Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Soo Dhaweeyay MW Somaaliya

Jigjiga ( cakaaranews ) Arbaca10ka August 2016 Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamud Cumar oo ay weheliyaan afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane maxamedrashiid Isaaq,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Qiimaynta iyo darajo Siinta Shaqada Oo ka Furmay jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews) Arbaca 10ka August, 2016 Tababar uu soo diyaariyay xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI ujeedadiisuna  tahay nidaamka qiimaynta iyo darajo siinta shaqada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Qaabilay Cuqaal Qurbajoog ah

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 10ka August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka xafiiskiisa kuqaabilay xubno qurbajoog ah oo isugu jiray cuqaal iyo dhalinyaro kakala yimid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Xubno Kasocday IGAD

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 10ka August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa subaxnimadii hore ee saaka xafiiskiisa kulan kulayeeshay xubno kasocday ururka IGAD. Hadaba xubnahan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Booqday Goobo Kamid ah Xarunta Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 10ka August 2016. Kadib soo dhawayntii diiranayd ee saaka ayaa islamarkiiba waxay madaxwaynaha dawlada federaalka soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo waftigiisa oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Casho-sharaf Loo Sameeyay MW Somaliya

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 11ka August 2016. Waxaa casho-sharaf soo dhawayn ah oo si heer sare ah loo diyaariyay guriga martida ee qaryaan dhoodaan loogu sameeyay madaxwaynaha dawlada federalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waftigii Soomaliya Iyo Kulankii Saaka.

Jigjiga(cakaaranew) khamiis, 11ka August, 2016, Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha jamuuriyada soomaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu horkacayo madaxwaynah DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafladii Soo Dhawaynta Casho Sharafta Qurbjoogta

Jigjiga (cakaaranews) Khamiis 7da July 2016. Waxaa caawa barxada wayn ee Qaryaan Dhoodaan lagu qabtay xaflad casho sharaf ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay taasoo lagu soo dhawaynayay qurbo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Golaha Kabineega DDSI

Jigjiga( Cakaaranews ) Jamce, 8da July 2016. Waxaa saaka hoolka shirarka ee xafiiska madaxwaynaha kafurmay shirkii golaha kabineega DDSI ee caadiga ahaa. Hadaba shirkan golaha kabineega oo had iyo jeer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Xubnaha Xildhibaanada DDSI.

Jigjiga(cakaaranews) Sabti 9ka July,  2016 dhamaan xubnaha  xildhibaanada DDSI waxaa la ogaysiinayaa in ay iska soo diwaan galiyaan xafiiska golaha xildhibaanad DDSI laga bilaabo maanta oo ah sabti...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Furay Kulan-waynihii 7, aadka Qurbajoogta DDSI

Jigjiga ( Cakaaranews ) Sabti, 9ka July 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa niskii danbe ee maanta hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan si rasmi ah uga furay kulan-waynihii 7,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan lagaga Hadlayay Mashaariicaha MDG.

Jigjiga (cakaaranews) Axad 10ka July 10, 2016 Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay dar dargalinta mashaariicaha horumarka waara ee MDG ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW kuxigeenka Oo Kawrbixiyay Imtixaanka Fasalka 12aad

Jigjiga(cakaaranews) 10ka july 2016. Mw kuxigeenka ahna wasiirka waxbarashada DDSI mudane mawliid haayir xasan oo kawrbixiyay imtaxaanka fasalka 12aad ee heer qaran ayaa sheegay in imtixaanka loo soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtixaanaadkii Fasalka 12aad Oo Si Rasmi ah U Bilowday

jigjiga(Cakaaranews)isniin 11ka july 2016. Waxaa maanta si heer sare ah uga bilowday dhamaan dalka JDFI imtaxaanka u diyaargarawga jaamacadaha heer qaran ee fasalka 12aad, kaasoo DDSI si rasmi ah uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Loogu Diyaar Garoobayo Xuska 16aad Ee Maalinta Xoolo Dhaqatada dalka oo...

Jigjiga(cakaaranews) talaado,  12ka July, 2016  Waxaa maanta  kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay hoolka shirarka ee xarunta dhexe ee XDSHSI  gudiga sare ee  qaban qaabada munaasabada  xuska 16aad ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Waynihii Todobaadka Qurba joogta DDSI oo galay maalintii 3aad.

Jijiga(cakaaranews) talaado, 12ka, July, 2016 Waxaa maalintii 3aad  ka socda madasha shirarka  ee qaryaan dhoodaan kulan waynihii todobaadka qurba joogta DDSI.   waxaana kulankaasi maanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulankii 17, aad Ee Golaha Kabineega Oo Bilaabmay

jigjiga( Cakaaranews ) Talaado, 12ka July, 2016. Waxaa hoolka shirarka ee xafiiska madaxwaynaha kabilaabmay Kulankii 17, aad ee golaha kabineega DDSI ee caadiga ahaa. Hadaba Madaxwaynaha DDSI mudane...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulankii Caadiga ahaa Ee Gudiga Fulinta Oo Furmay

jigjiga(Cakaaranews)Talaado 12ka July 2016. Gudiga fulinta XDSHSI ayuu saaka kulankoodii caadiga ahaa si rasmi ah uga furmay hoolka shirarka khaaska ah ee xarunta madaxtooyada. Kulankan oo uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kalfadhigii 3aad Ee Golaha Xildhibaanada DDSI Oo Si Rasmi ah Ufurmay.

jigjiga(Cakaaranews)Talaado 12ka July 2016. Waxaa maanta  galinkii danbe si rasmi ah uga furmay hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan kalfadhigii 3aad ee golaha wakiilada shacabka  DDSI. Hadaba,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maanta Iyo Kal-fadhigii Golaha Xildhibaanada

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 13kii July 2016. Waxaa maalintii 2, aad si qurux badan uga socda madasha shirarka ee qaryaan dhoodaan kalfadhigii 3, aad ee golaha xidhibaanada DDSI. Kalfadhigan  oo ay...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>