Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Guusha Ciidanka Gaarka ah Oo Bilaabatay

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 13ka August 2016. Waxaa wakhti xaadirkan hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan si rasmi ah uga bilawday Munaasabad lagu maamuusayo Guusha ciidanka gaarka ah ee liyuu- booliska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar ku Saabsan Maamulka iyo Dabagalka Mashaariicaha Oo la soo Gabagabeeyay.

Jigjiga(cakaaranews) sabti,  13ka August, 2016, Waxaa lagu soo gabagabeeyay hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI tababar mudo 20 tan  maalmood ah socday oo ku saabsan nidaamka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Ka Socday Wasaarada Beeraha Heer Federal Oo Gaadhay Tuulada Gila

Qabribayax ( Cakaaranews ) Sabti 13ka August 2016.Wafti  ka socday wasaarada beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee heer federal iyo heer deegaan  oo ay Horkacasay wasiiru dowlaha wasaarada fursadaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalacsiin Iyo Munaasabadii Guusha Ciidanka

Jigjiga(cakaaranews) Sabti, 13ka August 2016. Sidaad warkayagii hore kula-socoteen waxaa hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan kabilaabtay munaasabad lagu maamuusayo guushii ciidamada gaarka ah ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waftigii Ka Socday Wasaarada Beeraha JDFI Oo Gaadhay Tuulad Gode.

Erer(cakaaranews) Axad, 14ka August, 2016, Waftigii ka socday wasaarada beeraha  iyo khayraadka dabiiciga ah ee JDFI ee ay hogaaminasay wasiiru dawlaha wasaarada Beeraha iyo khayraadka Dabiiciga ah ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan Layeeshay Qurbajoogta Gaashaamo

Jigjiga( Cakaaranews ) Isniin 15ka August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan Hogaan kuxigeenka xafiiska nabadgalyada, maamulka iyo cadaalada DDSI mudane Ibraahim...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arimaha bulshada DDSI oo kulan la yeeshay dhalinyaro soo baratay...

Jigjiga(cakaaranews) Isniin  15ka August, 2016, Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada DDSI mudane Axmed Maxamed Koore ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay dhalinyaro ka soo qalin jabisay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashiinada Sameeya Bulikeetiga Oo La soo Iibiyay

Jigjiga(cakaaranews)Talaado 16ka August 2016. Wakaalada horumarinta shirkadaha yaryar ee DDSI ayaa soo iibisay Mashiinada sameeya bulukeetiga (Block Making Machine) islamarkaana kushaqeeya electriga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Salaysan Maamulka Cududa Shaqo Oo La Soo Gabagabeeyay.

Jigjiga (cakaaranews) Talaado, 16 ka, August, 2016.   Xafiiska adeega shacabka iyo kobcinta cududa shaqaalaha DDSI oo ka duulaya taabo galinta qorshaha labaad ee koboca iyo isbedelka  dhaqaalaha dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kalfadhigii 3aad Ee Golaha Xildhibaanada DDSI Oo Si Rasmi ah Ufurmay.

jigjiga(Cakaaranews)Talaado 12ka July 2016. Waxaa maanta  galinkii danbe si rasmi ah uga furmay hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan kalfadhigii 3aad ee golaha wakiilada shacabka  DDSI. Hadaba,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maanta Iyo Kal-fadhigii Golaha Xildhibaanada

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 13kii July 2016. Waxaa maalintii 2, aad si qurux badan uga socda madasha shirarka ee qaryaan dhoodaan kalfadhigii 3, aad ee golaha xidhibaanada DDSI. Kalfadhigan  oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Xildhibaanada Oo Ansixiyay Miisaaniyadii Sanadka 2009TI

Jigjiga(cakaaranews) Arbaco, 13ka July 2016. Kadib Kal-fadhigii niskii hore ee maanta ee uu goluhu ku dhagaystay dood kabacdina ku ansixiyay warbixinadii waxqabadka xafiiska golaha xildhibaanada iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashiinada Beeraha Lagu Gooyo ’’Compain Harvest’’ Oo si tijaabo ah Loo...

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 14ka July 2016. Xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah oo u taagaan sidii looga midho dhalin lahaa waxsoosaarka beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ayaa u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan Layeeshay Wafti Kasocday Somaliland

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 14ka July 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayeen afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kal-fadhigii Golaha Xildhibaanada Oo Galay Maalintii 3, aad

Jigjiga (cakaaranews)Khamiis 14ka July 2016. Kal-fadhigii golaha xildhibaanada oo mudo 2 maalmood ah  si habsami leh ugasoo socday madashada shirarka ee qaryaan dhoodaan ayaa galay maalintiisii 3, aad....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Dhamaan Qurbajoogta

Jigjiga (cakaaranews)Khamiis 14ka July 2016. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan qurbajoogta kakalatimid qaaradaha aduunka ee kusugan xarunta DDSI ee magaalada jigjiga in habeen danbe lagabilaabo 12:00 ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Umiliso Dhaqameedyo 102 Ah Oo Ka Qalinjabiyay Hospitalka Godey

Godey ( cakaaranews ) Jumce 15ka July 2016 Xaflada qalinjabinta Umulisa dhaqamedyadan oo laga soo xareeyay 9ka degmo ee Gobalka shabeele oo ay tiradooduna ahayd 102 umiliso dhaqameed ayaa si heersare...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Casho Sharaf ah Oo Ka Dhacday Barxada Qaryaan Dhoodaan.

Jigjiga(cakaaranews) sabti, 16ka July, 2016 Xaflad balaadhan oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa xalay ka dhacday barxada wayn ee qaryaan dhoodaan ee xarunta deegaanka. Xafladan casho sharafta ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Iskudhaf ah Oo Booqday Degmada Awbare.

Lafa-ciise (cakaaranews) sabti, 16ka July, 2016 Wafti iskugu jira masuuliyiin heer deegaan ah   iyo qurba joogta ka soo jeeda DDSI ayaa booqqay mashaariico horumarineed oo ah  dhinaca wax soo saarka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulankii 18, aad Ee Golaha Kabineega DDSI

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 16ka July 2016. Waxaa saaka hoolka shirarka ee xafiiska madaxwaynaha kafurmay kulankii 18, aad ee golaha kabineega DDSI ee caadiga ahaa. Waxaana  kulankan furay madaxwayne ku...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>