Jigjiga (Cakaaranews)Axad 30ka April 2017.Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan oo isugu jira mas’uuliyiinta heer deegaan iyo odayaal dhaqameedyada deegaanka ayaa saaka xarunta deegaanka ooga amba baxay dhinaca mashaariicaha waawayn ee biyoxidheenada Baka, Goomaar, Wijiwaaji iyo maraacaato halkaas oo xadhiga lagaga jari doono mashaariicahaas.
↧
MW CMC Oo U Amba Baxay Xadhig Kajarka Mashaariicaha Waawayn
↧