Tartankii Kubada Cagta Ee Gobolada Iyo MM Deegaanka Oo Loo Gudbayo Wareega 8da
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 6da August 2017. tartankii kubada cagta ee gobolada iyo maamul magaalooyinka Deegaanka oo maalmahanba kasocday garoonka casriga ah ee xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga...
View ArticleMas’uuliyiinta Xafiiska Golaha Sare Ee Arrimaha Islaamka DDSI Oo Kulan...
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 7da August 2017. Mas’uuliyiinta xafiiska golaha sare ee arrimaha islaamka DDSI ayaa kulan dardaraan ah la yeeshay xujaajta deegaanka ee soo gudanaysa waajibaadka xajka...
View ArticleTababar kusaabsan kaqaybgalinta bulshada ee dhinaca qorshe-samaynta ayaa ka...
Jigjiga (cakaaranews)Talaado 8da August 2017. Tababar kusaabsan nidaamka kaqaybgalina bulshada ee qorshayaasha horumarineed islamarkaana ay kasooqaybgaleen qaar kamid ah khabiirada iyo hawlwadeenada...
View ArticleTartankii Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Gobolada Iyo mm Deegaanka Oo Loo Gudbay...
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 8da August 2017. Tartankii kubada cagta ee gobolada iyo maamul magaalooyinka Deegaanka oo maalmahanba kasocday garoonka casriga ah ee xarunta deegaanka ee magaalada...
View ArticleShaqaalaysiinta Ardayda Soo Qalinjabisay Oo Documenti Xarayntoodu Si...
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 9ka August 2017.Si loo sii adkeeyo horumarka iyo maamulka suuban islamarkaana loo taam yeelo dhanka cududa shaqaalaha ayaa waxaa si habsamileh uga socda kuliyada maaraynta...
View ArticleWAR DEG-DEG AH
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 9ka August 2017. Waxaa maanta duhurkii saacadu markay ahayd 2dii duhurnimo meesha layidhaahdo geeska cobolay indhaha loogu shiday ubboy aroori. Waxaa kale oo laqabtay nin...
View ArticleKulan Lagu Ansixinayay Miisaaniyada Mashruuca PCDP Oo Ka Qabsoomay Xarunta...
Jigjiga (cakaaranews)Arbaco 9ka August 2017. Kulan lagu ansixinayay miisaaniyada cusub ee sanad miisaaniyeedka 2010TI ee mashruuca horumarinta bulshada xoolo dhaqatada (PCDP) islamarkaana lagu...
View ArticleKulan Kusaabsan Habraaca Maaraynta Kiisaska Caruurta Oo Kadhacay Xafiiska...
Jigjiga (cakaaranews)khamiis 10ka August 2017. Kulan ay si wada jir ah u soo agaasimeen xafiiska arrimaha haweenka iyo caruurta DDSI, wasaarada arrimaha haweenka iyo hay’ada UNICEF islamarkaana...
View ArticleGobolka Daawa Oo Ku Guulaystay Tartankii Ciyaarta Laliska Ee Gobolada Iyo MM...
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 10ka August 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga maalmahanba ka socaday tartanka ciyaaraha kaladuwan oo ay ku loolamayeen gobolada iyo ismaamul magaalooyinka...
View Article28 Mooto Oo Ah Nooca Loo Yaqaano ZUZUKIda Ayaa Lagu Wareejiyay Degmooyinka
Jigjiga(cakaaranews)Jumce 11ka August 2017. Mashruuca ONE WASH ee xafiiska horumarinta Khayraadka biyaha DDSI ayaa 28 mooto oo nooca loo yaqaano zuzukida ku wareejiyay xafiisyada biyaha ee 28 degmo ee...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Kaalinta Ay Bangiyadu Ku Leeyihiin Hirgalinta Nidaamka...
Jigjiga,(cakaaranews), jumce, 11ka, August, 2017. Kulan looga hadlayay sidii bangiyada ka hawlgala deegaanka kuwa dawliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyay kaalin mug leh uga qaadan lahaayeen...
View ArticleTababar Ku Saabsan Nidaamka Iibka iyo Shuruucdooda Oo Lasoo Gabagabeeyay
Jigjiga(cakaaranews)Jumce 11ka August 2017.Tababar uu soo agaasimay Xafiiska Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha DDSI waaxdiisa iibka iyo maamulka hantida dawlada islamarkaana loo hayay xubno...
View ArticleTababar Lagu Baranayo Xirfadaha Isku Xidhka Tuunbooyinka Casriga Ah Ee Biyaha...
Jigjiga(cakaaranews), jumce, 11ka August, 2017. Tababar ku saabsan xirfadaha iyo farsamooyinka layskugu xidho islamarkaana layskugu dhalaaliyo tuunbooyinka biyaha casriga ah ee loo yaqaano HDP oo loo...
View ArticleDhalinyarta Sookoraysa Ee Deegaanka Oo U Ambabaxay Tartanka 5aad Ee Heer...
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 12ka August 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka ambabaxay kooxaha ciyaaraha tartamada kaladuwan ee deegaanka ee da’doodu kayartahay 17 jirka islamarkaana u...
View ArticleKooxaha Gobolka Daawa Iyo Sitti Oo Iska Xaadiriyay Wareega 4ta
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 12ka August 2017. Tartankii kubada cagta ee gobolada iyo maamul magaalooyinka Deegaanka oo maalmahanba kasocday garoonka casriga ah ee xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga...
View ArticleMunaasabad Ku Saabsan Yaraynta Shilalka Gawaadhida Oo Ka Qobsoontay Xarunta...
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 12ka August 2017. Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay oo ay dulucdeedu ahayd mid lagu qorfaynayay sidii loo xakamayn lahaa loogana hortagi lahaa shilalka gawaadhida...
View ArticleInaa-lilaah wa inaa ilayhi raajicuun
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 13ka August 2017. Inaa-lilaah wa inaa ilayhi raajicuun waxaa maanta ku geeriyooday xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga allah ha u naxariistee Marxuumad Faisa Aadan Xuseen...
View ArticleKulan Balaadhan Oo Loo Qabtay Macalimiinta Xiliga Xagaaga Waxkabarata...
Jigjiga (cakaaranews)Axad 13ka August 2017. Kulan balaadhan oo uu sooo agaasimay xafiiska waxabartashada DDSI islamarkaana loo qabtay macalimiinta xiliga xagaaga waxkabarata jaamacada jigjiga iyo...
View ArticleKooxaha Gobolka Dollo Iyo MM Wajaale Oo Ugudbay Wareega 8da
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 13ka August 2017. Tartankii kubada cagta ee gobolada iyo maamul magaalooyinka Deegaanka ee kasocday garoonka casriga ah ee xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ayaa waxaa...
View ArticleKulan Shaqo Abuur Loogu Samaynayo Dhalinyarada MM dh/buur Oo Ka Furmay...
Dhagaxbuur(cakaaranews), Isniin, 14ka August , 2017. Kulan balaadhan oo shaqo abuur loogu samaynayay dhalinyaro dhan 797 xubnood oo ka kooban 78 iskaashato oo laga soo kala xulay xaafadaha maamulka...
View Article