Kulamo Lagu Taageerayo Shacabka Soomalida Ah Ee Laga Soo Barakiciyay...
Tog-wajaale,(cakaaranews),Jumce, 27ka, October, 2017. Xukuumada DDSI iyo qaybaha kala duwan ee bulshada DDSI ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii deeqo taageero ah loo gaadhsiin lahaa bulshada soomalida...
View ArticleKulan Waynihii 10aad Ee Wadatashiga Xukuumada Iyo Shacabka Oo Galay Maalinkii...
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 28ka October 2017. Shirwaynahii 10aad aad ee wadatashiga xukuumada iyo shacabka oo galay maalinkii 3aad oo ay hogaaminayeen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar...
View ArticleJaamacada Jigjiga Iyo Munaasabad Lagu Maamusayo Abaalmarinta Jaamacadu Heshay
Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 28ka October 2017. Dhawaan ayay ahayd markii jaamacadaha dalka itoobiya kulan loogu qabtay magaalada assosa ee xarunta deegaanka benshaanguul iyadoo kulankaasna darajooyin...
View ArticleThe 10th State and Community Consultation meeting is continuing its 3rd day...
Jigjiga (cakaaranews) Saturday 28th October 2017. The 10th regional state and community consultation meeting is continuing its third day at Jigjiga city.This consultation meeting led by ESRS president...
View ArticleKulan Lagu Dar-dargalinayay Adeegyada Caafimaadka Gobolka Siti Oo Ka Dhacay...
Shiniile,(cakaaranews), axad, 29ka October, 2017. Kulan lagaga hadlayay adeeg bixinta xarumaha caafimaadka,rugaha iyo cusbitaalka gobolka siti ayaa ka dhacay madasha shirarka ee gobolka siti ee...
View ArticleGobolka Liibaan Iyo Shirkii Qiimaynta Rubaca 1aad Ee SM 2010
Doolo-Cado(cakaaranews)Axad, 29ka October 2017. Shirkii qiimaynta waxqabadka Rubaca koobaad ee SM 2010 T.I oo ay kasooqaybgaleen dhamaan maamulada 7 Degmo ee gobolka Liibaan ka kooban yahay ayaa si...
View Article10ኛው የኢትዮጲያ ሶማሌ ክልል መንግስትና የህዝብ የጋራ የምክክር መድረክ በጂግጂጋ ከተማ 3ኛ ቀኑን ቀጥሏል
ጅግጅጋ (cakaaranews) ኡሁድ ጥቅምት 19/2010ዓ.ም ይህየምክክር መድረክ በክልሉ ፕሬዚዳንት ክቡር አቶአብዲመሀሙድኡመር: የኢሶህዴፓ ሊቀመንበር ና የክልሉ ምክርቤት አፈጉባኤ በአቶ መሀመድ ኢሳቅ መሪነት የክልሉንአጠቃላይሁኔታ: የልማትስትራቴጂዎችን; ሰላምናደህንነትንናመልካምአስተዳደርንእንዲሁምየክልሉንየ...
View ArticleShirwaynihii 10aad Ee Wadatashiga Shacabka Iyo Xukuumada DDSI Oo La Soo...
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 30ka October 2017. Waxaa maanta si rasmiya loogu soo gabagabeeyay magaalada jigjiga gaar ahaan madasha shirarka kaali Ee xarunta madaxtooyada DDSI Shirwaynihii 10aad Ee...
View Article10ኛው የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልላዊ መንግስትና ህዝብ የጋራ ምክክር መድረክ በስኬት ተጠናቅቋል
ጅግጅጋ(Cakaaranews) ሰኞ ጥቅምት 20/2010ዓ.ም. ላለፉት 5ቀናት ቀናት በጅግጅጋ ከተማ ሲካሄድ የሰነበተውና የክልሉልማት፣ ሰላምናመልካምአስተዳደር እንቅስቃሴዎችን ለማጠናከር ታስቦ የተዘጋጀው የጋራ መድረክ ዛሬ በስኬት ተጠናቅቋል፡፡በካሊ አደራሽ በተዘጋጀው በዚሁ መድረክ ልዩ ልዩ የህብረተሰብ ክፍሎች የክልሉን...
