting led by ESRS president...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Dar-dargalinayay Adeegyada Caafimaadka Gobolka Siti Oo Ka Dhacay...

Shiniile,(cakaaranews), axad, 29ka October, 2017. Kulan lagaga hadlayay adeeg bixinta xarumaha caafimaadka,rugaha  iyo cusbitaalka gobolka siti ayaa ka dhacay madasha shirarka ee gobolka siti ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Liibaan Iyo Shirkii Qiimaynta Rubaca 1aad Ee SM 2010

Doolo-Cado(cakaaranews)Axad, 29ka October 2017. Shirkii qiimaynta waxqabadka Rubaca koobaad ee SM 2010 T.I oo ay kasooqaybgaleen dhamaan maamulada 7 Degmo ee gobolka  Liibaan ka kooban yahay ayaa si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

10ኛው የኢትዮጲያ ሶማሌ ክልል መንግስትና የህዝብ የጋራ የምክክር መድረክ በጂግጂጋ ከተማ 3ኛ ቀኑን ቀጥሏል

ጅግጅጋ (cakaaranews) ኡሁድ ጥቅምት 19/2010ዓ.ም ይህየምክክር መድረክ  በክልሉ ፕሬዚዳንት ክቡር አቶአብዲመሀሙድኡመር:  የኢሶህዴፓ ሊቀመንበር ና የክልሉ ምክርቤት አፈጉባኤ በአቶ መሀመድ ኢሳቅ መሪነት  የክልሉንአጠቃላይሁኔታ:  የልማትስትራቴጂዎችን; ሰላምናደህንነትንናመልካምአስተዳደርንእንዲሁምየክልሉንየ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 10aad Ee Wadatashiga Shacabka Iyo Xukuumada DDSI Oo La Soo...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 30ka October 2017. Waxaa maanta si rasmiya loogu soo gabagabeeyay magaalada jigjiga gaar ahaan madasha shirarka kaali Ee xarunta madaxtooyada DDSI Shirwaynihii 10aad Ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maareeyaha Guud Ee Shirkada Dhismaha Jidadka DDSI Oo Ka Warbixiyay Waxqabadka...

Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 26ka September, 2017. Maareeyaha guud ee shirkada  dhismaha jidadka DDSI mudane mudane Cabdilaahi Wali Xasan oo xafiiskiisa ugu waramayay  warbaahinta deegaanka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kor Loogu Qaadayay Garaadka Aqooneed Madaxiiseedada Maaliyada Iyo...

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 26ka September 2017. Tababar lagu kordhinayay garaadka aqooneed ee madaxafiiseedyada maaliyada iyo kuwa beeraha ee barnaamijka shabakada badbaadada waxsoosaarka PSNP ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Dhalinyarta Shaqo-abuurka Loo Sameeyay

Jigjiga (cakaaranews)Talaado, 26ka September 2017. Tababar kor loogu qaadayo garaadka aqoomeed ee dhalinyaradii iskaashatooyinka iyo shirkadaha la isugxidhay oo ku aadan nidaamka wax soosaarka , hal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis: Ogaysiis.

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaca 27ka September 2017. Waxaa la ogaysiinayaa cid kasta oo soomaali ah oo kunool gudaha dalkeena itoobiya iyo dibadiisaba inay kaqaybqaataan gargaarka iyo caawimaada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Xaalada Horumarka Deegaanka Iyo Taakulaynta Dadkii Soo...

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaca 27ka September 2017. Kulan balaadhan oo lagaga hadlay xaalada horumarka deegaanka iyo taakulaynta dadkii soomalida ahaa ee ka soo barakacay deegaanka oromada ayaa ka...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>