Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Caafimaadka DDSI Oo Tababar Usoo Xidhay 40 Xubnood Oo Tababar...

Jigjiga (cakaaranews)Khamiis 28ka September 2017. xafiiska caafimaadka DDSI ayaa tababar u sooxidhay 40 xubnood oo in muda ahba qaadanaysay tababar laxidhiidha adeega daawaynta iyo xakamaynta cudurka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዚዳንት ከተለያዩ ህብረሰብ ክፍሎች ጋር በወቅታዊ ክልላዊና ሀገራዊ ጉዳዮች ተወያዩ፡፡

Jigjiga(Cakaaranews) ሀሙስ  መስከረም18 2010 ዓም.  በኢትዮጵያ ሶማሌና ኦሮሚያ አዋሳኝ አከባቢዎች የሚፈጠሩ ግጭቶችን ከመነሻው ለመፍታት የመሰረተ ልማት አቅርቦት ችግር ለማስወገድ ትኩረት ሰጥቶ መስራቱን የክልሉ ፕሬዚዳንት ተናገሩ፡፡ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሰት ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Amba Baxay Dhanka Gobolka Erer

Fiiq(Cakaaranews) Jumce 29ka September 2017. Madaxwanaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka gobolka erer, Iyagoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Kusaabsan Ladagaalanka Kontrobaanka Oo Kadhacay Degmada Shiniile

Shiniile(cakaaranews)Jumce 29ka, September 2017. Kulan balaadhan oo ay kasooqaybgaleen bulshada qaybaheeda kaladuwan ee kudhaqan degmada shiniile islamarkaana lagagawada hadalay sidii  loola dagaalami...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Balaadhnaa Oo Gaadhay Magaalada Fiiq Ee Xarunta Gobolka Erer

Fiiq(Cakaaranews) Jumce 29ka September 2017. Madaxwanaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa wajigii 2aad ee socdaalkii lamagcbaxay BBC uga ambabaxay  dhanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Lagu Daah-Furayay Ol-olaha Talaalka Ka Hortaga Cudurka Dabaysha Oo Ka...

Jigjiga, (cakaaranews), jumce, 29ka, September, 2017. Waxaa guud ahaanba maanta  ka bilowday deegaanka wareegii 1aad  ee sanadka 2010TI ee   ol olaha talaalka ka hortaga cudurka dabaysha (polio)  oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abaabulka Waxbarashada Oo Si Balaadhan Uga Qabsoomay Degmada Dhagaxmadaw

Dhagaxmadaw(Cakaaranews)Sabti 30ka September 2017.Shirar kaladuwan oo kusaabsan abaabulka waxbarashada iyo sidii loodiwaangalin lahaa ardayda da’da waxbarashada gaadhay  ayaa kaqasoomay degmada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Wadada Wayn Ee Iskuxidha Fiiq Iyo Mayu Iyo Buundada...

Haarjano(Cakaaranews) Sabti 30ka September 2017.  Madaxwaynaha DDSI mudane  Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa saaka magaalada fiiq uga ambabaxay dhanka buuraha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan balaadhan Oo inka badan 40, Millyan Loogu Ururiyay Dadkii Soo Barakacay...

Jigjiga,(cakaaranews), Sabti, 30ka September, 2017. Kulan balaadhan oo  deeqo iyo taakulayn   loogu uririnayay dadkii soomalida ahaa ee ka soo barakacay deegaanka oromada ee ay xukuumada DDSI dib u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Kuliyada Farsamada Gacanta Ee Magaalada Fiiq

Fiiq(Cakaaranews) Axad 1da October 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee ay ku wahelinayeen mas’uuliyiin heer deegaan ah ee ku gudajiray socdaalkii BBC2 ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubicii 1Aad Ee Degmooyinka Gobolka Jarar oo Furmay

dhagaxbuur(cakaaranews) axad, 1da  October 2017, Shir lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 1,aad ee sanadka 2010TI ee degmooyinka gobolka jarar ayaa ka furmay  madasha  shirarka ee maamulka magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bangiga Aduunka Iyo Dalka Itoobiya Oo Kala Saxiixday Heshiis Lacageed Oo Dhan...

Adhisababa(cakaaranews)Axad, 1da october 2017. Si kor loogu qaado adeegyada horumarineed iyo kuwa kaabayaasha dhaqaalaha dalka ayaa waxaa dawlada itoobiya iyo bangiga aduunku ay kala saxiixdeen heshiis...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis: Ogaysiis.

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 2da October. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan cid kastoo ka qaybqaadanaysa taakulaynta iyo gargaarka dadkii soomalida ahaa ee kasoo barakacay deegaanka oromada in gudigii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xamaro Oo Caawa Heshay Laydhka 24ka Saac

Xamaro(Cakaaranews) Isniin 2da October 2017. Waxaa caawa degmada xamaro ee gobolka erer gaadhay laydhkii 24ka saac ahaa ee looga soo jiiday magaalada fiiq ee xarunta gobolka erer oo u jirta 54km....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የገጠር መንገዶች ግንባታ የስኬትጉዞ!

  Jigjiga(Cakaaranews)  ማክሰኞ መስከረም 23,2010 ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ ከአንባገነኑ ደርግ ውድቀት በኋላ በሀገሪቱ በተፈጠረው ፌደራላዊ ዲሞክራሲያዊ ሥርዓት የኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብ እራሱን በራሱ ለማስተዳደር በሕገ-መንግስቱ የተረጋገጠለትን መብቶች በመቀበል ከቀሪው የኢትዮጵያ ሕዝብ ጋር...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Siti iyo Abaabulkii Waxbarashada Oo Sifiican Uga Socota

  Erer (cakaaranews)Talaado, 3da October 2017. Shirar kaladuwan oo ku’aadan abaabulka waxbarashada iyo sidii loo diwaangalin lahaa ardayda da’da waxbarashada gaadhay, waxbarashada dadka-waawayn iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ESRS Underlined the Reasons behind Oromo People’s War on Ethiopian Somalis

Jigjiga (Cakaaranews) Tuesday 3rd October 2017. Today consultation meeting held at Kaali conference hall in Jijiga. The participants of this meeting were traditional leaders and Somali regional state...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስትና አገር ሽማግሎች በኦሮሚያ ጥቃት ላይ የጋራ አቋም መግለጫ ይፋ አደረጉ

ጅግጅጋ(Cakaaranews)መክሰኞ መስከረም 23/ 2010ዓ.ም.የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት በጅግጅጋ ከተማ ካሊ1 አደራሽ ከክልሉ አገር ሽማግሎች ጋር በኦሮሚያ ጦርነት ዙሪያ አወያዩ፡፡በመድረኩ ላይም የክልሉ መንግስት ከፍተኛ አመራርና የክልሉ አገር ሽማግሎችም ተገኝቷል በዛሬው እለት የክልሉ መንግስትና የክልሉ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Wadatashi ah Oo Kaduwan Kulamadii Hore

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 3da October 2017. Kulan wadatashi ah oo kaduwan kulamadii hore oo ay yeesheen xukuumada iyo odayaal dhaqameedka deegaanka ayaa kaqabsoomay madasha shirarka ee kali 1....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abaabulka Waxbarashada Gobolka Qoraxay.

Marsin,(cakaaranews), Arbaca, 4ta October, 2017. Dhawaan ayay ahayd markii uu xafiiska waxbarashada  DDSI u kala diray 12 kooxood dhamaan gobolada iyo degmooyinka deegaanka kuwaasi oo soo hirgalinaya...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>