View Article10th Community and Regional State Consultation Meeting Was Finalized.
Jigjiga(cakaaranews) Monday 30th October, 2017. Today the 10th community and regional state Consultation meeting was Finalized at Kaali Conference hall in Jigjiga city. At the finalization of the...
View ArticleOgaysiis: Dhamaan Ardayda Jaamacadaha Ee Soomaalida ah
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 31ka October 2017. Xafiiska waxbarashada ee DDSI ayaa wuxuu ogaysiinayaa dhamaan ardayda soomaalida ah ee waxkabarata jaamacadaha kuyaala kali ah deegaanka oromada inay...
View ArticleTababar Ku Saabsan Sii Xoojinta Hawlaha Nabadgalyada Oo Ka Furmay Jigjiga,
Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 31ka October, 2017. Tababar ku saabsan sii xoojinta iyo adkaynta nabadgalyada, ka hortaga isku dhacyada iyo xalinta khilaafaadka ka iman kara xuduudaha deegaanka ayaa ka...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Dar-dargalinta Adeegyada Xarumaha Caafimaadka Gobolka...
Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 31ka, October, 2017.Kulan lagaga hadlayay adeeg bixinta xarumaha caafimaadka,rugaha iyo cusbitaalka gobolka faafan ayaa ka dhacay madasha shirarka ee huteelka nogob ee...
View ArticleKulan Qiimayn Ah Oo Loo Qabtay Mulkiilayaasha iyo Xirfadlayaasha Xarumaha...
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 1da, November 2017. Kulan balaadhan oo uu soo agaasimay Wakalaada Dabagalka Cuntada, Daawooyinka iyo Adeegyada caafimaadka DDSI islamarkaana lagu qiimaynayo mulkiilayaasha...
View ArticleGobolka Daawa iyo Qiimaynta Rubaca Koobaad Ee SM 2010 T.I
Leeyi(cakaaranews)Arbaco, 1da November 2017. Shir lagu qiimaynayo waxqabadka rubaca koobaad ee sanad miisaaniyadeedka 2010 .T.I islamarkaana ay kasooqaybgaleen dhamaan dagmooyinka gobolka daawo ayaa si...
View ArticleMasuuliyiin Soo Kormeeray Iskaashatooyinka Dhalinyarada Shaqo Abuurka Loo...
Dhagaxbuur,(cakaaranews), khamiis, 2da November, 2017. Masuuliyiin isugu jira maamulka gobolka jarar iyo maamulka magaalada dhagaxbuur oo ay hogaaminayeen gudoomiyaha gobolka jarar mudane cabdi cali...
View Articleየኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዚዳንት ከተለያዩ ህብረሰብ ክፍሎች ጋር በወቅታዊ ክልላዊና ሀገራዊ ጉዳዮች ተወያዩ፡፡
Jigjiga(Cakaaranews) ሀሙስ መስከረም18 2010 ዓም. በኢትዮጵያ ሶማሌና ኦሮሚያ አዋሳኝ አከባቢዎች የሚፈጠሩ ግጭቶችን ከመነሻው ለመፍታት የመሰረተ ልማት አቅርቦት ችግር ለማስወገድ ትኩረት ሰጥቶ መስራቱን የክልሉ ፕሬዚዳንት ተናገሩ፡፡ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሰት ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ...
View ArticleMW CMC Oo Amba Baxay Dhanka Gobolka Erer
Fiiq(Cakaaranews) Jumce 29ka September 2017. Madaxwanaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka gobolka erer, Iyagoo...
View ArticleKulan Kusaabsan Ladagaalanka Kontrobaanka Oo Kadhacay Degmada Shiniile
Shiniile(cakaaranews)Jumce 29ka, September 2017. Kulan balaadhan oo ay kasooqaybgaleen bulshada qaybaheeda kaladuwan ee kudhaqan degmada shiniile islamarkaana lagagawada hadalay sidii loola dagaalami...
View ArticleMW CMC Iyo Waftigii Balaadhnaa Oo Gaadhay Magaalada Fiiq Ee Xarunta Gobolka Erer
Fiiq(Cakaaranews) Jumce 29ka September 2017. Madaxwanaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa wajigii 2aad ee socdaalkii lamagcbaxay BBC uga ambabaxay dhanka...
View Article