Wareegii 21aad Ee Ol-olaha Talaalka Ka Hortaga Cudurka Dabaysha oo bilaabmay.
Jigjiga(cakaaranews), jimce 5ta August, 2016 Waxaa guud ahaanba maanta ka bilowday deegaanka wareegii 21aad ol olaha talaalka ka hortaga cudurka dabaysha (polio) oo lagu talaalayo caruurta da’doodu...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Barnaamijka Shabakada Badbaadada Waxsosarka Oo ka...
Hawaasa(cakaaranews) jimce, 5ta August, 2016 Kulan wadatashiya oo lagaga hadlayay waxqabadkii 2008TI ee barnaamijka shabakada badbaadada wax soo saarka (PSNP) islamarkaana loogu diyaar baroobayay...
View ArticleKulan Ay Yeesheen Hogaaminta Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Axad, 7dii August 2016. Waxaa niskii danbe ee maanta hoolka shirarka ee xafiiska madaxwaynaha kulan kuyeeshay heerarka kaladuwan ee hogaaminta xafiisyada heer deegaan. Kulankan...
View ArticleXaflad Lagu Daah furay Diwaangalinta Dhacdooyinka muhiimka ah oo ka dhacay...
Jijiga (cakaaranews) Isniin, 8da August, 2016 xaflad balaadhan oo lagu daah-furayay bilaabitaanka diwaangalinta dhacdooyinka muhiimka ayaa ka dhacay xarunta maamulka xaafada labaad ee caasimada...
View ArticleWakaalada Dakhliga DDSI Oo kulamo Wacyigalin ah ka Wada Maamulada...
Tog-wajaale(cakaaranews) Isniin, 8da August, 2016, Wakaalada dakhliga DDSI oo ka duulaysa taaba galinta horumar salbalaadhan oo dhinac kasta leh, sii xoojinta iyo abuurida shaqo natiijo keenta oo...
View ArticleKulan Balaadhan Oo Ka Dhacay Degmada Gaashaamo
Gaashaamo(cakaaranews)isniin 8da August 2016. Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay sii xoojinta iyo dardargalinta hawlaha Horumarka iyo Nabadgalyada ayaa ka dhacay Degmada Gaashaamo ee Gobolka Jarar....
View ArticleOlolihii Talaalka Degmada Jigjigada Koonfureed Oo Lasoo Gabagabeeyay
Jigjiga ( Cakaaranews ) Talaado 9ka August 2016 Ololihii talaalka boliyada wareega 21aad oo ka socday Guudahaanba deegaanka ayaa gaar ahaan ay degmada jigjigada koonfureed maanta soo...
View ArticleArdayda DDSI Ee Waxka Barata Jaamacada Diredhaba Oo kulan ku yeeshay xarunta...
Diredhaba(cakaaranews) talaado, 9ka August, 2016 Waxa ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta XDSHSI laanta diredhaba kulan wacyigalin ah oo ay yeesheen dhalinyarada DDSI ee wax ka barata jaamacada...
View ArticleMW CMC Oo Soo Dhaweeyay MW Somaaliya
Jigjiga ( cakaaranews ) Arbaca10ka August 2016 Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamud Cumar oo ay weheliyaan afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane maxamedrashiid Isaaq,...
View ArticleTababar Ku Saabsan Qiimaynta iyo darajo Siinta Shaqada Oo ka Furmay jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews) Arbaca 10ka August, 2016 Tababar uu soo diyaariyay xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI ujeedadiisuna tahay nidaamka qiimaynta iyo darajo siinta shaqada...
View ArticleMW CMC Oo Qaabilay Cuqaal Qurbajoog ah
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 10ka August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka xafiiskiisa kuqaabilay xubno qurbajoog ah oo isugu jiray cuqaal iyo dhalinyaro kakala yimid...
View ArticleMW CMC Iyo Xubno Kasocday IGAD
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 10ka August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa subaxnimadii hore ee saaka xafiiskiisa kulan kulayeeshay xubno kasocday ururka IGAD. Hadaba xubnahan...
View ArticleMadaxwaynaha Soomaaliya Oo Booqday Goobo Kamid ah Xarunta Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 10ka August 2016. Kadib soo dhawayntii diiranayd ee saaka ayaa islamarkiiba waxay madaxwaynaha dawlada federaalka soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo waftigiisa oo...
View ArticleCasho-sharaf Loo Sameeyay MW Somaliya
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 11ka August 2016. Waxaa casho-sharaf soo dhawayn ah oo si heer sare ah loo diyaariyay guriga martida ee qaryaan dhoodaan loogu sameeyay madaxwaynaha dawlada federalka...
View ArticleWaftigii Soomaliya Iyo Kulankii Saaka.
Jigjiga(cakaaranew) khamiis, 11ka August, 2016, Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha jamuuriyada soomaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu horkacayo madaxwaynah DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar...
View ArticleMw Cmc Iyo Waftigii Somaliya Oo Wada Qaxweeyay.
Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 11ka August , 2016 Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu wehelinayo gudomiyaha XDSHSI ahna afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI mudane Maxamedrashiid Isaaq...
View ArticleMW Soomaaliya Oo Booqday Jaamacada Jigjiga
Jigjiga ( Cakaaranews ) Khamiis 11ka August 2016. Madaxwaynaha jamhuuriyada federaalka soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo waftigiisa oo uu horkacayo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud...
View ArticleHadiyado Lagudoonsiiyay Waftigii Soomaaliya
Jigjiga(cakaaranews)jimce 12ka August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan afhayeenka golaha xildhibaanada ahna Gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq iyo...
View ArticleMW CMC Oo Sagootiyay MW Soomaaliya
Jigjiga (cakaaranews) Jumce 12ka August 2016. Masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada oo uu ugu horeeyo Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan afhayeenka golaha xildhibaanada ahna...
View ArticleXaflad Lagu Daah Furay Iskaashatada Kulmiye Oo Ka Dhacay Jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews) sabti, 13ka August, 2016, Xaflad lagu daah furay iskaashatada kulmiye oo ah iskaashato ay ku midoobeen hogaamintii hore ee deegaank oo ay ka mid yihiin madaxwayne yaashii hore ee...
View Article