MMQ Iyo Bulshada Kunool Oo Soo Dhawaysay Ardayda Cusub Ee Lagu Soo Qoray...
Qabridahar(cakaaranews)Arbaco, 3da January 2018. Waxaa si heersare ah loogu soo dhaweeyay magaalada qabridahar ee xarunta gobolka qoraxay ardaydii ugu horaysay ee nasiibka uyeelatay jaamacada...
View ArticleTareenka Ethio-Djibouti Oo Si Rasmi Ah U Bilaabay Safarkiisii iyo waliba...
Addis Ababa, (cakaaranews) Arbaco, 3da January 2018 shirkada isgaadhsiinta tareenada ayaa sheegatay in uu si rasmi ah tareenku u bilaabay adeegii safarka ee Ethio-Djibouti iyadoo shirkaduna ay...
View ArticleGudoomiyeyaasha xisbiyada ku bahoobay xisbiga EPRDF ayaa sheegay in midnimada...
Addis ababa (cakaaranews) Khamiis 4ta,January 2018. Afarta gudoomiye ee xisbiyada kubahoobay xisbiga EPRDF ayaa cadeeyey inay shacabka ugu shaqaynayaan fikirka midaysan ee ay urarada xisbigu hada...
View ArticleShirkii Ururada Kubahoobay Xisbiga EPRDF Iyo Xisbiyada Bahwadaagta la ah Oo...
Addis-ababa,(cakaaranews), khamiis, 4ta January,, 2018, Kulan ay yeesheen 4ta xisbi ee kubahoobay xisbiga EPRDF iyo 5ta xisbi ee bahwadaagta la ah xisbiga EPRDF ee soomaalida, canfarta, benishangul,...
View ArticleShirwaynaha Wadatashiga XDSHSI Iyo Shacabwaynaha DDSI Oo Lagu Qaban Doono...
Jigjiga,(cakaaranews), khamiis , 4ta, January, 2018. Waxaa magaalada Raaso ee xarunta degmada Raaso ee gobolka afdheer lagu qabandoonaa todobaadka soo socda haddii alleh-idmo shirwayne balaadhan oo ay...
View ArticleAdeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Ee Bilaashka Ahaa Oo Ka Furmay...
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 4ta December 2018. Waxaa si rasmi ah ooga furmay cusbitaalka wayn Ee jaamacada jigjiga ee Meles Memorial referal hospital ol-olihii Daawaynta Iyo Qaliinka Indhaha ee...
View Articleየኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብ ዴሞክራሲያዊ ፓርት በራሶ ከተማ ከህዝቡ ጋር ሰፊ የጋራ መግባባት መድረክ የአካሄዳል
ጅግጅጋ(cakaaranews)hሀመሙስ ታህሳስ 26/2010ዓ.ም.በቀጣዩ ሳሚንት በአፍዴር ዞን በራሶ ወረዳ መቀመጪያ በራሶ ከተማ የክልሉ መሪ ድርጅት ኢ.ሶ.ህ.ዴፓ. ከክልሉ ህዝብ ጋር ክልሉ ባለፈው 7አመታት ባሳለፈው የልማት፤የመልካም አስተዳደርና የዴሞክራሲ እንድሁም የታዩ ተግዳሮትና በቀጣይ የልማት፤የጸጥታና የመልካም...
View ArticleWar Deg-deg Ah
Addisababa(Cakaaranews) Khamiis 4ta January 2018. Xisbiga EPRDF ayaa maanta shaaca ka qaaday markii ugu horaysay taariikhda abid inay ka doodeen sidii ay ururad bah-wadaagta ah ee sida XDSHSI ay EPRDF...
View Articleነጻ የአይን ህኪምና አገልግሎት በጅግጅጋ ከተማ ተጀመረ
ጅግጅጋ(Cakaaranews) አርቢ ታህሳስ 27/2010.በጅግጅጋ ከተማ አስተዳደርና በአከባቢው የሚገኙና የተለያዩ የአይን በሽታ ችግር ያለባቸው ዜጎች ነጻ የአይን ህኪምና አገልግሎት የሚያገኙበት ፖሮግራም በዛሬ እለት በጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ የመለስ ዜናዊ መታሰቢያ ሪፊራል ሆስፒታል ተጀመረ የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ፕሬዝዳንት...
View ArticleGudiga Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Shacabka DDSI Oo Kormeer Qiimayn Iyo...
