Xuska Sanadguurada 25aad Ee Xisbiga SEPDM Oo Lasoo Gabagabeeyay
Hawaasa(Cakaaranews) Jumce 20ka October 2017. Waxaa si meeqaam sare leh deegaanka shuubta koonfureed xaruntiisa caasimada hawaasa lagu maamuusay xuska munaasbada sanadguurada 25aad ee xisbiga...
View ArticleMW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Soo Gaadhay Xarunta Dalka
Addisababa (Cakaaranews) Jumce 20ka October 2017. Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee ka qaybgalay Xuskii sanadguurada 25aad ee xisbiga dhaqdhaqaaqa...
View ArticleMW CMC Oo Dib Ugusoo Laabtay Xarunta Deeegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 21 October 2017. Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee ka qaybgalay Xuskii sanadguurada 25aad ee xisbiga dhaqdhaqaaqa...
View Articleበቆለቺ ቀበሌ የሚገኙ የኢትጲያ ሶማሌ ተፈናቃይ ወገኖች የምግብድጋፍ ተደርጎላቿል
ቆለቺ(cakaaranews)ቅደሜ ጥቅምት 11, 2010ዓ.ም. በውሃበጤናበማህበረሰብጥናቶችና በሌሎች የመስረተ ልማትሥራዎች ላይለሚሰሩ ደንጀማሪያ አገር በቀል የልማት ድርጅትበዛሬ እለት በኢሶክመ አማካኝነት በባቢሌ ወረዳ ቆለቺ ቀበሌ የመልሶ ማቋቋም መጠሊያ የተደረጉለት የኢትዮጲያ ሶማሌ ተፈናቃይ ወገኖችን...
View Articlekal-fadhigii 9aad Ee Golaha Xildhibaanada Degmada Dhagaxbuur Oo Qabsoomay
Dhagaxbuur(cakaaranews)Sabti, 21ka October 2017. kalfadhigii 9aad ee Golaha Xildhibaanada degmada dhagaxbuur ayaa si habsamileh uga qabsoomay degmada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar iyadoo...
View ArticleLacago si Aan-Sharci ahayn Kaga Baxayay Dalka Oo La Qabtay.
Jigjiga,(cakaaranews),Axad, 22ka October, 2017, Wakaalada jibriga dalka laanteeda DDSI ee xarun-teedu tahay magaalada jigjiga ee caasimada DDSI oo kaashanaysa hay’yadaha amniga ayaa gacanta ku soo...
View ArticleGobolka Erer Iyo Kooxda Taakulaynta Iyo Taageeraha Xarumaha Caafimaadka Oo...
Fiiq(cakaaranews)Axad 22ka October 2017. Dhawaan ayay ahayd markii xafiiska caafimaadka DDSI uu kooxaha taageerada iyo taakulaynta xarumaha caafimaadka u diray dhamaan Gobolada deegaanka iyadoo...
View ArticleIllegal Hard Currency Seized
Jigjiga(cakaaranews)Sunday, 22, October 2017. Federal revenues and customs authority of Jigjiga branch with collaboration of security agencies seized an illegal foreign currency which is from the...
View Articleበህገ ወጥ መንገድ ሲጓጓዝ የነበረ ገንዘብ ተያዘ
ጅግጅጋ (Cakaaranews) ሰኞ,ጥቅምት 13 2010,ዓ.ም በባቢሌ ከተማ አከባቢ በህገ ወጥ መንገድ ሲጓጓዝ የነበረ አንድ ሚልየን 753 ሺህ 652 የአሜሪካ ዶላር ጨምሮ የተለያየ ሀገራት የመገበያየ ገንዘብ የመያዙን የፌዴራል ገቢዎችና ጉምሩክ ባለስልጣን የጅግጅጋ ቅርንጫፍ ጽ/ ቤት አስታወቀ፡፡ የተያዘው ገንዘብ...
View ArticleDegmada Dhagaxbuur Iyo Shirwaynihii Waxbarashada Oo ka Bilawday
Dhagaxbuur(cakaaranews)Isniin, 23ka, October 2017. Waxaa degmada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar kabilawday Shirwaynihii 9aad ee waxbarashada islamarkaana ay kasooqaybgaleen masuuliyiin heergobol...
