Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live
↧

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Balaadhan Oo Shaqo Abuur Loogu Samaynayo Dhalinyarada MM Qabridahar...

Qabridahar(Cakaaranews) Isniin, 14ka August , 2017. Kulan  balaadhan oo shaqo abuur loogu samaynayay dhalinyaro dhan 1,300  xubnood  oo ka kooban iskaashatooyin kaladuwan  islamarkaana laga soo kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Ku Xigeenka Waxbarshada DDSI Oo Ka Warbixiyay Guulaha Laga Gaadhay...

Jigjiga,(cakaaranews),Isniin, 14ka August 1, 2017. Wasiir ku xigeenka xafiiska waxbarashada DDSI mudane Maxamuud Axmed Nuur oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka ayaa ka warbixiyay guulaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashruuca Balaadhinta Biyo-xidheenka Hadhaawe Oo Meel Fiican Maraya

Hadhaawe(Cakaaranews) Talaado 15ka August 2017.  Xukuumada DDSI ayaa si is daba jooga guula uga gaadhaysa mashaariicaha waraabka beeraha Mudo kooban ayaa laga jooga markii madaxwaynaha DDSI mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Mashruuca Dabargoynta Cudurka susanka Oo ka Furmay...

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 15ka August, 2017. Waxaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah  ee garaad wiil-waal lagu soo dhaweeyay masuuliyiin heer faderaal ah oo ay hogaaminayso wasiir ku xigeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Ku Xigeenka Jaaliyada DDSI Ee Wadanka Belgium Oo Lagu Soo Dhaweeyay...

Jigjiga,(cakaaranews), Arbaca, 16ka August , 2017. Waxaa  lagu soo dhaweeyay garoonka caalamiga ah ee garaad wiil waal airport ee magaalada jigjiga gudoomiye ku xigeenka jaaliyada DDSI ee wadanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mw Ku Xigeenka DDSI Oo Ka Warbixisay Taaba Galinta Tabaca Wax Soo Saarka...

jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 16ka August, 2017. Madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna wasiirka beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ee DDSI marwo Sucaad Axmed Faarax oo xafiiskeeda ugu waramasay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Gobolka Daawa Iyo Kooxda Gobolka Sitti Oo Ugudbay Ciyaarta Finaalka

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 16ka August 2017.  Tartankii kubada cagta ee gobolada iyo maamul magaalooyinka  Deegaanka ee kasocday garoonka casriga ah ee xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagusoo Dhawaynayay Maareeyayaasha Cusub Ee Xarumaha Caafimaadka...

Qabridahare(cakaaranews)Khamiis 17ka August 2017. Waxaa xarunta gobolka qoraxey kaqabsoomay kulan lagusoo dhawaynayay maareeyayaasha cusub ee lagusoo qoray xarumaha caafimaadka gobolka qoraxey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololo Balaadhan Oo Ah Dhanka Nadaafada Caasimada Jigjiga Oo Kadhacay Magaalada

Jigjiga (cakaaranews)Khamiis 17ka August 2017. Sida lawada ogsoon yahay caasimada DDSI ee magaalada jigjiga ayaa 5tii sano ee u danbaysay  si aad xawli u ah u koraysay marka la eego dhinacyada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Xuska 14aad Ee Maalinta Dhalinyarada Dalkeena Oo Laga Xusay...

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 18ka August 2017. munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay oo lagu xusayay xuska 14aad ee maalinta dhalinyarada dalkeena ayaa ka dhacday madasha shirarka ee qaryaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Kubada Cagta Ee Gobolka Dollo Oo Gashay Kaalinta 3aad

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 18ka August 2017. Tartankii kubada cagta ee gobolada iyo maamul magaalooyinka  Deegaanka ee kasocday garoonka casriga ah ee xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ayaa waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saraakiisha Ciidamada Booliska Oo Dhir Beeris Ku Sameeyay kuliyada Tababarka...

Jigjiga(Cakaaranews)Sabti 19ka August 2017.Saraakiisha ciidamada booliska ayaa 400 oo geed ku beeray kuliyada tababarada ciidanka ee shaalaqe mahad soofe, halkaas oo ay si wada jir ah dhirta ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Gobolka Sitti Oo Ku Guulaysatay Koobkii Tartanka Kubada Cagta Ee...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 19ka August 2017.  Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga lagusoo gabagabeeyay koobkii tartanka kubada cagta ee gobolada iyo mm deegaanka oo ay finaalka isugu yimaadeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Meles-Park Iyo Ololo Balaadhan Oo Dhir Beeris Ah Oo Kadhacay

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 19ka August 2017.Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kadhacay ololo balaadhan oo isugujira dhir-beeris iyo soobandhig carwo-horumarineed islamarkaana lagu xusayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhalinyarada MM Godey Oo Lagu Wareejiyay Lacag Dhan 40 Milyan Oo Birr

Godey(Cakaaranews) Axad 20ka August 2017. Saboolnumadu waa cadawga ugu xun ee bini aadamka Waxayna dumisaa mustaqbalka iyo hamiga toosan ee qof lee yahay Si looga baxa taasna xukuumada DDSI iyo ta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Ku Xigeenka Horumarinta Waraabka Iyo Dooxooyinka DDSI Oo Sheegay...

Jigjiga,(cakaaranews), Axad, 20ka August, 2017. Wasiir ku xigeenka xafiiska horumarinta waraabka iyo dooxooyinka DDSI mudane Xasan Cabdiraxmaan Aadan oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maareeyaha kuliyada Waxbarashada Macalimiinta ee MM Qabridahar Oo Ka...

Qabridahare(cakaaranews)Isniin 21ka August 2017.Maareeyaha kuliyada waxbarashada macalimiinta ee magaalada qabridahar mudane Maxamuud Cabdiqani Axmed oo kawarbixiyay waxqabadka kuliyada ayaa sheegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakaalada Hor- Khay- Biyaha Ee MM Qabridahar Oo Haamaha Yaryar Ee Biyaha...

Qabridahar(cakaaranews)Isniin 21ka August 2017.Maareeyaha wakaalada Hor/Khay-Biyaha MM Qabridahar mudane Maxamed Isaaq Digaale ayaa 600 oo qoys oo kamid ah qoysaska kunool 10 ka xaafadood ee magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha DDSI Oo Kulan La Yeeshay Kooxda Kubada...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 21ka August 2017. koob loogu magac daray isku filnaanshaheena waan soo ceshan karnaa oo ay ku tartamayaan kooxda ciyaaraha kubada cagta ee warbaahinta iyo kooxda fanaaniinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW JDFI Dr Mulatu Teshome Oo Xuska Maalinta Ciidanka Booliska Dalka...

Addis ababa(Cakaaranews) Talaado 22ka August 2017. Waxaa xarunta dalka ee magaalada addis ababa gaar ahaan madasha shirarka ee Miliniyaam adharaash lagu xusay munaasabada xuska maalinta ciidanka...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>