Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GOBOLADA DAAWA IYO LIIBAAN OO TAARIIKHDA ABID MARKII UGU HORAYSAY KU XIDHMAY...

Leey,(cakaaranews),khamiis, 11ka January, 2018. Waxaa maanta markii ugu horaysay taariikhda deegaanka abid lagu soo xidhay deegaanka gobolada daawo iyo liibaan oo gabi ahaanba deegaanka intiisa kale ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Dib Ugusoo Laabtay Xarunta Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 12ka January 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa kadib markay ka qaybgaleen furitaankii shirwaynihii 7aad ee xisbiga TPLF...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የህወሓት 7ተኛ ድርጅታዊ ኮንፈረንስ በመቐለ ከተማ ተጀመረ

መቐለ(Cakaaranews)አርቢ፤ጥር 3ቀን/2010.የህወሓት7ተኛድርጅታዊኮንፈረንስ  በትግራይ ክልል ርዕስመዲና በመቐለ ከተማ  በሚገኘውየሰማእታትሐውልትየመሰብሰቢያአደራሽተጀምሯል።በኮንፈረንሱ  ከ2500 በላይ የሚሆኑ የ4ቱ ኢህአዴግእህት ድርጅቶችና የ5ቱ አጋርድርጅቶችተወካዮችተገኝቷል፡፡ በዚህኮንፈረንስለመሳተፍ ከሶማሌ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Komoshineerka Komishinka Baadhista Iyo Xalinta Cabashooyinka DDSI Oo ka...

Jigjiga,(cakaaranews), Jumce, 12ka January, 2018. Komoshineerka komishinka qaabilaada, baadhista iyo xalinta cabashooyinka DDSI mudane Shaafi Cashir Cabdi oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tuulada Qoloji Iyo Xubno Kamid Ah Golaha Wakiilada Shacabka Ee JDFI Oo Deeq...

Qoloji (cakaaranews)Jumce, 12ka January 2018. Xubno kamid ah Golaha Wakiilada Shacabka JDFI gaar ahaan xildhibaanada dumarka ah ayaa deeq soo gaadhsiiyay bulshada kasoo barakacday deegaanka oromada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

QIIMAYNTII WARBIXINTA WAXQABADKA RUBACA 2AAD EE DEGMOOYINKA GOBOLKA QORAXEY...

Qabridahar(Cakaaranews) Jumce 12ka January 2018. Shir lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 2,aad ee sanadan 2010TI ee dhamaan degmooyinka   gobolka qoraxey   ayaa ka furmay  xarunta gobolka qoraxey ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Wadatashiya Oo Ay Yeesheen Xukuumada DDSI Iyo Qurba Joogta North...

Minneapolis, (cakaaranews), sabti, 13ka, January, 2018. Kulan balaadhan oo wadatashiya oo ay yeesheen masuuliyiin ka socday xukuumada  DDSI ee ay hogaaminasay wasiirka horumarinta xoolaha iyo reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Qiimayn iyo Tababar Isugujira Oo Loo Qabtay Kuliyadaha Dawliga Ah Ee...

Jigjiga (cakaaranews)Sabti, 13ka January 2017. Kulan qiimayn iyo tababar isugujira oo uu soo agaasimay xafiiska tababarada xirfadaha iyo farsamada gacanta DDSI  islamarkaana ay kasooqaybgaleen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Balaadhan OO Wadatashi Iyo Waciygalin Isugujira Oo Ay Yeesheen...

