Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada Qabridahar Oo Dhismaheedu Meel Fiican Marayo

Qabridahar(cakaaranews) Isniin 24ka April 2017. Bulshada shaqo abuurka kaheshay dhismaha jaamacada qabridahar ayaa aad u bogaadiyay iyadoo Jaamacada qabridahara ay tahay jaamacdii labaad ee deegaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Isticmaalka Aalada Computerka Oo Loo Furay Maareeyayaasha...

Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 25ka, April, 2017. Wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI marwo Maajida Maxamed Maxamuud   ayaa maanta tababar u furtay 24 xubnood oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Senterka Daarusalaam Iyo Deeq Raashin Ah Oo La Gaadhsiiyay

Daarusalaam(cakaaranews)Talaado 25ka April 2017. Wafti uu horkacayo wasiir-kuxigeenka xafiiska waxbarashada DDSI mudane maxamuud Axmed Nuur (Heeryo) ayaa Deeq raashin ah oo isugujirta Bariis, Qamandi,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo U Ambabaxay Magaalada Dire Dawa

Diredawa(Cakaaranews) Talaado 25ka April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafiti balaadhan oo isugu jira odayaasha deegaanka, Gudoomiyaasha gobolada, Gudoomiyaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Daahfurayay Mashruuca (DRDIP) Oo Ka Qabsoomay Magaalada Qabribayax

Qabribayax(Cakaaranews) Talaado 25ka April 2017. Kulan lagu daahfurayay mashruuca (DRDIP) oo ujeedadiisu ahaa sidii bulshada fahan buuxa looga siin lahaa mashruuca cusub ee horumarinta iyo kajawaabida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan hoos loogu Dhaadhicinayay Hirgalinta Heshiiskii Labada Deegaan Oo ka...

Diridhawa,(cakaaranews) Arbaca, 26ka April, 2017. Dhawaan ayay ahayd markii heshiis  laga  gaadhay soo afjarida khilaafkii hore uga jirayay xuduuda  u dhaxaysa deegaanka soomalida itoobiya iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Difaaca Qaranka Dalkeena Qaybtiisa Qoraxay Oo Deeq Raashin iyo...

Qabridahar(cakaaranews)Arbaco 26ka April 2017.  Ciidanka difaaca qaranka ee fadhigiisu yahay magaalada q/dahar ee gobolka qoraxay ee kiflidoorka 2aad ayaa deeq raashin ah  iyo booyado biyo ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar kusaabsan kafaaiidaysiga waxsoosaarka calafka iyo dalagyada kaladuwan

Jigjiga(cakaaranews) Khamiis 27ka April 2017. Tababar ujeedaiisu tahay kafaa’iidaysiga waxsoosaarka calafka,  waxsoosaarka dalagyada kaladuwan iyo dhinaca kafaaidaysiga waraabka iyo habkaydsiga casriga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay dar-dargalinta Adeegyada Caafimaadka.

Jigjiga(cakaaranews), Khamiis, 27ka April , 2017.Kulan uu hogaaminayay wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Xasan Ismaaciil Cali oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiin sare oo ka socotay hay’adaha ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudi Ka Socday Golaha Wakiilada Shacabka JDFI Oo Kulan La Yeeshay Ganacsatada...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 27ka April 2017.  Xubno ka socday golaha wakiilada shacabka JDFI gaar ahaan gudiga qiimaynta iyo dabagalka ganacsiga dalka ee golaha wakiilada shacabka JDFI ayaa kulan la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Maaraynta Cudurada Dilaaca Oo La Soo Gabagabeeyay.

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 28ka April 2017. Waxaa hoolka shirarka ee xafiiska caafimaadka DDSI lagu soo gabagabeeyay tababar muddo 15 maalmood ah u socday xubno ka socday cusbitaalada, qaarka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Kabineega Iyo Hormuudka Golaha Horumarinta ee Tuulooyinka...

Qalaafo(cakaaranews) Jumce 28ka April 2017. Tababar uu so agaasimay xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI islamarkaaana ujeedadiisu tahay kor u qaadida garaadka aqoomeed ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Ka Socday Mashruuca DRSLP Oo Kulan La Yeeshay Mas’uuliyiinta Xukuumada...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 29ka April 2017. Masuuliyiin sare oo ka socday mashruuca horumarinta bulshada xoolo dhaqatada ah ee dhinaca u adkaysiga abaarta oo ah mashruuc uu maalgaliyo bangiga Africa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Sheekh Maxamed Xuseen Alaamudiin Uga Mahad Celiyay Deeqda Uu Soo...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 29ka April 2017. Maalqabeenka wayn ee dalkeena itoobiya mudane Sheekh Maxamed Xuseen Cali Alaamudiin ayaa deegaanka soo gaadhsiiyay deeq iskugu jirta raashin iyo calafka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Golaha Sare Arrimaha Islaamka Dalka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 29ka April 2017. Madaxwaynaha golaha sare arrimaha  islaamka dalkeena itoobiya sheekh Maxamed aamiin iyo wafti uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay xarunta deegaanka ee magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo U Amba Baxay Xadhig Kajarka Mashaariicaha Waawayn

Jigjiga (Cakaaranews)Axad 30ka April 2017.Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan oo isugu jira mas’uuliyiinta heer deegaan iyo odayaal dhaqameedyada deegaanka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska 7aad Ee Todobaadka Forumka Magaalooyinka Dalka Oo Si Rasmiya Uga Furmay...

Gondher,(cakaaranews), Axad, 30ka April , 2017. Waxaa maanta  si rasmiya  ugu furmay magaalad gondher ee degaanka axmaarada  xuskii  7aad ee todobaadka forumka  magaalooyinka dalka oo ay sanadkan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Mashaariicaha Waawayn Ee Waraabka

Qabridahar(Cakaaranews)Axad 30ka April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo sii maray degmooyinka iyo qabaleeyada tirada badan ee ku teedsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sanadguuradii 7aad Ee Xuska 7aadka Cadaalada Oo Siwayn Looga Xusay Deegaanka

Jigjiga(cakaaranews)Axad 30ka April 2017. Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay, laguna maamuusayay sanadguurada 7aad ee 7aadka cadaalada islamarkaana ay kasooqaybgaleen dhamaan mas’uuliyiinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Mashaariico Kaladuwan Oo Horumarineed.

Dhagaxbuur(Cakaaranews) Isniin 1da May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo maalintii shalay ahyd xadhiga kajaray mashaariico horumarineed...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>