Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 21 October 2017. Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee ka qaybgalay Xuskii sanadguurada 25aad ee xisbiga dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadeed ee shucuubta koonfurta itoobiya oo markuu usoo dhamaaday habeenkii xalay ahaa u hoyday xarunta dalka ee magaalada addisabab. ayaana galinkii danbe ee manta xarunta dalka ugu soo kicitimay dhanka caasimada deegaanka ee magaalada jigjiga Wuxuuna madaxwaynuhu wakhti xaadirkan ku sugan yahay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga.
↧
MW CMC Oo Dib Ugusoo Laabtay Xarunta Deeegaanka
↧