View ArticleMaamulka Gobolka Jarar Oo kulamo Kaladuwan Layeeshay Bulshada Kudhaqan 3...
Daroor(cakaaranews)Isniin, 23ka, October 2017. Maamulka Gobolka jarar oo uu horkacayo gudoomiyaha Gobolka jarar mudane cabdi cali mataan ayaa kulamo kaladuwan layeeshay bulshada qaybaheeda kaladuan ee...
View ArticleXukuumada DDSI Oo Gargaar Raashin Ah Gaadhsiisay Bulshada Kasoo Barakacday...
Salaxaad(cakaaranews)Talaado, 24ka October 2017.Xukuumada deegaanka soomaalida itoobiya ayaa qaybokamid ah raashinka iyo saliida gaadhsiisay bulshada soomaalida ah ee kasoobarakacday deegaanka oramada...
View ArticleKulan Lagu Qiimaynayo Wax-qabadka Xarumaha Caafimaadka Gaarka Loo Leeyahay Oo...
Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 24ka , October, 2017. Waxaa ka qabsoomay madasha shirarka ee xafiiska caafimaadka DDSI kulan lagu qiimayay waxqabadka xarumaha caafimaadka gaarka loo leeyahay oo ay soo...
View ArticleTababar Kusaabsanaa Gurmadka Saamaynta Waxbarasho Xiliyada Abaarta Oo Lasoo...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 25ka October 2017. Tababar loo qabtay xubno ka socday xafiisyada waxbarashada degmooyinka dhanaan, marsin, dhagaxmadaw, yoocaale iyo daraatoole, hay’adaha bah-wadaagta la ah...
View ArticleWadadaTareenka Ee Isku Xidha Dalkeenan Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti Oo...
Adhisababa(cakaaranews)Arbaco, 25ka October 2017. Dhismaha wadada tareenka ee iskuxidha dalkeena itoobiya iyo dalka jabuuti ayaa ah wado tareen oo si casri ah loodhisay islamarkaana ladhamaystiray...
View ArticleIsmaamulka Magaalada Addis Ababa Oo Lacag 10 Milyan Oo Birr Ah Oogu Deeqay...
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 26ka, October 2017. Ismaamulka magaalada Addis ababa ayaa lacag 10 milyan ah ugu deeqay shacabka soomaalida ah ee kasoo barakacay deegaanka oromada. Hadaba lacagtan 10ka...
View ArticleAddis Ababa City Administration Donated 10 Million to Ethiopian Somali...
Jigjiga(Cakaaranews) Thrusday October26th 2017. Today Addis Ababa City administration donated 10 million to Ethio-Somali people who displaced from Oromo region. Hence, the city administration handed...
View ArticleShirwaynihii 10aad Ee Wadatashiga Shacabka Iyo Xukuumada DDSI Oo Si Rasmiya U...
Jigjiga,(cakaaranews),khamiis, 26ka, October, 2017. Waxaa maanta si qurux badan uga furmay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI shirwaynihii 9aad ee wadatashiga iyo xog-iswaydaarsiga...
View Article10ኛው ህዝባዊ ኮንፈራንስ በጅግጅጋ ተጀምሯል
ጅግጅጋ (Cakaaranews) አርቢጥቅምት 17 2010 ዓ›ም .የኢትዮጵያ ሶማ ክልላዊ መንግስትና ህዝብ የጋራ ምክክር መድረክ ክልል መስተዳደር ጽህፈት ቤት ግቢ ካሊ አደራሽ በደማቅ ስነ ስርዓት ተጀምሯል፡፡ በዓመት ሁለት ጊዜ በሚካሄደው በዚሁ የውይይት መድረክ ላይ የክልሉ ፕሬዚዳንት በክቡር አቶ አብዲ መሐሙድ ኡመር...
View ArticleCeelwayne iyo Dhalinyarta Iskaashatooyinka La isuguxidhay Oo la Gudoonsiiyay...
Ceelwayne (cakaaranews)Jumce, 27ka October 2017. Shir balaadhan oo ay kasooqaybgaleen dhamaan dhalinyarta shaqo abuurka loosameeyay ee degmada ceelwayne ee gobolka nogob islamarkaana ujeedadiisu tahay...
View Article