Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

MW CMC Oo Qaabilay Cuqaal Qurbajoog ah

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 10ka August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka xafiiskiisa kuqaabilay xubno qurbajoog ah oo isugu jiray cuqaal iyo dhalinyaro kakala yimid wadanka maraykanka gaar ahaan magaalada mineapolis iyo wadanka Denmark.

Hadaba xubnahan oo ay kamid ahaayeen: Cabdinuur Faay Aadan, Cabdi Axmed Shuuriye, Subeer Cabdikariin Boodhle iyo Cabdirisaaq Cabdi Cumar ayay madaxwaynaha kawada arinsadeen arimo dhawr ah oo ay kamid ahaayeen: sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka arimaha qurbajoogta wadamadaasi iyo kaqaybgalka qurbajoogta kaalinta kaga aadan horumarka deegaanka khaasatan dhinaca maalgashiga iwm.

Qaabilaada kulankaasi ayaana kudhamaaday farxad iyo jawi wanaagsan iyagoo xubnuhu bogaadiyay islamarkaana kamahadceliyay qaabilaada madaxwaynaha.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>