Fiiq(Cakaaranews) Jumce 29ka September 2017. Madaxwanaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka gobolka erer, Iyagoo Hlakaas xadhiga kagasoo jaridoona mashaariico waawayn oo horyumarineed oo isugu jira Biyogalin iyo jidad.
↧
MW CMC Oo Amba Baxay Dhanka Gobolka Erer
↧