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 14ka January 2018. Kulan Balaadhan OO Wadatashi Iyo Waciygalin Isugujira Oo Ay Yeesheen Xukuumada Iyo beesha Gabooye Ayaa Ka Qabsoomay Xarunta Deegaanka ee magaalada jigjiga....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO AMBABAXAY DHANKA DEGMADA RAASO

Qabridahar (Cakaaranews) Isniin 15ka January 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka wadada dheer ee iskuxidha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

በኢ.ሶ.ክ.መ.ፕሬዝዳንት በክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር የሚመራ ከፍተኛ የመንግስት ልዑካን ቡዱን ወደ ራሶ አመሩ

ቀብሪደሀር(Cakaaranews) ሰኞ፤ጥር 7ቀን/2010ዓ.ም.በኢ.ሶ.ክ.መ.ፕሬዝዳንት በክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር የሚመራ ከፍተኛ የመንግስት ልዑካን ቡዱን ከክልሉ ዋና ከተማ በመነሳትና ከጅግጅጋ እስከ ጎዴይ በሚዘልቀው የአስፋልት መንገድ ይዞ ተጓዟል።ልዑካን በዱኑ በመሀል የሚገኙ የመስኖ ልማት ሜጋ ፖሮጀክቶች...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odayaal Dhaqameedka Deegaanka Oo Go’aamiyay In La Isu Dhiso 100 Gabdhood Oo...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 15ka January 2018. Kadib dood cilmiyeedyo badan iyo daraasaadyo badan oo ay sameeyeen odayaasha deegaanka ayaa Kulan ay maanta yeesheen odayaal dhaqameedka deegaanka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Shiniile Iyo Kulan Kusaabsan Meel Marinta Qorshaha Dakhliga Ee...

Shiniile(cakaaranews)Talaado, 15ka January 2018. Waxaa madasha shirarka ee dagamada shiniile kaqabsoomay kulan wacyigalin ah oo lagagawada hadlayay meelmarinta qorshaha dakhliga ee sanadkan 2010T.I iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaar Ka Mid ah Agoonta Deegaanka Oo Si Bakhtiyaa Nasiib Ah Loogu Qaybiyay lacag.

Jigjiga,(cakaaranews), isniin, 15ka January, 2018. waxaa jirta in  xukuumada DDSI hayso agoon tiro badan oo  waalidkoodii ay laayeen  ururkii nabadiidka ahaa  ee  UBBO  iyaga oo difaacaya islamarkaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamijkii Darajosiinta Dugsiyada Deegaanka Ee Gobolada Faafan, Sitti,...

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 16ka January 2018. Xafiiska waxbarashada DDSI uu koox darajo siinta dugsiyada deegaanka ee dabagalka waxbarashada guud ah udiray gobolada Faafan, Sitti, Qoraxey iyo Doollo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Kahortaga Caadooyinka Xunxun Oo Kadhacay Degmada Ceelwayne

Ceelwayne(cakaaranews)Talaado, 16ka January 2018 Waxaa xarunta gobolka nogob ee degmada ceelwayne kaqabsoomay tababar kusaabsan kahortaga caadooyinka xunxun ee sida gudniinka fircawniga ah iyo guurka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Balaadhnaa Ee Uu Hogaaminayay Ayaa Soo Booqday Beeraha...

Qabridahar(Cakaaranews) Arbaco 17ka January 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay waheliyaan mas’uuliyiin isugujirta heer deegaan heer gobol iyo heer degmo ayaa soo kormeeray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC iyo Wafti Isugu Jira Heer Faderaal Iyo Heer Deegaan Oo Xadhiga Ka...

Qabridahar,(cakaaranews),arbaca, 17ka, January, 2018. Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay oo xadhiga lagaga jaray jaamacada qabridahar oo ay ka soo qaybgaleen Madaxwaynaaha DDSI mudane Cabdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC OO KULAN BALAADHAN LA YEESHAY SHACABKA MAGAALADA QABRIDAHAR

Qabridahar(Cakaaranews) Khamiis 18ka January 2018. Kulan balaadhan oo uu kasoo qaybgaley madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, odayaal dhaqameedka deegaanka, odayaal dhaqamedka magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha Xafiiska Beeraha Iyo Horumarinta Khayraadka Dabiiciga Ah Oo Loo...

Jigjiga, (cakaaranews), khamiis, 18ka January, 2018. Xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee  DDSI ayaa tababar ku saabsan taaba galinta iyo hirgalinta barnaamijka  halbeega...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>