Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ka Socday Dhabrasayt Oo Soo Xidhmay

 Dhabrasayt ( Cakaaranews ) Jumce 29ka July 2016.Waxaa soo gaba gaboobay tababar ku saabsanaa Hanaanka diwaangalinta marxaladaha muhiimka ah sida diwaangalinta dhalashada,dhimashada,guurka iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Qiimayn iyo Tafatirid Lagu Samaynayay Buuga Luuqada Af-Somaliga Ee Heer...

Adhisababa(cakaaranews)Sabti 30ka July 2016. Kulan ay kasooqaybgaleen xubno ka socday xafiisyada iyo kuliyadaha qaarkmida deegaanada dalka islamarkaana qiimayn iyo tafatirid  lagu samaynayay buuga 5aad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Kadhacay Tuulada Qalloocan

Qalloocan (cakaaranews) sabti, 30ka July, 2016 Wafti uu hogaaminayay gudoomiyaha gobollka Doollo Mudane Maxamuud Cali Axmed oo ay kuwehelinayaan kusimaha gudoomiyaha degmad galaadi Mudane Muxiyadiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Casho Sharaf ah Oo Loo Sameeyay Dhalinyaradii Ka Socotay Soomaaliya.

Jigjiga(cakaaranews) sabti, 30ka July, 2016 Waxaa  xaflad casho  sharaf ah loogu sameeyay hoolka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI dhalinyaradii  ka socoday dalka  soomaaliya  ee tababarka  khibrad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Ukicitimay Xarunta Dalka

Adhisababa(cakaaranews) Isniin, 1da August, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga kicitimay dhanka xarunta dalka ee adhisababa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Lagu Qiimaynayo Waxqabadka Dib U Dajinta Oo Ka Furmay Jigjiga

Jigjia(cakaaranews) Isniin, 1da August, 2016.  shir lagu qiimaynayo waxqabadkii iyo geedi socodyada fulineed ee qorshaha dib u  dejinta iyo nidaamka  adeeg bixinta horumarka aas aasiga ah ee  goobaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurba Joog Booqatay Gobolka Doolo.

Wardheer(cakaaranews) talaado.  2da August, 2016. Qurba joogta ka soo jeeda DDSI  ee  ka soo qaybgashay kulan waynihii  todobaadka qurba joogta DDSI ayaa markii la soo gabagabeeyay kulanwaynihii waxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurba Joogta Kasoo Jeeda Gobolada Faafan iyo Jarar Oo Booqasho ku maraya...

Qabribayax(cakaaranews) Arbaca, 3da August, 2016 Waxaa  maalmahan booqasho ku marayay mashaariicaha waawayn ee laga hirgaliyay degmooyinka gobolka faafan qurba joogta ka soo jeeda DDSI gaar ahaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Caafimaadka DDSI Oo Tababar U Soo Xidhay Xirfadlayaal Caafimaad.

Jigjiga(cakaaranews) Arbaca, 3da August, 2016 Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa  tababar u soo xidhay  xirfadlayaal caafimaad oo muddo 21 maal mood ah ku qaadanayay cusbitaalka wayn ee Meles Memorial...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW Cmc Oo Kusoo Laabtay Xarunta.

Jigjiga ( Cakaaranews ) Khamiis 4ta August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta kusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada Jigjiga kadib markii ay usoo dhamaadeen shirarkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Masuuliyiin Heer Deegaan ah Oo Booqday Mashaariicaha Gobolka Erer.

Waangay(cakaaranews)  khamiis,  4ta August, 2016, masuuliyiin heer deegaan ah oo uu hogaaminayo wasiirka waraabka iyo horumarinta dooxooyinka DDSI mudane Suldaan Maxamed Xasan  oo ay ku wehelinayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimayntii ICT ga Dhamaan dalka Oo Bilaabatay

Adhisbaba(cakaaranews)khamiis 4ta August 2016. Shir ujeedadiisu qiimaynta warbixinada waxqabadka 2008 e.c ee dhnaca isgaadhsiinta casriga ah (ICT)islamarkaana ay kasooaybgaleen wakaaladaha iyo waaxaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wareegii 21aad Ee Ol-olaha Talaalka Ka Hortaga Cudurka Dabaysha oo bilaabmay.

Jigjiga(cakaaranews), jimce 5ta August, 2016 Waxaa guud ahaanba  maanta ka bilowday deegaanka wareegii 21aad  ol olaha talaalka ka hortaga   cudurka dabaysha (polio) oo lagu talaalayo caruurta da’doodu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Barnaamijka Shabakada Badbaadada Waxsosarka Oo ka...

Hawaasa(cakaaranews) jimce, 5ta August, 2016 Kulan wadatashiya oo lagaga hadlayay waxqabadkii 2008TI  ee  barnaamijka shabakada badbaadada wax soo saarka (PSNP) islamarkaana loogu diyaar baroobayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Ay Yeesheen Hogaaminta Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Axad, 7dii August 2016. Waxaa niskii danbe ee maanta hoolka shirarka ee xafiiska madaxwaynaha kulan kuyeeshay heerarka kaladuwan ee hogaaminta xafiisyada heer deegaan. Kulankan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Lagu Daah furay Diwaangalinta Dhacdooyinka muhiimka ah oo ka dhacay...

Jijiga (cakaaranews) Isniin, 8da August, 2016 xaflad  balaadhan oo lagu daah-furayay bilaabitaanka  diwaangalinta dhacdooyinka muhiimka ayaa ka dhacay xarunta maamulka  xaafada labaad ee caasimada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakaalada Dakhliga DDSI Oo kulamo Wacyigalin ah ka Wada Maamulada...

Tog-wajaale(cakaaranews) Isniin, 8da August, 2016, Wakaalada dakhliga  DDSI oo ka duulaysa taaba galinta horumar salbalaadhan oo dhinac kasta leh, sii xoojinta iyo  abuurida shaqo natiijo keenta  oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Balaadhan Oo Ka Dhacay Degmada Gaashaamo

Gaashaamo(cakaaranews)isniin 8da August 2016.  Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay sii xoojinta iyo dardargalinta hawlaha Horumarka iyo Nabadgalyada ayaa ka dhacay Degmada Gaashaamo ee Gobolka Jarar....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololihii Talaalka Degmada Jigjigada Koonfureed Oo Lasoo Gabagabeeyay

Jigjiga ( Cakaaranews ) Talaado 9ka August 2016 Ololihii talaalka boliyada wareega 21aad oo ka socday Guudahaanba deegaanka ayaa gaar ahaan ay degmada   jigjigada koonfureed  maanta soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ardayda DDSI Ee Waxka Barata Jaamacada Diredhaba Oo kulan ku yeeshay xarunta...

Diredhaba(cakaaranews) talaado, 9ka August, 2016 Waxa ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta XDSHSI laanta diredhaba kulan wacyigalin ah oo  ay yeesheen dhalinyarada DDSI ee wax ka barata jaamacada...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>