Qabridahar (cakaaranews)Jumce, 5ta January 2018.Gudiga joogtada ah ee golaha wakiilada shacabka DDSI ee qaabilsan dhanka qiimaynta iyo dabagalka mashaariicaha ayaa kormeer qiimayn iyo dabagal ah ku...
View ArticleShirkada Maalgashiga Wayn Ee Dangote Group Ayaa Sheegtay In Ay Sii Laban...
Adhisababa (cakaaranews)Jumce, 5ta January 2018.Dangote Group oo ah shirkadaha Afrika ee hogaaminaya shirkadaha iyo warshadaha qaarada ayaa ku dhawaaqday in qorshayaal lagu kordhinayo maal-gashigooda...
View ArticleWasiir Ku Xigeenka Horumarinta khayraadka Biyaha DDSI Oo Ka Warbixiyay...
Jigjiga,(cakaaranews), sabti, 6da January, 2018 Wasiirka ku xigeenka xafiiska horumarinta khayraadka biyaha DDSI mudane Cabdixaliim Axmed Ismaaciil oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka...
View ArticleM.M Qabridahar Iyo Tababar Kusaabsan Nidaamka Beerashada Casriga Ah Oo Loo...
Qabridahar(cakaranews)Sabti, 6da January 2017.Waxaa Magaalada qabaridahar ee xarunta gobolka qoraxey lagu soo gabagabaeeyay Tababar uu soo agaasimay xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka...
View ArticleAdeegii Qaliinka Indhaha Iyo Daawaynta Bilaashka Ahaa Oo Maalintii 3aad Galay
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 7da January 2018. Waxaa maalintii 3aad galay adeegii qaliinka iyo daawaynta indhaha ee bilaashka ahaa oo ka socda cusbitaalka wayn Ee jaamacada jigjiga ee Meles Memorial...
View ArticleGudiga Qabanqaabada Ee Shirwaynaha Raaso
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 7da January 2018. Shirwaynaha wadatashiga XDSHSI iyo shacabwaynaha deegaanka oo ay kasoo qaybgalayaan in kabadan 2,500 oo shaqsi oo isugu jira ergooyinka xisbiga, qaybaha...
View ArticleKulanka Wadatashiga Xukuumada DDSI iyo Beesha Gabooye
Jigjiga,(cakaaranews),Axad, 7da January, 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kadhici doona kulan wadatashi iyo wacyigalin isugu jira oo ay xukuumada deegaanku la yeelanayso beesha...
View ArticleLa taliyaha MW Oo Ka Warbixiyay kaalinta Ay qurba joogta DDSI ku leedahay...
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 8da, January, 2018. La taliyaha madaxwaynaha DDSI ee Dhinaca Xalinta cabashooyinka ahna wasiirka xafiiska xidhiidhka arimaha qurba joogta DDSI mudane Cabdirisaaq Saxane...
View ArticleWar Naxdin Leh Oo Ka Imanaya Soomaalida Dagan Galbeedka Harargee.
Balbalayti(Cakaaranews) Isniin 8da January 2018. War xaqiiq ah oo naga soo gaadhaya galbeedka harargee ee deegaanka oromada ayaa waxaa dhacday in Dadkii soomaalida ahaa ee daganaa galbeedka harargee ka...
View ArticleXafiiska Waxbarashada DDSI Oo Tababar U Soo Gabagabeeyay Shaqaalaha Xafiiska.
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 8da January, 2018. Xafiiska waxbarashada DDSI ayaa tababar ku saabsan taaba galinta iyo hirgalinta barnaamijka halbeega waxqabadka isku dheeli tiran ee loo yaqaano...
View Articleአስደንጋጭ ዜና፤ በምዕራብ ሐረርጌ ዞን በሚገኙ የኢትዮ-ሶማሌ ንጹሃን ዜጎች ላይ በተደረገው የምግብ ማቀቡ ለዜጎች ሞትና...
ከምዕራብ ሐረርጌ(cakaaranews)ሰኞ፤ታህሳስ 30 ቀን/2010ዓ.ም.አሁንየደረሰንመረጃ እንደሚያረጋገጠው፤በኦሮሚያክልልምዕራብሐረርጌዞን በዳሩለቡና በሀዊ ጉዲና ወረዳዎች የሚኖሩ የኢትዮጵያ ሶማሌ ተወላጅ ንጹሃን ዜጎች በኦሮሚያ ክልል ውስጥ የሚገኙና እራሳቸው ቄሮ ብሎ የሚጠሩ አሸባሪ ቡዱን በሶማሌ ንጹሃን ተወላጆች...
View Article